< Ezra 2 >
1 Basi hawa ndio watu wa jimbo waliotoka uhamishoni, ambao Nebukadneza mfalme wa Babeli alikuwa amewachukua mateka hadi Babeli (walirudi Yerusalemu na Yuda, kila mmoja kwenye mji wake,
Haddaba kuwanu waa dadkii gobolka ee ka soo noqday maxaabiisnimadii, oo ku jiray kuwii la kaxaystay, oo Nebukadnesar oo ahaa boqorkii Baabuloon uu u kaxaystay Baabuloon, oo ku soo noqday Yeruusaalem iyo dalkii Yahuudah, mid waluba magaaladiisii,
2 wakiwa wamefuatana na Zerubabeli, Yeshua, Nehemia, Seraya, Reelaya, Mordekai, Bilshani, Mispari, Bigwai, Rehumu na Baana): Orodha ya wanaume kati ya watu wa Israeli ilikuwa:
oo waxay la yimaadeen Serubaabel, Yeeshuuca, Nexemyaah, Seraayaah, Receelaayaah, Mordekay, Bilshaan, Misfaar, Bigway, Rexuum, iyo Bacanaah. Haddaba waa tan tiradii dadkii reer binu Israa'iil:
Reer Farcosh waxaa ka soo noqday laba kun iyo boqol iyo laba iyo toddobaatan,
reer Shefatyaahna saddex boqol iyo laba iyo toddobaatan,
reer Aaraxna toddoba boqol iyo shan iyo toddobaatan,
6 wazao wa Pahath-Moabu (wa jamaa ya Yeshua na Yoabu) 2,812
reer Fahad Moo'aab oo ahaa reer Yeeshuuca iyo reer Yoo'aabna laba kun iyo siddeed boqol iyo laba iyo toban,
reer Ceelaamna kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,
reer Satuuna sagaal boqol iyo shan iyo afartan,
reer Sakayna toddoba boqol iyo lixdan,
reer Baaniina lix boqol iyo laba iyo afartan,
reer Beebayna lix boqol iyo saddex iyo labaatan,
reer Casgaadna kun iyo laba boqol iyo laba iyo labaatan,
13 wazao wa Adonikamu 666
reer Adoniiqaamna lix boqol iyo lix iyo lixdan,
reer Bigwayna laba kun iyo lix iyo konton,
reer Caadiinna afar boqol iyo afar iyo konton,
16 wazao wa Ateri (kupitia Hezekia) 98
reer Aateer oo ahaa reer Xisqiyaahna siddeed iyo sagaashan,
reer Beesayna saddex boqol iyo saddex iyo labaatan,
reer Yooraahna boqol iyo laba iyo toban,
reer Xaashumna laba boqol iyo saddex iyo labaatan,
reer Gibbaarna shan iyo sagaashan,
21 watu wa Bethlehemu 123
reer Beytlaxamna boqol iyo saddex iyo labaatan,
reer Netofaahna lix iyo konton,
reer Canaatoodna boqol iyo siddeed iyo labaatan,
reer Casmaawedna laba iyo afartan,
25 wazao wa Kiriath-Yearimu, Kefira na Beerothi 743
reer Qiryad Caariim, iyo reer Kefiiraah, iyo reer Bi'irodna toddoba boqol iyo saddex iyo afartan,
26 wazao wa Rama na Geba 621
reer Raamaah iyo reer Gebacna lix boqol iyo kow iyo labaatan,
reer Mikmaasna boqol iyo laba iyo labaatan,
28 watu wa Betheli na Ai 223
reer Beytel iyo reer Aaciina laba boqol iyo saddex iyo labaatan,
reer Nebona laba iyo konton,
reer Magbiishna boqol iyo lix iyo konton,
31 wazao wa Elamu ile ingine 1,254
reer Ceelaamtii kalena kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,
reer Haarimna saddex boqol iyo labaatan,
33 wazao wa Lodi, Hadidi na Ono 725
reer Lod, iyo reer Xaadiid, iyo reer Oonoona toddoba boqol iyo shan iyo labaatan,
reer Yerixoona saddex boqol iyo shan iyo afartan,
reer Senaacaahna saddex kun iyo lix boqol iyo soddon.
