< Markos 9 >
1 Wuxuu iyaga ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Kuwa halkan taagan qaarkood sinaba dhimasho uma dhadhamin doonaan ilaa ay arkaan boqortooyada Ilaah oo xoog ku imanaysa.
Ayanjile wabhene, “Lwoliiyanga hulimwi bhawili abhanthu abhabhimilile epha ambao hagabhaibhoja ufye shausilye utawala uwa Ngulubhi pawayinza wikhone.”
2 Lix maalmood dabadeed Ciise wuxuu waday Butros iyo Yacquub iyo Yooxanaa; oo wuxuu keligood geeyey buur dheer, hortoodana ayuu ku beddelmay.
Na bada yinshikutanda, uYesu abhega aPetulo, Yakobo na Yohana palishimo numwene wigamba, bhene. Ndipo ahandile agaluhane mbele yao.
3 Dharkiisu aad buu caddaan ula dhalaalay sidii midka dhulka wax ku caddeeya aanu u caddayn karin.
Amenda gakwe gaga luhana gana amulishe alabhe sana nabhe mazelu zaidi uzeluuwasa bhulavha wabhonthi munthi.
4 Markaasaa waxaa iyaga u muuqday Eliyaas iyo Muuseba, waxayna la hadlayeen Ciise.
Phepo aEliya pamoja nu Mose bhahafumila witazi lwabho, bhali bhayanga nu Yesu.
5 Markaasaa Butros la hadlay oo Ciise ku yidhi, Macallimow, waxaa inoo wanaagsan inaynu halkan joogno. Saddex waab aannu ka dhisno, mid adaan kuu dhisaynaa, midna Muuse, midna Eliyaas.
U Petulo ajibula uYesu, “Umwalimo, shinza ati akhale epa, shimo shaliwe, shimo kwa ajili ya Mose na isha mwabhosha Eliya.”
6 Waayo, ma uu garanaynin wuxuu ku jawaabo, maxaa yeelay, aad bay u baqeen.
(Haga amenye ahawaziwa ayanje, bhahogopha sana.)
7 Kolkaasaa waxaa timid daruur oo iyaga hadhaynaysa, daruurtiina waxaa ka yimid cod leh, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay ee maqla isaga.
Ibhingo lwa fumila nabha kwi shile. Ipo isauti ihafuma mwibhingo ihayanga, “Unu mwana wane uwingine. Mutejele zyaje yuyo.”
8 Dhaqsiba goortii ay hareerahooda fiiriyeen, mar dambe ma ay arkin cid kale oo iyaga la joogta Ciise keliya maahee.
Ghafla, pali bha wenya sabha halola uyalinao palishimo, ila uYesu mwene.
9 Markay buurta ka soo degayeen, wuxuu ku amray inaanay ninna u sheegin waxay arkeen intaanu Wiilkii Aadanahu kuwii dhintay ka soo sara kicin.
Pali bhahwiha afume wigamba, amulila huje bhasaheze hubhele umuntu numo gala gunti agabha galolile, paka Umwana wa Adamu piizhyuha afume wabhafwe.
10 Dhexdoodii ayay hadalkii haysteen oo iska weyddiinayeen, Waa maxay ka soo sara kiciddii kuwii dhintay?
Ipo paha ga uta amambo bhibho. Lelo bhayangana bhene kwa bhene lwenu imana yakwe “azyushe afume wa bhafwe”
11 Markaasay waxay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Culimmadu maxay u yidhaahdaan, Eliyaas waa inuu horta yimaado?
Bhaha bhuzya uYesu,”Yenu abhandishi bhaiga uEliya ayize nasonti?”
12 Markaasuu u jawaabay oo ku yidhi, Waa run in Eliyaas horta imanayo oo wax walba soo celinayo. Oo sidee uga qoran tahay xagga Wiilka Aadanaha inuu wax badan ku xanuunsan doono oo la nici doono?
Abhabhula, “lwoli Eliya sagabhiza afume ivhintu vhunti. Yenu isimbilwe Mwana wa Adamu lazima apate amalabha gaminji navhitililwe?
13 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Eliyaas waa yimid, oo wax kasta oo ay doonayeen ayay ku sameeyeen siday uga qoran tahay.
