< Rooma 14 >
1 Kii rumaysadka ku itaal yar soo dhoweeya, mana aha inaad ra'ayiyadiisa la murantaan.
Musingili wihi nakili kukoma ikiuhuili, muleke kupumya ulamulwa nuamasigo akwe.
2 Mid baa rumaysan inuu wax walba cuno, kii itaal yarse wuxuu cunaa khodaarta.
Umuntu nukite uhuili ukulya kihi, uyu numungiza nakili kukoma ukulya inyenye du.
3 Kii cunaa yuusan quudhsanin kii aan cunin, kii aan cuninna yuusan xukumin kii cuna, waayo, Ilaah baa aqbalay isaga.
Umuntu nuiliza kila ikintu, aleke kumudalaha uyu nishawiliza kila ikintu, nuyu nishawiliza aya ihi aleke kumupa ulamulwa uyu nuiliza imaintu ihi. Kunsoko Itunda wakondya kusingiilya.
4 Yaad tahay kaaga xukuma midiidinka mid kaleto? Waayo, sayidkiisuu u taagan yahay ama u dhacaa. Waana la taagi doonaa, waayo, Rabbigu waa awoodaa inuu taago.
Uewe winyenyu, nukumupa uulamulwa uyu niza mitumi wa mutungwa wa muntu mungiza? Ungi pantongeela amukulu wakwe kina wimika ang'wi wigwiza, kululo ukuukigwa kunsoko utata uhumile kumisha.
5 Nin bay la tahay in maalinu maalinta kale ka fiican tahay, mid kalena waxay la tahay in maalmaha oo dhammu isku mid yihiin. Mid kastaaba maankiisa aad ha ugu hubsado.
Umuntu wilukulya uluhiku lung'wi kukila ukulya, numungiza wikulya imahiku ihi kina impyani, ingi kila umuntu ikagule ung'wenso mumahala akwe.
6 Kii maalinta ka fikiraa, Rabbiguu uga fikiraa, kii wax cunaa, Rabbiguu u cunaa, waayo, Ilaah buu ku mahadnaqaa; kii aan wax cuninuna, Rabbiga ayuusan u cunin, oo Ilaah buu ku mahadnaqaa.
Uyu nizuambile uluhiku, uzuambile kunsoko ang'wa Tata, kunsoko wimupeeza masongeelyo Itunda, uyu nishawiliza wigilya kulya kunsoko ang'wa Tata, nung'wenso wipumya isongeelyo kung'wi Tunda.
7 Midkeenna naftiisa uma noola, midkeenna naftiisa uma dhinto.
Ingi kutile nuikie kua nkolo akwe, hangi kutile nuikuza kunsoko akwe ung'wenso.
8 Waayo, haddii aynu nool nahay, Rabbigaynu u nool nahay; oo haddii aynu dhimannona, Rabbigaynu u dhimannaa, sidaas daraaddeed haddii aynu nool nahay iyo haddii aynu dhimannoba, Rabbigaa ina leh.
Ang'wi kukete uupanga, kiapanga kunsoko ang'wa Tata, ang'wi kuusha, kuusha kunsoko ang'wa Tata, kululo ang'wi kutula kiapanga ang'wi kuusha kinsao yang'wa Tata.
9 Waayo, sababtaasaa Masiixu u dhintay, una soo noolaaday inuu Rabbi u noqdo kuwii dhintay iyo kuwa noolba.
Kunsoko iyi Ukilisto aukule hangi nukutula mupanga hangi, kina atule Tata wa aihi kuashi nawa niapanga.
10 Adigu maxaad walaalkaa u xukuntaa? amase adigu maxaad walaalkaa u quudhsataa? Waayo, kulligeen waxaynu hor istaagi doonnaa kursiga xukumaadda Ilaah.
Kululo gwa niki nukumutwala muulamulwa umuluna wako? Hangi niki nukumudalaha umuluna wako? Ingi use kihi kuzizimika pantongeela ni tuntu la ulamulwa kung'wa Tunda.
11 Waayo, waxaa qoran, Anigu waa noolahay, ayaa Rabbigu leeyahay, oo jilib waluba anuu ii sujuudi doonaa, Carrab walubana Ilaah buu qiri doonaa.