36 Makuhani: wazao wa Yedaya (kwa jamaa ya Yeshua) 973
Oo wadaaddadiina waxay ahaayeen reer Yedacyaah oo ahaa reer Yeeshuuca oo ahaa sagaal boqol iyo saddex iyo toddobaatan,
reer Immeerna kun iyo laba iyo konton,
38 wazao wa Pashuri 1,247
reer Fashxuurna kun iyo laba boqol iyo toddoba iyo afartan,
reer Haarimna kun iyo toddoba iyo toban.
40 Walawi: wazao wa Yeshua na Kadmieli (kupitia jamaa ya Hodavia) 74
Kuwii reer Laawina waxay ahaayeen reer Yeeshuuca iyo reer Qadmii'eel, oo reer Hoodawyaah ka soo farcamay oo ahaa afar iyo toddobaatan.
41 Waimbaji: wazao wa Asafu 128
Oo nimankii gabayaaga ahaa oo reer Aasaaf ahaana waxay ahaayeen boqol iyo siddeed iyo labaatan.
42 Mabawabu wa lango la Hekalu: wazao wa Shalumu, Ateri, Talmoni, Akubu, Hatita na Shobai 139
Oo kuwii irdaha dhawri jiray oo ahaa reer Shalluum, iyo reer Aateer, iyo reer Talmon, iyo reer Caquub, iyo reer Xatiitaa, iyo reer Shobay, kulligood waxay isku ahaayeen boqol iyo sagaal iyo soddon.
43 Watumishi wa Hekalu: wazao wa Siha, Hasufa, Tabaothi,
Oo reer Netiiniimna waxay ahaayeen reer Siixaa iyo reer Xasufaa, iyo reer Tabbaacood,
44 wazao wa Kerosi, Siaha, Padoni,
iyo reer Qeeros, iyo reer Siicahaa, iyo reer Faadoon,
45 wazao wa Lebana, Hagaba, Akubu,
iyo reer Lebaanaah, iyo reer Xagaabaah, iyo reer Caquub,
46 wazao wa Hagabu, Shalmai, Hanani,
iyo reer Xagaab, iyo reer Shalmay, iyo reer Xaanaan,
47 wazao wa Gideli, Gahari, Reaya,
iyo reer Giddeel, iyo reer Gaxar, iyo reer Re'aayaah,
48 wazao wa Resini, Nekoda, Gazamu,
iyo reer Resiin, iyo reer Neqoodaa, iyo reer Gasaam,
49 wazao wa Uza, Pasea, Besai,
iyo reer Cuusaa, iyo reer Faasee'ax, iyo reer Beesay,
50 wazao wa Asna, Meunimu, Nefusimu,
iyo reer Asnaah, iyo reer Mecuuniim, iyo reer Nefuusiim,
51 wazao wa Bakbuki, Hakufa, Harhuri,
iyo reer Baqbuuq, iyo reer Xaquufaa, iyo reer Xarxuur,
52 wazao wa Basluthi, Mehida, Harsha,
iyo reer Basluud, iyo reer Mexiidaa, iyo reer Xarshaa,
53 wazao wa Barkosi, Sisera, Tema,
iyo reer Barqoos, iyo reer Siiseraa, iyo reer Temax,
54 wazao wa Nesia na Hatifa.
iyo reer Nesiyax, iyo reer Xatiifaa.
55 Wazao wa watumishi wa Solomoni: wazao wa Sotai, Hasaferethi, Peruda,
Oo ilmihii addoommadii Sulaymaanna waxay ahaayeen reer Sotay, iyo reer Hasofered, iyo reer Feruudaa,
56 wazao wa Yaala, Darkoni, Gideli,
iyo reer Yacalaa, iyo reer Darqoon, iyo reer Giddeel,
57 wazao wa Shefatia, Hatili, Pokereth-Hasebaimu na Ami.
iyo reer Shefatyaah, iyo reer Xatiil, iyo reer Fokered Hasebaayiim iyo reer Aamii.
58 Watumishi wa Hekalu wote na wazao wa watumishi wa Solomoni 392
Reer Netiiniim oo dhan iyo ilmihii addoommadii Sulaymaan waxay isku ahaayeen saddex boqol iyo laba iyo sagaashan.