Lelo iyanga hulimwi lelo uEliya ahezele, bhahabhomba shabhayingine nishishila shaiganile, nishi amasimbo shaga yanga ahusu umwene.”
14 Markay xertii u yimaadeen, waxay arkeen dad faro badan oo la jooga. Culimmaduna wax bay weyddiinayeen.
Pabha habhuya wasudwa, bhaha ilola imbunga ingosi izyungulile na Masadukayo bhabisanyaga ahabho bhabisanyaga anabho.
15 Kolkiiba dadkii badnaa markay isaga arkeen aad bay u yaabeen oo ku soo ordeen oo nabdaadiyeen.
Pala pahalola, ibhunga yunti bhahashyiga nahunyilile hulamushe.
16 Kolkaasuu weyddiiyey, Maxaad isweyddiinaysaan?
Abha bhuzywa asundwa abhakwe, “Mubisanya nao kuhusu iyenu?”
17 Markaasaa dadkii badnaa midkood wuxuu ugu jawaabay, Macallimow, waxaan kuu keenay wiilkayga jinni carrab la' qaba.
Umuntu umo muhati yabho ahajibula, “Mwalimo ihale ta umwana wane huliwe; ana iroho iyithavu ihubhomba huje anganda yayanje,
18 Meel alla meeshuu ku qabtoba, wuu ridaa; markaasuu afka ka xumbeeyaa, wuuna ilka jirriqsadaa oo qallalaa. Waxaan xertaada ka baryay inay ka saaraan, wayna kari waayeen.
ihu fanya aje atete mamanje na hugwisye panzi, nafume ipofu mwilomu nasye amino naga gandane. Ihabhalabhile asundwa bhaho humwefye, lelo hagabhawezizwe.
19 Markaasuu u jawaabay oo ku yidhi, Qarni yahow rumaysadka daranu! Ilaa goormaan idinla jiri doonaa? Ilaa goormaan idiin dulqaadan doonaa? Ii keena isaga.
Abhajibu, “Ishizazi ishasa shiwamini izakhale namwe humuda bhuli? Izawejelane namwe paka lii leti hulini? Mleteni kwangu.”
20 Markaasay u keeneen. Goortuu arkay, kolkiiba jinnigii waa gilgilay; dhulkuuna ku dhacay oo laballegdeeyey isagoo afka ka xumbaynaya.
Bhaleta umwana wakwe. Iroho inhavhu palalala uYesu, gafla ihapela ateteme. Usahala agwile paka panzi naafumhe ipovhu wilomu.
21 Markaasuu aabbihiis weyddiiyey, Intee buu waxan qabay? Kolkaasuu yidhi, Tan iyo yaraantiisii.
U Yesu ahabhuzya uyise, “Ihali ine ili awande muda ulyi?” Uyise ayanjile, “Aje afume uwana wakwe.
22 Marar badan wuxuu ku tuuray dab iyo biyo inuu dumiyo, laakiin haddaad wax samayn kartid, noo naxariiso oo na caawi.
Mumomumo itwala humwoto au mumenze naije la humwanga mizywe, kama uwezwa abhombe hahunthi utuhulumile natusaidile.”
23 Ciise wuxuu ku yidhi, Haddaad rumaysan karaysid, wax waluba waa u suurtoobaan ka rumaysan.
U Yesu abhulyile, “Akhashele uli tayali? Hala hantu hawezeha na waya yunthi uya wamini.”
24 Kolkiiba wiilka aabbihiis ayaa qayliyey oo oohin ku yidhi, Sayidow, waan rumaysanahay, iga caawi rumaysaddarradayda.
Ghafla uyise wa mwana ahalila nayanje huje, “Iwamini! Nisaidie asinte awamini wane.”
25 Ciise goortuu arkay dadkii oo u soo ordaya, ayuu jinnigii wasakhda lahaa canaantay oo ku yidhi, Jinni yahow carrabka iyo dhegaha la'u, waxaan kugu amrayaa, Ka soo bax oo kol dambena ha ku noqon.
