< Hesabu 33 >

1 Hivi ndivyo vituo katika safari ya Waisraeli walipotoka Misri kwa vikosi chini ya uongozi wa Mose na Aroni.
Reer binu Israa'iil sodcaalladoodii waa kuwan markay gacanta Muuse iyo Haaruun koox koox ugaga soo bexeen dalkii Masar.
2 Kwa agizo la Bwana, Mose aliweka kumbukumbu ya vituo katika safari yao. Hivi ndivyo vituo katika safari yao:
Oo Muuse wuxuu amarka Rabbiga ugu qoray bixitimmadoodii sidii sodcaalladoodu ahaayeen, oo sodcaalladoodii sidii bixitimmadoodu ahaayeen waa kuwan.
3 Waisraeli walisafiri kutoka Ramesesi katika siku ya kumi na tano ya mwezi wa kwanza, siku iliyofuata Pasaka. Walitembea kwa ujasiri wazi mbele ya Wamisri wote,
Oo bishii kowaad maalinteedii shan iyo tobnaad ayay Racmeses ka guureen. Habeenkii Kormaridda maalintii ka dambaysay ayay reer binu Israa'iil gacan sarraysa ku bexeen iyadoo Masriyiintii oo dhammu ay u jeedaan,
4 waliokuwa wakizika wazaliwa wao wa kwanza wote, ambao Bwana alikuwa amewaua katikati yao, kwa kuwa Bwana alikuwa ameleta hukumu juu ya miungu yao.
intii Masriyiintu ay aasayeen curadyadoodii uu Rabbigu ku dhex laayay oo dhan. Oo ilaahyadoodiina Rabbigu xukummo buu ku soo dejiyey.
5 Waisraeli waliondoka Ramesesi na kupiga kambi huko Sukothi.
Oo reer binu Israa'iil Racmeses bay ka guureen, oo waxay degeen Sukod.
6 Wakaondoka Sukothi na kupiga kambi huko Ethamu, pembeni mwa jangwa.
Oo Sukodna way ka guureen, oo waxay degeen Eetaam oo ku taal cidlada darafkeeda.
7 Wakaondoka Ethamu, wakageuka wakarudi Pi-Hahirothi, hadi mashariki ya Baal-Sefoni, wakapiga kambi yao karibu na Migdoli.
Oo haddana Eetaam bay ka guureen, oo waxay dib ugu noqdeen Fiihaahiirod oo ku hor taal Bacal Sefoon; kolkaasay degeen Migdol horteeda.
8 Wakaondoka Pi-Hahirothi wakapita katikati ya bahari mpaka jangwani, na baada ya kusafiri kwa siku tatu katika Jangwa la Ethamu, walipiga kambi huko Mara.
Oo Haxiirod horteedana way ka guureen, oo badday dhex mareen oo waxay gaadheen cidlada, oo cidladii Eetaam ayay saddex maalmood socodkood ku dhex socdeen, kolkaasay Maaraah degeen.
9 Wakaondoka Mara wakaenda Elimu, mahali ambapo palikuwa na chemchemi kumi na mbili na mitende sabini, huko wakapiga kambi.
Oo Maaraahna way ka guureen, oo waxay yimaadeen Eelim, oo Eelim waxaa ku yiil laba iyo toban ilood oo biyo ah iyo toddobaatan geed oo timir ah, kolkaasay halkaas degeen.
10 Wakaondoka Elimu na kupiga kambi kando ya Bahari ya Shamu.
Oo haddana Eelim way ka guureen, oo waxay degeen Badda Cas agteeda.
11 Wakaondoka kando ya Bahari ya Shamu na kupiga kambi katika Jangwa la Sini.
Oo Badda Cas way ka guureen, oo waxay dhex degeen cidlada Siin la yidhaahdo.
12 Wakaondoka katika Jangwa la Sini, wakapiga kambi huko Dofka.
Oo cidladii Siinna way ka guureen, kolkaasay degeen Daafqaah.
13 Wakaondoka Dofka, wakapiga kambi huko Alushi.
Oo Daafqaahna way ka guureen, oo waxay degeen Aaluush.
14 Wakaondoka Alushi, wakapiga kambi Refidimu, mahali ambapo hapakuwa na maji kwa ajili ya watu kunywa.
Oo Aaluushna way ka guureen, oo waxay degeen Refiidiim, meeshaas oo aan lahayn biyo ay dadku cabbaan.
15 Wakaondoka Refidimu na kupiga kambi katika Jangwa la Sinai.
Oo Refiidiimna way ka guureen, oo waxay dhex degeen cidladii Siinay.
16 Wakaondoka katika Jangwa la Sinai na kupiga kambi huko Kibroth-Hataava.
Oo cidladii Siinayna way ka guureen, kolkaasay degeen Qibrood Xatawaah.
17 Wakaondoka Kibroth-Hataava na kupiga kambi huko Haserothi.
Oo Qibrood Xatawaahna way ka guureen, kolkaasay degeen Xaseerood.
