< Luukos 10 >
1 Waxaa dabadeed Rabbigu wuxuu soo bixiyey toddobaatan kale, oo laba laba ayuu hortiisa u diray ilaa magaalo walba iyo meel walba oo uu tegi lahaa.
Baada jha mambo agha, Bwana akahagula sabini bhangi, ni kubhalaghisya bhabhele bhabhele bhandongo lelayi mu khila mji ni lieneo lya atarajileghe kulota.
2 Wuxuuna ku yidhi, Waxa beerta laga gooynayaa way badan yihiin, shaqaalayaashuse waa yar yihiin. Sidaa darteed Sayidka beergooyska barya inuu shaqaalayaal beertiisa u soo diro.
Akabhajobhela, “Mavuno ghamehele, lakini bhabhomba mbombo bhadebe. Hivyo basi mun'sokayi Bwana ghwa mavuno, ili kwamba atumayi manyata bhabhomba mbombo mu mavuno gha muene.
3 Socda, oo ogaada, waxaan idiin dirayaa sida baraar oo yeey ku dhex jira.
Mulotayi mu miji. Mulangayi nikabhatuma kama kondoo pagati pa mbwa mwitu.
4 Ha qaadanina kiish, ama qandi, ama kabo, ninnaba jidka ha ku nabdaadinina.
Musipendi mfuku ghwa hela, wala mikoba jha bhasafiri, wala firatu, wala msimponesi jhejhioha munjela.
5 Guri alla gurigaad gashaan, horta waxaad ku tidhaahdaan, Gurigan nabad ha u ahaato.
Katika nyumba jhejhioha jhamwibeta kujhingila, hoti mujobhayi, 'Amani jhiyelayi pa nyumba ejhe pala,
6 Ina nabdeed hadduu halkaas joogo, nabaddiinnu waxay ahaan doontaa dushiisa, haddii kalese way idinku soo noqon doontaa.
amani jha muenga jhibeta kubakila panani pa muene, lakini kama siyo, jhibeta kukerebhuka kwa muenga.
7 Gurigaas qudhiisa jooga, idinkoo cunaya oo cabbaya waxay haystaan, waayo, shaqaaluhu waa istaahilaa abaalgudkiisa. Guriba guri ha u dhaafina.
Mubakilayi mu nyumba ejhu, muliajhi na munywayi kyabhibetakuphepela, kwandabha mfanyakazi ikastahili mshahara ghwa muene. Musihami kuhoma nyumba ejhe kulota jhenge.
8 Magaalo alla magaaladaad gashaan oo laydinka soo dhoweeya, waxa laydin soo hor dhigo cuna.
Mji bhobhuoha bhwa mwijhingila, ni kubhapokela, muliajhi kyokyoha kyakibetakubhekibhwa palongolo pa jhomu,
9 Bogsiiya kuwa buka oo halkaas jooga, oo ku dhaha, Boqortooyada Ilaah waa idinku soo dhow dahay.
na muponyesiajhi bhatamu bhabhajhele omu mujhobha kwa bhene, 'ufalme bhwa K'yara uhidili karibu jha muene'
10 Laakiin magaalo alla magaaladaad gashaan, oo aan laydinka soo dhowayn, u soo baxa jidadkeeda, oo dhaha,
Lakini mu mji bhobhuoha bhamwibeta kujhingila, na bhasibhapokeli, mulotayi mu barabara na mujobhayi,
11 Xataa siigada magaaladiinna ee cagahayaga soo raacday, waannu idinku tirtiraynaa, laakiin kan ogaada, Boqortooyadii Ilaah waa dhow dahay.
'Hata lifu lya lijhele magolo gha jhotu tukalikung'hunda dhidi jha muenga! lakini mumanyajhi e'le, Ufalme bhwa K'yara ukaribili.'
12 Waxaan idinku leeyahay, Maalintaas Sodom ayaa ka xisaab fududaan doonta magaaldaas.
Nikabhajobhela ligono lya hukumu libeta kujha ni ustahimilivu nesu kuliko sodoma kuliko mji obhu.
13 Waa kuu hoog, Khorasinay. Waa kuu hoog, Beytsayday, waayo, shuqulladii xoogga lahaa oo laydinku dhex sameeyey haddii Turos iyo Siidoon lagu samayn lahaa, goor horay toobadkeeni lahaayeen, iyagoo dhar joonyad ah gashan oo dambas ku fadhiya.