Uwakati uYesu pahalola imbuga inyila abhale wabhene, ayikemela iroho inthavu nayanje, “awenohobubu uwasaga uhuvha, ihuwamuruleshe, usahinjile wamwene nanthele.”
26 Jinnigii intuu qayliyey, aad buu u gilgilay, kolkaasuu ka soo baxay. Markaasuu wiilku noqday sidii mid dhintay oo kale, sidaa darteeda dad badan baa yidhi, Waa dhintay.
Ahalila wikhone na huhangaisye umwana na iroho ihafumile. Umwana abhoneha uga afyile, Ipo abhinji bhayanjile, “Aje afyile,”
27 Laakiin Ciise ayaa gacanta qabtay oo kiciyey; markaasuu kacay.
Lelo uYesu amwega nukhono abhusywa, umwana ahimelila.
28 Ciise goortuu guriga galay, xertiisii waxay gooni ahaan u weyddiiyeen, Annagu maxaannu u saari kari waynay?
Lula uYesu pahinjila muhatyi, asundwa bhakwe bhahabhuzya shisili, “Yenu satawezizye humwefye?”
29 Wuxuu ku yidhi, Caynkanu wax kale kuma soo bixi karo tukasho iyo soon maahee.
Abhabhulile, “pipo ini haga iwepa ila pwavhile.”
30 Markaasay halkaas ka tageen oo Galili dhex mareen, mana uu doonaynin in la ogaado.
Bhahepa pala najendele wi Galilaya. Haga ahazanga umuntu yayuthi amanye pawilyi,
31 Waayo, xertiisii ayuu wax barayay, oo wuxuu ku yidhi, Wiilka Aadanaha ayaa dadka loo gacangelinayaa, wayna dili doonaan oo markii la dilo, saddex maalmood dabadeed, ayuu sara kici doonaa.
pipo amanyizywaga asudwa bhakwe. Abhabhulile, “Umwana wa Adamu atwalya makhono mwa bhantyu, nahugoje. Paivha afwile, baada yinsiku tatu aizyuha nanthele.”
32 Laakiin hadalkaas ayay garan waayeen, wayna ka cabsadeen inay weyddiiyaan.
Lelo haga bhaha mwelewa agawelezya iza, bhahogopa hubhuzywe.
33 Markaasuu yimid Kafarna'um, oo intuu gurigii joogay ayuu weyddiiyey, Maxaad ka wada hadlayseen intaad jidka ku soo socoteen?
Ipo vhahafiha Karperinaumu. Wakati uhuo pali muhanthi nyumba abhuzizye, “Mwayanga naga yenu mwidala”?
34 Laakiin way aamuseen, waayo, intay jidka ku socdeen waxay ka wada hadlayeen kan ugu weyn.
Lelo bhaha puma mie. Yani bisanya mwidala huje yunanu uwazabhe gosi zaidi.
35 Intuu fadhiistay laba-iyo-tobankii ayuu u yeedhay oo ku yidhi, Haddii qof doonayo inuu dadka u horreeyo, isagaa ugu wada dambayn doona, midiidin buuna u wada noqon doonaa.
Ahakhala pansi abhakuga ilongo na bhamo bhabhilye pamo, ayanga nabho, “Umuntu khawaza abhe wa kwanza, nilazima abhe wa malishilo na wabhatumishile bha bhunthi.”
36 Ilmo yar ayuu qaaday oo dhexdooda joojiyey, oo goortuu gacmihiisii ku soo qaaday ayuu iyaga ku yidhi,
Ahamwanya umwana udodo abhiha pahati yabho. Amwega makhono gakwe, ayanga,
37 Ku alla kii carruurta kan la mid ah midkood magacayga ku aqbalaa, wuu i aqbalaa, oo ku alla kii i aqbalaa, ima aqbalo, wuxuuse aqbalaa kan i soo diray.
“Wabhodthi nishi unu witawa lyane, oyaabha amboshile ninengashele umuntu aposha, saga aphola nene tu, lelo nayula uwantumile.”
38 Yooxanaa baa u jawaabay oo ku yidhi, Macallimow, waxaannu aragnay qof magacaaga jinniyo ku saaraya. Nama uu soo raaco. Waannu u diidnay, waayo, isagu nama uu soo raaco.
