< Sabuurradii 114 >

1 Markay reer binu Israa'iil Masar ka soo bexeen, Oo ay reerkii Yacquub dad af qalaad ka soo bexeen,
Sa’ad da Isra’ila ya fito daga Masar, gidan Yaƙub daga mutane masu baƙon harshe,
2 Ayaa Yahuudah noqday meeshiisa quduuska ah, Israa'iilna noqday meeshuu u talinayay.
Yahuda ya zama wuri mai tsarki na Allah, Isra’ila mallakarsa.
3 Baddii way aragtay, wayna carartay, Webi Urdunna dib baa loo celiyey.
Teku ya kalla ya kuma gudu, Urdun ya juye da baya;
4 Buurihii waxay u boodboodeen sidii wanan, Kurihiina sidii baraar.
duwatsu suka yi tsalle kamar raguna, tuddai kamar tumaki.
5 Baddoy, bal maxaa kugu dhacay oo aad u cararaysaa? Webi Urdunow, maxaad dib ugu noqonaysaa?
Me ya sa, ya teku, kika gudu, Ya Urdun, ka juya baya,
6 Buurahow, bal maxaad ugu boodboodaysaan sida wanan? Kuraha yaryarow, bal maxaad ugu boodboodaysaan sida baraar?
ku duwatsu, kuka yi tsalle kamar raguna, ku tuddai, kamar tumaki?
7 Dhulkow, ku gariir Sayidka hortiisa, Ilaaha reer Yacquub hortiisa ku gariir,
Ki yi rawar jiki, ya duniya, a gaban Ubangiji, a gaban Allah na Yaƙub,
8 Kaas oo dhagaxii u beddelay balli biyo ah, Oo dhagaxmadowgiina u beddelay il biyo ah.
wanda ya juye dutse ya zama tafki, dutse mai ƙarfi zuwa maɓulɓulan ruwa.

< Sabuurradii 114 >