18 Wakaondoka Haserothi na kupiga kambi huko Rithma.
Oo Xaseeroodna way ka guureen, oo waxay degeen Ritmaah.
19 Wakaondoka Rithma na kupiga kambi huko Rimon-Peresi.
Oo Ritmaahna way ka guureen, oo waxay degeen Rimmon Feres.
20 Wakaondoka Rimon-Peresi na kupiga kambi huko Libna.
Oo Rimmon Feresna way ka guureen, oo waxay degeen Libnaah.
21 Wakaondoka Libna na kupiga kambi huko Risa.
Oo Libnaahna way ka guureen, oo waxay degeen Risaah.
22 Wakaondoka Risa na kupiga kambi huko Kehelatha.
Oo Risaahna way ka guureen, oo waxay degeen Qeheelaataah.
23 Wakaondoka Kehelatha na kupiga kambi kwenye mlima Sheferi.
Oo Qeheelaataahna way ka guureen, oo waxay degeen Buur Shefer.
24 Wakaondoka kwenye mlima Sheferi na kupiga kambi huko Harada.
Oo haddana Buur Shefer way ka guureen, oo waxay degeen Xaraadaah.
25 Wakaondoka Harada na kupiga kambi huko Makelothi.
Oo Xaraadaahna way ka guureen, oo waxay degeen Maqheelod.
26 Wakaondoka Makelothi na kupiga kambi huko Tahathi.
Oo Maqheelodna way ka guureen, oo waxay degeen Taxad.
27 Wakaondoka Tahathi na kupiga kambi huko Tera.
Oo Taxadna way ka guureen, oo waxay degeen Terax.
28 Wakaondoka Tera na kupiga kambi huko Mithka.
Oo Teraxna way ka guureen, oo waxay degeen Mitqaah.
29 Wakaondoka Mithka na kupiga kambi huko Hashmona.
Oo Mitqaahna way ka guureen, oo waxay degeen Xashmonaah.
30 Wakaondoka Hashmona na kupiga kambi Moserothi.
Oo Xashmonaahna way ka guureen, oo waxay degeen Mooseerood.
31 Wakaondoka Moserothi na kupiga kambi huko Bene-Yakani.
Oo Mooseeroodna way ka guureen, oo waxay degeen Bini Yacaqaan.
32 Wakaondoka Bene-Yakani na kupiga kambi huko Hor-Hagidgadi.
Oo Bini Yacaqaanna way ka guureen, oo waxay degeen Xor Haggidgaad.
33 Wakaondoka Hor-Hagidgadi na kupiga kambi huko Yotbatha.
Oo Xor Haggidgaadna way ka guureen, oo waxay degeen Yaatbaataah.
34 Wakaondoka Yotbatha na kupiga kambi huko Abrona.
Oo haddana Yaatbaataah way ka guureen, oo waxay degeen Cabronaah.
35 Wakaondoka Abrona na kupiga kambi huko Esion-Geberi.
Oo Cabronaahna way ka guureen, oo waxay degeen Cesyoon Geber.
36 Wakaondoka Esion-Geberi na kupiga kambi huko Kadeshi katika Jangwa la Sini.
Oo Cesyoon Geberna way ka guureen, oo waxay degeen cidladii Sin (taasoo ah Qaadeesh).
37 Wakaondoka Kadeshi na kupiga kambi kwenye Mlima Hori, mpakani mwa Edomu.
Oo Qaadeeshna way ka guureen, oo waxay degeen Buur Xor oo ku taal dalka reer Edom darafkiisa.
38 Kwa amri ya Bwana, kuhani Aroni alipanda Mlima Hori, mahali alipofia katika siku ya kwanza ya mwezi wa tano, mwaka wa arobaini baada ya Waisraeli kutoka Misri.
Markaasaa wadaadkii Haaruun ahaa wuxuu Buur Xor ku fuulay amarka Rabbiga, oo halkaasuu ku dhintay sannaddii afartanaad bishii shanaad maalinteedii kowaad markay reer binu Israa'iil dalkii Masar ka soo bexeen dabadeed.
39 Aroni alikufa juu ya Mlima Hori akiwa na umri wa miaka 123.
Haaruunna markuu Buur Xor ku dhintay wuxuu jiray boqol iyo saddex iyo labaatan sannadood.
40 Mfalme Mkanaani wa Aradi, ambaye aliishi huko Negebu ya Kanaani, akasikia kwamba Waisraeli wanakuja.
Oo boqorkii Caraad oo reer Kancaan ahaa oo degganaa xagga koonfureed ee dalka reer Kancaan wuxuu maqlay in reer binu Israa'iil soo socdaan.
41 Wakaondoka kwenye mlima Hori na kupiga kambi huko Salmona.
Oo waxay ka guureen Buur Xor, kolkaasay degeen Salmonaah.
