< Sabuurradii 117 >

1 Quruumaha oo dhammow, Rabbiga ammaana, Dadyowga oo dhammow, ammaana isaga.
Dumisani iNkosi, lina zizwe zonke, liyibabaze, lina bantu lonke.
2 Waayo, naxariistiisu xaggeenna waa ku weyn tahay, Rabbiga runtiisuna weligeedba way waartaa. Rabbiga ammaana.
Ngoba uthandolomusa wayo mkhulu kithi, leqiniso leNkosilimi kuze kube nininini. Dumisani iNkosi!

< Sabuurradii 117 >