Preface
Read
+
Publisher
Nainoia, Inc.
PO Box 462, Bellefonte, PA 16823
(814) 470-8028
Nainoia Inc, Publisher
LinkedIn/NAINOIA-INC
Third Party Publisher Resources
Request Custom Formatted Verses
Please contact us below
Submit your proposed corrections
I understand that the Aionian Bible republishes public domain and Creative Commons Bible texts and that volunteers may be needed to present the original text accurately. I also understand that apocryphal text is removed and most variant verse numbering is mapped to the English standard. I have entered my corrections under the verse(s) below. Proposed corrections to the Somali Bible, Psalms Chapter 122 https://www.AionianBible.org/Bibles/Somali---Somali-Bible/Psalms/122 1) Waan farxay markay igu yidhaahdeen, Ina keena, aan guriga Rabbiga tagnee. 2) Yeruusaalemay, cagahayagu Waxay taagan yihiin irdahaaga gudahooda, 3) Yeruusaalem waxaa loo dhisay Sida magaalo isku wada dheggan, 4) Halkaasay qabiilooyinka, oo ah qabiilooyinka Rabbigu kor ugu baxaan Inay Israa'iil u marag furaan, Iyo inay magaca Rabbiga ku mahadnaqaan. 5) Waayo, waxaa yaalla carshiyo garsoorid loo dhigay, Waana carshiyadii reerka Daa'uud. 6) Yeruusaalem nabad ugu duceeya. Kuwa ku jecelu way barwaaqoobi doonaan. 7) Nabadu ha ku jirto derbiyadaada gudahooda, Barwaaqona ha ku jirto daarahaaga dhaadheer. 8) Walaalahay iyo rafiiqyadayda daraaddood Ayaan hadda waxaan odhanayaa, Nabadu gudahaaga ha ku jirto. 9) Rabbiga Ilaahayaga gurigiisa daraaddiis Ayaan wanaaggaaga u doondooni doonaa. Additional comments?
Refresh Captcha
The world's first Holy Bible un-translation!