42 Wakaondoka Salmona, wakapiga kambi huko Punoni.
Oo Salmonaahna way ka guureen, oo waxay degeen Fuunon.
43 Wakaondoka Punoni, wakapiga kambi huko Obothi.
Oo Fuunonna way ka guureen, oo waxay degeen Obod.
44 Wakaondoka Obothi, wakapiga kambi huko Iye-Abarimu, mipakani mwa Moabu.
Oo Obodna way ka guureen, oo waxay degeen Ciyee Hacabaariim, oo ku taal soohdinta dalka Moo'aab.
45 Wakaondoka Iye-Abarimu, wakapiga kambi huko Dibon-Gadi.
Oo Ciyiimna way ka guureen, oo waxay degeen Diibon Gaad.
46 Wakaondoka Dibon-Gadi na kupiga kambi huko Almon-Diblathaimu.
Oo Diibon Gaadna way ka guureen, oo waxay degeen Calmoon Diblaatayimaah.
47 Wakaondoka Almon-Diblathaimu na kupiga kambi katika milima ya Abarimu, karibu na Nebo.
Oo Calmoon Diblaatayimaahna way ka guureen, oo waxay degeen buuraha Cabaariim oo Neboo ku hor yaal.
48 Wakaondoka kwenye milima ya Abarimu na kupiga kambi kwenye tambarare ya Moabu, kando ya Yordani ngʼambo ya Yeriko.
Oo haddana buurihii Cabaariim way ka guureen, oo waxay degeen bannaanka dalka Moo'aab oo Webi Urdun u dhow ee Yerixoo ka soo hor jeeda.
49 Huko kwenye tambarare za Moabu walipiga kambi kandokando ya Mto Yordani, kuanzia Beth-Yeshimothi mpaka Abel-Shitimu.
Oo haddana waxay degeen Webi Urdun agtiisa tan iyo Beytyeshimood iyo xataa tan iyo Aabeel Shitiim oo ku yaal bannaanka dalka Moo'aab.
50 Katika tambarare za Moabu kando ya Yordani kuvukia Yeriko, Bwana akamwambia Mose,
Markaasaa Rabbigu Muuse kula hadlay bannaankii dalka Moo'aab oo Webi Urdun u dhowaa ee Yerixoo ka soo hor jeeday, oo wuxuu ku yidhi,
51 “Sema na Waisraeli uwaambie: ‘Mtakapovuka Mto Yordani kuingia Kanaani,
Reer binu Israa'iil la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Markaad Webi Urdun gudubtaan oo aad dalka Kancaan gashaan,
52 wafukuzeni wakazi wote wa nchi iliyo mbele yenu. Haribuni sanamu zao zote za kuchongwa, na sanamu zilizotengenezwa kwa kuyeyusha chuma, na kupabomoa mahali pao pa ibada.
waa inaad dadka dalka deggan oo dhan hortiinna ka eridaan, oo aad dhagaxyadooda sawirrada ah oo dhan wada baabbi'isaan, oo aad sanamyadooda la shubay oo dhan wada burburisaan, oo aad meelahooda sarsare oo dhan wada dumisaan.
53 Mtaimiliki nchi hiyo na kukaa huko, kwa kuwa nimewapeni ninyi kuimiliki.
Markaas waa inaad dalka hanti ahaan u qaadataan oo aad iska dhex degtaan; waayo, dalka idinkaan idin siiyey inaad lahaataan.
54 Mtaigawanya nchi hiyo kwa kupiga kura, kufuatana na koo zenu. Kwa kundi kubwa zaidi toa urithi mkubwa zaidi, na kwa kundi dogo zaidi urithi mdogo zaidi. Chochote kinachowaangukia kwa kura kitakuwa chao. Mtaigawanya nchi kufuatana na makabila ya babu zenu.
Oo dalka waa inaad qabiil qabiil saami ugu dhaxashaan. Inta badan waxaad siisaan dhaxalka badan, oo inta yarna waxaad siisaan dhaxalka yar. Oo meel alla meeshii nin saami ugu dhaco halkaas isagaa iska lahaanaya, oo sida qabiilooyinkii awowayaashiin yihiin waa inaad u dhaxashaan.
55 “‘Lakini kama hamkuwafukuza wenyeji wakaao katika nchi hiyo, wale mtakaowaruhusu wabaki watakuwa kama sindano kwenye macho yenu na miiba kwenu kila upande. Watawasumbua katika nchi mtakayoishi.
Laakiinse haddaydnan dadka dalka deggan hortiinna ka eryin, markaas kuwii aad daysaan waxay idinku noqon doonaan sidii wax indhihiinna muda, iyo sidii qodxan dhinacyada idinkaga jira, oo waxay idinku dhibi doonaan dalka aad deggan tihiin.
56 Kisha nitawatenda ninyi kile ambacho nimepanga kuwatenda wao.’”
Oo sidii aan ku talaggalay inaan iyaga ku sameeyo ayaan idinka idinku samayn doonaa.

< Hesabu 33 >