U Yohana abhula, “Umwalimu tulolile umuntu kwa wefya iphepo witawa lwaho tuhathubhila, pepo haga atidaga anti.”
39 Laakiin Ciise baa yidhi, Ha u diidina, waayo, ninna ma jiro oo yaab xoog leh magacayga ku sameeyaa oo dhaqso hadal xun iga odhan karaa.
Lelo uYesu ayanga, “Munganda hukhane pipo numo uwaibhomba imbombo ingosi witawa lwani na ipi pamandi ayanje injango imbivhi lwa lyunti.
40 Waayo, kan aan inaga gees ahayn waa inala gees.
Wa bhuntyi uwasagali tofauti natwe ali hu pande witu.
41 Ku alla kii koob biyo ah magacayga idinku siiyaa, maxaa yeelay, waxaad tihiin kuwa Masiix, runtii waxaan idinku leeyahay, Abaalkiisuu ka lumi maayoba.
Wabhuntyi uya yipela ishikombe iminzye agamwele pipo uli Kilisite, lyoli imba bhala hagaitezya usahala gwakwe.
42 Ku alla kii xumeeya yaryarkan i rumaystay midkood, waxaa u roon in dhagaxshiid luqunta looga lalmiyo oo badda lagu tuuro.
Wa bhuntyi uyakosezwa hawa bhali bhali bhadodo abhanamini anye, wali shinza wa mwene apinyilwe inganga ilwasyele huzhingo natagwe muzhumbi.
43 Haddii gacantaadu ku xumayso, iska jar; waxaa kuu wanaagsan inaad gacanla'aan nolosha ku gashid intii aad adigoo laba gacmood leh ula tegi lahayd jahannamada ee ah dabkii aan la demin karayn (Geenna )
Khamba ukhono gwaho kha hukosela gundumulaje. Hubha washi awinjile huwomi bila khono kwiko awinjile kwenye hulozi ulinamakhono gutyi. Mula mumwoto “ugwasaguzimiha”. (Geenna )
44 oo ah meeshii dixirigoodu uusan dhimanayn, dabkuna uusan ka demayn.
(Inatila: Ulutanani ulu, “Pamahali ambapo intofyi sazifwa numwoto ugwasazimiha.” saga uwili katika nakala zakale).
45 Cagtaaduna hadday ku xumayso, iska jar. Waxaa kuu wanaagsan inaad lugla'aan nolosha ku gashid intii adigoo laba cagood leh lagugu tuuri lahaa jahannamada (Geenna )
Igaga khashele likosezywa, lidumula. Je shiza huliwe awijile huwumi khalilema, kuliko atagwe hulozi namagaga gavhili. (Geenna )
46 oo ah meeshii dixirigoodu uusan dhimanayn, dabkuna uusan ka demayn.
(Inatila: Ulutanani ulu, “Amahali itofi hazifwa numwoto usiyoweza azimishe hagagu wili nakala izihali).
47 Haddii ishaadu ku xumayso, iska bixi. Waxaa kuu wanaagsan inaad boqortooyada Ilaah gashid adigoo il keliya leh intii adigoo laba indhood leh lagugu tuuri lahaa jahannamada (Geenna )
Kama iliso lwaho khahukosezwa lisenyaje shinza hwilwe awinjile Utawala uwa Ngulubhi uli niso limo, kuliko kwingia ukiwa maso guntyi ulaje huje mwoto. (Geenna )
48 oo ah meeshii dixirigoodu uusan dhimanayn, dabkuna uusan ka demayn.
Pala apali nintafyi izya sazifya, numwoto ugwa saguzimia.
49 Waayo, mid walba dab baa lagu cusbayn doonaa.
Lelo phipo shila muntyu aifyula numwoto.
50 Cusbadu waa wanaagsan tahay, laakiin cusbadu hadday dhadhan beesho, maxaad wax ku cusbaynaysaan? Cusbo isku lahaada, nabadna isu ahaada.
Umwonyi mwinza, lelo umwonyi khagutezye uwiza wakwe, gubhabhombe bhuli uwinza bhuye nathyena? Munje mwonyi muhatyi yinyu, na uwaushe wa shila umo.”