< Sabuurradii 136 >

1 Rabbiga ku mahadnaqa, waayo, isagu waa wanaagsan yahay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Ẹ fi ọpẹ́ fún Olúwa nítorí tí ó ṣeun;
2 Ku mahadnaqa Ilaaha ilaahyada, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Ẹ fi ọpẹ́ fún Ọlọ́run àwọn ọlọ́run:
3 Ku mahadnaqa Sayidka sayidyada, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Ẹ fi ọpẹ́ fún Olúwa àwọn olúwa,
4 Kan keligiis sameeya yaabab waaweyn, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Fún Òun nìkan tí ń ṣiṣẹ́ ìyanu ńlá;
5 Kan samada waxgarashada ku sameeyey, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Fún ẹni tí ó fi ọgbọ́n dá ọ̀run;
6 Kan dhulka biyaha korkooda ku goglay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Fún ẹni tí ó tẹ́ ilẹ̀ lórí omi;
7 Kan sameeyey iftiimmo waaweyn, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Fún ẹni tí ó dá àwọn ìmọ́lẹ̀ ńlá;
8 Qorraxdu inay maalinta xukunto, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Òòrùn láti jẹ ọba ọ̀sán;
9 Dayaxa iyo xiddiguhuna inay habeenka xukumaan, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Òṣùpá àti ìràwọ̀ láti jẹ ọba òru;
10 Kan Masar curadyadii ka laayay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Fún ẹni tí ó kọlu Ejibiti lára àwọn àkọ́bí wọn;
11 Oo reer binu Israa'iilna ka soo dhex saaray, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Ó sì mú Israẹli jáde kúrò láàrín wọn;
12 Kan kaga soo bixiyey gacan xoog badan iyo cudud fidsan, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Pẹ̀lú ọwọ́ agbára àti apá nínà;
13 Kan Badda Cas kala qaybiyey, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Fún ẹni tí ó pín Òkun pupa ní ìyà;
14 Oo reer binu Israa'iilna dhex marshay iyada, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Ó sì mú Israẹli kọjá láàrín rẹ̀
15 Laakiinse Fircoon iyo ciidankiisiiba wuu ku afgembiyey Badda Cas dhexdeeda, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Ṣùgbọ́n ó bi Farao àti ogun rẹ̀ ṣubú nínú Òkun pupa;
16 Kan dadkiisa cidlada dhex hoggaamiyey, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Fún ẹni tí ó sin àwọn ènìyàn rẹ̀ la aginjù já
17 Kan boqorro waaweyn wax ku dhuftay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Fún ẹni tí ó kọlu àwọn ọba ńlá;
18 Oo laayay boqorro caan ah, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Ó sì pa àwọn ọba olókìkí
19 Kuwaas oo ahaa Siixon oo ahaa boqorkii reer Amor, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Sihoni, ọba àwọn ará Amori
20 Iyo Coog oo ahaa boqorkii Baashaan, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Àti Ogu, ọba Baṣani;
21 Oo dalkoodiina u bixiyey dhaxal ahaan, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Ó sì fi ilẹ̀ wọn fún ni ní ìní,
22 Kaasoo ahaa dhaxalkii uu siiyey addoonkiisii Israa'iil, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Ìní fún Israẹli, ìránṣẹ́ rẹ̀,
23 Kan ina soo xusuustay markaan gunta ahayn, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Ẹni tí ó rántí wa ní ìwà ìrẹ̀lẹ̀ wa;
24 Oo inaga soo samatabbixiyey cadaawayaasheennii, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Ó sì dá wa ní ìdè lọ́wọ́ àwọn ọ̀tá wa;
25 Kan cunto siiya wax kastoo jidh leh, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Ẹni tí ó fi oúnjẹ fún àwọn ẹ̀dá gbogbo
26 Ku mahadnaqa Ilaaha samada, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Ẹ fi ọpẹ́ fún Ọlọ́run ọ̀run;

< Sabuurradii 136 >