< Matayos 5 >

1 Markuu dadkii badnaa arkay ayuu buur fuulay, markaasuu fadhiistay oo xertiisa ayaa u timid.
Cwale Jesu ha vona bantu, ca kambama he lundu. cwale he kala hansi, Valutiwa bakwe cibeza kwali.
2 Kolkaasuu afkiisa kala qaaday oo wax baray, isagoo leh.
Ca zasumuka ni kubaluta. Ca wamba kuti,
3 Waxaa barakaysan kuwa xagga ruuxa ka masaakiin ah, waayo, boqortooyada jannada iyagaa leh.
“Imbuyoti ya vana va vontana mu luhuho, kakuti cavo mubuso we Wulu.
4 Waxaa barakaysan kuwa baroorta, waayo, waa la qalbiqabowjin doonaa.
Imbuyoti ya bana ba Lila, kakuti muva ntontozwe.
5 Waxaa barakaysan kuwa camal qabow, waayo, dhulkay dhaxli doonaan.
Va fuyaulitwe bali Tobohete, kakuti mu ba yole inkanda.
6 Waxaa barakaysan kuwa xaqnimada u gaajaysan oo u harraadsan, waayo, way dhergi doonaan.
Va fuyauletwe abo ba fwa inzala yo ku shiyama ni nyota yo Kushiyama, kakuli mu be kute.
7 Waxaa barakaysan kuwa naxariista leh, waayo, waa loo naxariisan doonaa.
Imbuyoti ya vaana ve Cishemo, kakuti kava tambule cishemo.
8 Waxaa barakaysan kuwa qalbiga ka daahirsan, waayo, Ilaah bay arki doonaan.
Va fuyauletwe vena Inkulo zi jolola, ka va vone Ireza.
9 Waxaa barakaysan kuwa nabadda ka shaqeeyaa, waayo, waxaa loogu yeedhi doonaa wiilashii Ilaah.
Va fuyaulitwe va leta Inkozo, kaba supwe vana ve Ireza,
10 Waxaa barakaysan kuwa xaqnimada aawadeed loo silciyo, waayo, boqortooyada jannada iyagaa leh.
Va fuyaulitwe va nyandisiwa ce baka lyo kuluka', kakuti cavo mubuso we Wulu.
11 Waad barakaysan tihiin goortii laydin caayo, oo laydin silciyo, oo wax walba oo xun oo been ah laydinka sheego aawaday.
Imbuyoti zenu vantu ciba mi tukola ni kuminyandisa, kapa kuwamba zibilala zonse ca mapa cevaka lyangu.
12 Farxa oo reyreeya, waayo, jannada abaalgudkiinnu waa ku weyn yahay, waayo, sidaasay u silcin jireen nebiyadii idinka horreeyey.
mutabe mi musange, kakuti itifo yenu inkando kwi Wulu. Kakuti vantu mubaba nyandisezi maporofita vavali kwina kwa teni ni museni ku zalwa.
13 Idinku waxaad tihiin cusbadii dhulka, laakiin haddii cusbadu dhadhan beesho, maxaa lagu cusbaynayaa? Dabadeed waxba tari mayso in dibadda loo tuuro oo dadku ku tunto maahee.
Inwe mwi Sautu lye kanda, kono i Sautu hali sampuka, muli lungiswe cinzi? kalisina buzole, konji kusohera fera hanze ni kulyatolwa ca matende.
14 Idinku waxaad tihiin iftiinkii dunida. Magaalo buur ku taallu ma qarsoomi karto.
inwe mwi seli lye kanda. munzi uzakitwe he lundu ka u oli ku wungulwa.
15 Ilays looma shido in la hoos geliyo weel, laakiin waxaa la saaraa meeshii ilayska, oo wuu u iftiimaa kuwa guriga ku jira oo dhan.
ka kwina vantu va munika ilambi ni kuli bwika mwi nguvo, kono ulivika ha voneka, mi a tondeze vena mwi nzuvo vonse iseli.