59 Wafuatao walikuja kutoka miji ya Tel-Mela, Tel-Harsha, Kerubu, Adoni na Imeri, lakini hawakuweza kuthibitisha kwamba jamaa zao zilikuwa uzao wa Israeli:
Oo kuwanuna waxay ahaayeen kuwii ka tegey Teel Melax, iyo Teel Xarshaa, iyo Keruub, iyo Addaan, iyo Immeer, laakiinse iyagu ma ay sheegi karin qabiilkoodii iyo jilibkoodii, iyo inay reer binu Israa'iil ahaayeen iyo in kale toona,
60 wazao wa Delaya, Tobia na Nekoda 652
oo reer Delaayaah, iyo reer Toobiyaah, iyo reer Neqoodaa waxay isku ahaayeen lix boqol iyo laba iyo konton.
61 Kutoka miongoni mwa makuhani: Wazao wa Hobaya, Hakosi, Barzilai (mtu aliyekuwa amemwoa binti wa Barzilai, Mgileadi, naye akaitwa kwa jina hilo).
Oo kuwii wadaaddada ahaa, waxay ahaayeen reer Xabayaah, iyo reer Xaqoos, iyo reer Barsillay oo naag ka guursaday gabdhaha Barsillay oo ahaa reer Gilecaad, oo iyaga lagu magacaabay.
62 Hawa walitafuta orodha za jamaa zao, lakini hawakuonekana humo, kwa hiyo waliondolewa kutoka kundi la makuhani kwa kuwa walihesabiwa kuwa najisi.
Kuwanu magacyadoodii waxay ka doondooneen buuggii abtiriska, laakiinse lagama helin, sidaas aawadeed wadaadnimadii waa laga saaray sidii iyagoo nijaas ah.
63 Mtawala aliagiza kuwa wasile chochote miongoni mwa vyakula vitakatifu hadi kuwe kuhani atakayehudumu kwa Urimu na Thumimu.
Oo taliyihii baa iyagii ku amray inayan waxyaalaha quduuska ah wax ka cunin jeer wadaad Uuriim iyo Tummiim leh kaco.
64 Jumla ya watu wote waliorudi walikuwa 42,360;
Oo ururka oo dhammu wuxuu giddigiis isku ahaa laba iyo afartan kun iyo saddex boqol iyo lixdan,
65 tena zaidi ya hao walikuwepo watumishi wa kiume na wa kike 7,337; pia walikuwamo waimbaji wanaume na wanawake 200.
oo intaas waxaa gooni ka ahaa raggii addoommadooda ahaa iyo naagihii addoommahooda ahaa, oo iyana waxay ahaayeen toddoba kun iyo saddex boqol iyo toddoba iyo soddon, oo waxay lahaayeen laba boqol oo ah rag iyo naago gabya.
66 Walikuwa na farasi 736, nyumbu 245,
Fardahoodu waxay ahaayeen toddoba boqol iyo lix iyo soddon; baqlahooduna laba boqol iyo shan iyo afartan,
67 ngamia 435 na punda 6,720.
geelooduna afar boqol iyo shan iyo soddon, dameerahooduna lix kun iyo toddoba boqol iyo labaatan.
68 Walipofika kwenye nyumba ya Bwana huko Yerusalemu, baadhi ya viongozi wa jamaa walitoa sadaka za hiari kwa ajili ya kujenga upya nyumba ya Mungu katika eneo lake.
Oo qaar ah madaxdii qabiilooyinka ayaa markay yimaadeen gurigii Rabbiga oo Yeruusaalem ku yaal ikhtiyaarkood wax ugu bixiyey in gurigii Rabbiga meeshiis laga dhiso.
69 Wakatoa kwa kadiri ya uwezo wao na kutia katika hazina darkoni 61,000 za dhahabu, mane 5,000 za fedha, na mavazi 100 ya ukuhani kwa ajili ya kazi hiyo.
Iyagu intay awoodeen ayay khasnaddii shuqulka siiyeen kow iyo lixdan kun oo dirham oo dahab ah, iyo shan kun oo mina oo lacag ah, iyo boqol khamiis oo ah dhar wadaadood.
70 Makuhani, Walawi, waimbaji, mabawabu, na watumishi wa Hekalu waliishi katika miji yao wenyewe, pamoja na baadhi ya watu wengine, nao Waisraeli waliosalia waliishi katika miji yao.
Sidaas daraaddeed wadaaddadii, iyo kuwii reer Laawi, iyo dadkii qaarkiis, iyo nimankii gabayaaga ahaa, iyo irid-dhawryadii, iyo reer Netiiniimba waxay degeen magaalooyinkoodii, oo reer binu Israa'iil oo dhammuna waxay degeen magaalooyinkoodii.