Kunsoko yandikilwe, anga ninikie, “Uuliye utata,” kitalane malu ihi azetugama, ninema yihi izepumya ulukumo kung'wi Tunda.”
12 Sidaasaa midkeen kastaba Ilaah ula xisaabtami doonaa.
Kululo muntu wihi uzepumya ialo lakwe kung'wi Tunda.
13 Sidaas daraaddeed mar dambe yeynan isxukumin, laakiinse tan ka fikira inaan ninna walaalkiis u dhigin dhagax uu ku turunturoodo ama wax kaleeto oo hor joogsada.
Kululo kuleke kulongoleka kikensha ulamulwa ntongeela akwe temanula iti, kutile nukuika igiiligwa ni miutego kumuluna wakwe.
14 Waan ogahay, waanan ku hubaa Rabbi Ciise, inaan waxba nafahaantiisa iska xaaraan ahayn, laakiinse kii ku tiriya inay xaaraan tahay, kaas waa ka xaaraan.
Ningile hangi nagomba kung'wa Tata u Yesu. Kina kutile ikintu nikibi ikenso, ingi kung'wa uyu nusigile kina kihi kibi, kunsoko kitalakwe kibi.
15 Waayo, haddii walaalkaa cuntadaada ka calool xumaado, jacaylka kuma sii socotid. Cuntadaada ha ku baabbi'in kii Masiixu u dhintay.
Ang'wi kunsoko andya umuluna wako ukisusumya, shuku genda hangi muulowa. leka kumugazanja nandya yako umuntu nai nsoko ang'wa Kilisto aukule.
16 Haddaba wanaaggiinna yaan la caayin.
Kululo gwa uuza wanyu uzeleka kuligitigwa kua ubi.
17 Waayo, boqortooyada Ilaah ma aha cunid iyo cabbid, laakiinse waa xaqnimada iyo nabadda iyo farxadda ku jira Ruuxa Quduuskaa.
Kunsoko uutemi wang'wi Tunda singa kukiila ndya ni ng'wegwa, ingi kukiila tai, upolo, nu kulumba mung'wa ng'waung'welu.
18 Kii waxaas Masiixa ugu adeega, Ilaah buu ka farxiyaa, xagga dadkana waa mid loo bogay.
Kung'wa uyu nuimitumila Ukilisto kua iti ugombekile kung'wi Tunda hangi ugombekile nukuantu.
19 Sidaas daraaddeed haddaba aynu raacno waxyaalaha nabadda iyo waxyaalaha midkeenba midka kale xoog ugu yeelo.
Kululo gwa, kutyate inkani nia upolo ninizi niyi muzenga umuntu nimungiza.
20 Shuqulka Ilaah ha u dumin cunto aawadeed. Hubaal wax waluba waa nadiif, laakiin waa u xun tahay kii cuna isagoo mid kale xumaynayo.
Uleke kugazanja umulimo wang'wi Tunda kunsoko andya, kutai maintu ihi iza maziza, ingi iza ibi kumuntu uyo nuiliza ikamusababisha kugaza.
21 Waa wanaagsan tahay inaadan hilib cunin ama khamri cabbin ama samayn wax kaleto oo walaalkaa ku turunturoodo.
Iza kuleka kulya inyama, ang'wi kung'wa intuli, ang'wi kihi nikihumile kumutasha umuluna wako.
22 Rumaysadka aad leedahay, Ilaah hortiis u hayso. Waxaa faraxsan kii aan isku xukumin wixii la qumman isaga.
Uhuili uwu nuutite, ieke kitalako nukungwi Tunda. Wakembetwa umuntu uyu nishanga ukikesha uulamulwa wakwe ung'wenso kua iko nukigombile.
23 Laakiinse kii shakiya, hadduu cuno, waa xukuman yahay, maxaa yeelay, rumaysad wax kuma cuno, oo wax kastoo aan rumaysadka ka imaninu waa dembi.
Uyu nukete uwoa wapegwa uulamulwa aga alule ukulya. Kunsoko shi pumie muuhuili. Hangi kitu nishakipumie muuhuili ingi mulandi.