16 Sidaas oo kale iftiinkiinnu dadka hortiisa ha iftiimo, si ay shuqulladiinna wanaagsan u arkaan, oo ay Aabbihiinna jannada ku jira u ammaanaan.
Iseli lyenu livenye havusu bwa vantu vonse kuti va vone mitendo yenu yi shiyeme mi muva tembe ishenu wina kwi wulu.
17 Ha u malaynina inaan u imid inaan sharciga ama qorniintii nebiyada baabbi'iyo; uma aan iman inaan baabbi'iyo, laakiin waxaan u imid inaan wada oofiyo
musiye kuhupula kuti ni va kezi kumanisa mulao kapa vaporofita. Kena ni va kezi kuku zimanisa, kono ku i zuziriza.
18 Runtii waxaan idinku leeyahay, Intaan cirka iyo dhulku idlaan, xaraf ama dhibic keliya ka idlaan mayso sharciga ilaa ay wada noqdaan.
kakuti ni mi wambira buniti kwanda Iwulu ni nkanda cinza mana, ka kwina yonke i taku yo Mulao, yetene ni imane mbwita zintu zonse hete ni zi mane.
19 Sidaa darteed kii jebiya qaynuunnadan kuwa ugu yar midkood, oo sidaas dadka u bara, waxaa loogu yeedhi doonaa kan uga yar boqortooyadii jannada, laakiin kii yeela oo bara, waxaa loogu yeedhi doonaa kan weyn boqortooyadii jannada.
Cwale yense yo cola mulao kuti kawina butokwa ni kuluta vamwi vo vulyo milao ka supiwe kuti munini mu mubuso wo kwi Wulu. Kono yo imamera ni kuiruta ka supiwe kuti mukando mumu buso wo kwi Wulu.
20 Waayo, waxaan idinku leeyahay, Xaqnimadiinnu haddaanay ka badnaan tan culimmada iyo Farrisiinta, geliba maysaan boqortooyadii jannada.
ceniti ni mi wambira nita kuti ku luka kwenu haiba ka ku hitirili kuluka kwa bañoli ni kwa bafalisi, ka sane ni mwi njire mubuso we Wula.
21 Waad maqasheen in kuwii hore lagu yidhi, Waa inaanad dhiig qabin; kii dhiig qabaa wuxuu galabsadaa xukunka.
muba zuwi kuba wambwa kuba ikale kuti, usiye kwi haya, mi we haya u swaneri ku hewa mulandu,
22 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Mid walba oo walaalkiis u cadhoodaa wuxuu galabsadaa xukunka, oo kii walaalkiis ku yidhaahda, Nacas yahow, wuxuu galabsadaa in shirka la geeyo, oo kii yidhaahda, Doqon yahow, wuxuu galabsadaa jahannamada dabka ah. (Geenna g1067)
kono ni miwambira mutu zuhi kamba zuhi yo bengera mu kwakwe, mwa swanere ku atuliwa. Mi hape yo wambira mu kwakwe kuti “u ci hole” u swanela ku atuliwa mwi khuta, mi yo mu wamba kuti, I we yasanambene, u mwabe mubu kabo bo muliro we here. (Geenna g1067)
23 Haddaba haddaad hadiyaddaada meesha allabariga keento, oo meeshaas aad ku xusuusatid in walaalkaa wax kuu haysto,
Cwale he co neula i mpo zako he aletare, ho sika hateni wiza kuhupula kuti wina mulandu ni mukwako,
24 hadiyaddaada ku dhaaf meeshii allabariga horteeda, tag, oo horta walaalkaa la soo heshii, dabadeed kaalay oo hadiyaddaada bixi.
siye i mpo za ko habusu bwa katala, u yende muka ambo lisane ni ku zumizana ni mukwako, njo so keze ku tambika i mpo yako cwale.
25 Dhaqso cadowgaaga ula heshii intaad jidka kula socoto, si aan cadowgu xaakinka kuugu dhiibin, xaakinkuna askariga kuugu dhiibin, oo xabsi lagugu tuurin.
U litahanere ku zumi zana naye yo kuzekisa ni musina mwi nzira, mwendi yo zo, yo kuzekisa mpohona ca ka ku twale ku muatuli mi muatuli mwa ka kutambike mu manza o mu hikana yasa ka ku atule, ya sa ku sohere mwi intorongo,
26 Runtii waxaan kugu leeyahay, Halkaas ka soo bixi maysid ilaa aad siisid beesadda ugu dambaysa.
Ka maniti ni mi wambira, kosono zwe mwa teni kwanda hete no mane kuliha mulando ca mali onse o kwete.
27 Waad maqasheen in la yidhi, Waa inaanad sinaysan.
Muba zuwi kuti kuba tewa kuti, usiye ku panga buhule.
28 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Nin walba oo qof dumar ah damac u eegaa, durba qalbigiisuu kaga sinaystay.
kono i me ni mi wambira kuti, yense yo lola mwanakazi cwo ku mu lakamina, ca mulala mwi nkulo ya kwe.
29 Haddii ishaada midig ku xumayso, iska bixi oo iska tuur, waayo, waxaa kuu wanaagsan in xubnahaaga mid kaa lunto intii jidhkaaga oo dhan jahannamada lagu tuuri lahaa. (Geenna g1067)
linso lyako lye cilyo haiba li ku sitatalisa, u li nyukule mo, mi u linzindire kule nawe, ka kuti ci lotu kwa ko, zi lama ca ko conke ha cifwa cocona, mi mubiri wa ko onse kanji u zindirwa mumulilo we Here. (Geenna g1067)
30 Gacantaada midig hadday ku xumayso, iska jar oo iska tuur, waayo, waxaa kuu wanaagsan in xubnahaaga mid kaa lunto intii jidhkaaga oo dhan jahannamada geli lahaa. (Geenna g1067)
I yanza lyako lye chilyo haiba ni liku sitatalisa, u likosole kwa teni, mi u lisohere kule nawe, kakuli ci lotu kwa ko cilama conke ha ci fwa co nke isiñi mubiri onse ha u nzindirwa mumuliro we Here. (Geenna g1067)
31 Waxaana la yidhi, Ku alla kii naagtiisa furaa, warqaddii furniinka ha siiyo.
ku ba wambiwa hape kuti, muntu ha tanda mwi hyabwe, a mu tambike i mpampili lye kauhano.
32 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Mid walba oo naagtiisa furaa sababta sinada aawadeed maahee, wuxuu ka dhigayaa inay sinaysato, oo kii guursadaa tii la furayna waa sinaystaa.
kono i me ni mi wambira kuti muntu zuhi kamba zuhi yo hindika mwi hyabwe, kwanda o mulandu wo bushahi, u mupanga bushahi. Mi yense yasana musese kuzwa ha kukanwa kaibe i hule naye.
33 Weliba waad maqasheen in kuwii hore lagu yidhi, Waa inaanad nidarradaada jebin, laakiin waa inaad Rabbiga u yeeshaa nidarradaada.
Hape, muba zuwi mu wambiro ku batu ba kwa ikale kuti, 'kanji u nkonkii ca vulisumino bwa mapa kwa Simwine, kono wi zuzirise vulisumino kwe Ireza ko bali sumini cabo.
34 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Ha dhaaraninaba; jannada ha ku dhaaranina, waayo, waa carshigii Ilaah.
Kono ni mi wambira kuti kanji muku nkonka, kamba niheba ce Wulu, ka kuli ji kwina cipula he kere Ireza,
35 Dhulkana ha ku dhaaranina, waayo, waa meeshuu cagihiisa dhigo; Yeruusaalemna ha ku dhaaranina, waayo, waa magaaladii Boqorkii weynaa.
kamba ce nkanda, kakuli nji malyatiro a matende a kwe; kamba ca Jerusalema kakuli muleneñi wa Simwine.
36 Madaxaagana ha ku dhaaran, waayo, tin keliya kama dhigi kartid caddaan ama madow.
Hape musiye ku nkonka ce mitwi yenu, sina ha musa woli ku sandula lusuki lonke kusiha kapa kutuba,
37 Laakiin hadalkiinnu ha ahaado, Haah, haah, maya, maya; wixii intaas ka badan sharkuu ka yimaadaa.
Ci muswanera kuwamba co bufuhi kuta kuti eni eni kapa Ne ne, cihi ne chihi ci hitilira izi cicizwa kumutu mu bilala.
38 Waad maqasheen in la yidhi, Il il ha loo rido, iligna ilig ha loo rido.
Mubazuwi kuti kuba wambiwa kuti, 'Linso ce Linso, mi lino ce Lino,
39 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Sharka ha hor istaagina, laakiin ku alla kii dhabanka midig kaa dharbaaxa, kan kalena u jeedi,
Kono ni mi wambira kuti, kanji mu kanini mutu mubilala. Haiba, yense u ku bakula kwi tama lyo bulyo, muntezekere ni kuyimwi mbali nayo a bakule koo.
40 oo kii doonaya inuu ku ashtakeeyo oo khamiiskaaga kaa qaato, maradaadana u daa,
Mi haiba zumwi u saka kumi suminisa ni kuhinda ci zwato canko, muherere ni ngubo yanko,
41 oo ku alla kii kugu qasba inaad mayl la socotid, laba la soco.
ha iba muntu u kuhambiriza kumu sindikiza cibima conke, u musindikize zibima zo bere.
42 Kii wax kaa barya, sii, oo kii doonaya inuu wax kaa amaahdo ha ka sii jeesan.
U he ku muntu yense yo kukumbira, mi kanji u ka nini muntu yo saka ku kalima kwako.
43 Waad maqasheen in la yidhi, Waa inaad deriskaaga jeclaatid oo cadowgaaga necbaatid,
Mubazuwi kuti kuba wambitwe kuti, u sake yo wikala naye he mbali mi u toye cila ca nko.
44 laakiin waxaan idinku leeyahay, Cadowyadiinna jeclaada, u duceeya kuwa idin habaara, wax wanaagsan u sameeya kuwa idin neceb, oo Ilaah u barya kuwa idin caaya oo idin silciya,
'Kono ni mi wambira kuti, musake zila zenu mi mulaperele bana ba mi nyandisa,
45 si aad u ahaataan wiilashii Aabbihiinna jannada ku jira, waayo, qorraxdiisa wuxuu u soo bixiya kuwa xun iyo kuwa wanaagsan, roobna wuu u di'iyaa kuwa xaqa ah iyo kuwa aan xaqa ahaynba.
Jokuta kuti mube baana be shenu wina kwi Wulu, yo ñatulisa i zuba lyakwe ku bantu va vii mane bulyo ni ba Lukite, mi u tumina i bula ha ba shiyeme ni ba fosahere.
46 Waayo, haddaad jeceshihiin kuwa idin jecel, abaalkee baad leedihiin? Cashuurqaadayaashu miyaanay sidaas oo kale samayn?
Haiba kuti musaka bulyo ba misaka, mupuzo inzi wete ni muka tambule?, esi ni batelisi bo mutero bapanga bulyo?
47 Haddaad salaantaan walaalihiin oo keliya, maxaa dheeraad ah oo aad samaysaan? Dadka kale miyaanay sidaas oo kale samayn?
Mi haiba kuti mu lumerisa bulyo ba kwenu, zintu nzi zi mupanga zi hitilira zi bamwi? esi ni basezi Ireza nabo bapanga bulyo?
48 Saas aawadeed u samaada sida Aabbihiinna jannadu u san yahay.
Mu be hande he, sina ishenu wina kwi Wulu ha shiyeme.

< Matayos 5 >