Ole bhwaku Korazini, Ole bhwaku Bethsaida! Kama mbombo mbaha syasibhombiki mugati mwa jhobhi ngajhibhombiki Tiro ni Sidoni, ngabhatubuili lukhombi nesu, bhitama mugati mu nghobho sya magunila ni malienge.
14 Laakiin maalinta xisaabta Turos iyo Siidoon waa idinka xisaab fududaan doonaan.
Lakini jhibeta kujha usitahimilivu nesu ligono lya hukumu kwa Tiro ni Sidoni zaidi jha muenga.
15 Adiguna Kafarna'umay, samada ma laguu sarraysiin doonaa? Waxaa lagu dejin doonaa Haadees. (Hadēs )
Bhebhe Karperinaumu, wifikiri wibeta kujhinulibhwa hadi kumbinguni? Lepi wibetakuselesibhwa pasi hadi kuzimu (Hadēs )
16 Kan idin maqlaa waa i maqlaa, kan idin diidaana, waa i diidaa, kan i diidaana, wuxuu diidaa kii i soo diray.
Jhaibeta kubhap'elekesya muenga anip'elekesiajhi nene na jhejhioha jhaibeta kubhabela akanibeta nene, akambela jha anitumili “
17 Toddobaatankii farxad ayay la soo noqdeen, iyagoo leh, Sayidow, xataa jinniyadu magacaaga ayay nooga dambeeyaan.
Bhala sabini bhakherebhuiki kwa furaha, bhakajobha, “Bwana, hata mapepo ghakatutii kwa lihina lya jhobhi.”
18 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Waxaan arkay Shayddaankoo sida hillaac samada uga soo dhacaya.
Yesu akabhajobhela, “Nimbwene shetani abinili kuhoma kumbinguni kama radi.
19 Bal ogaada, waxaan idin siiyey amar aad kula tumataan abeesooyin iyo dabaqalloocyo iyo xoogga oo dhan ee cadowga; innaba waxba idinma yeeli doono.
Langayi nibhapelili mamlaka gha kukanya linjoka ni kip'el'el'e ni nghofu syoha sya adui, na kyelepi kyokyoha kwa njela jhejhioha kyakibeta kubhadhuru.
20 Laakiin tan ha ku farxina in jinniyadu ay idinka dambeeyaan, laakiin ku farxa in magacyadiinnu ay jannada ku qoran yihiin.
Hata hivyo musihobhoki tu kwa e'le kwamba roho sikabhatii lakini muhobhokayi nesu kwamba mahina gha jhomu ghalembibhu kumbinguni.”
21 Saacaddaas qudheeda ayuu Ruuxa Quduuska ah ku reyreeyey oo yidhi, Waan kugu mahadnaqayaa, Aabbow, Rabbiga samada iyo dhulkow, waayo, waxyaalahan ayaad kuwa caqliga iyo garashada leh ka qarisay, oo waxaad u muujisay ilmo yaryar. Haah, Aabbow, waayo, sidaas ayaa kaa farxisay.
Mu mda bhola bhola ahobhwiki nesu mu roho mtakatifu, ni kujobha, “Nikusifu bhebhe, Dadi, Bwana ghwa mbingu ni dunia, kwandabha ughafighili mambo agha kwa bhenye hekima ni luhala, ni kughafunula kwa bhabhafundisibhu lepi, kama bhana bhadebe. Ndo, Dadi, kwa kujha ngajhipendisi muhu gha jhobhi.”
22 Aabbahay wax walbaba waa ii dhiibay; oo ninna Wiilka garan maayo cid uu yahay Aabbaha maahee, oo ninna Aabbaha garan maayo cid uu yahay, Wiilka maahee, iyo kii Wiilku doonayo inuu u muujiyo.
“Khila khenu kikabidhibhu kwa nene ni Dadi jhangu, na ajhelepi jha amanyili mwana ndo niani ila mwana, na jhejhioha ambajho mwana inoghela kwifunula kwa muene.”
23 Wuxuuna u jeestay xertiisa oo keli ahaan ugu yidhi, Waxaa barakaysan indhaha arka waxaad aragtaan;
Akabhageukila bhanafunzi, akajobha pa faragha, “Bhabarikibhu bhabha kaghabhona agha ambagho nene nikaghabhona agha ambagho nene nikaghabhona.
24 waayo, waxaan idinku leeyahay, Nebiyo iyo boqorro badan ayaa doonay inay arkaan waxaad aragtaan, mana arkin, iyo inay maqlaan waxaad maqashaan, mana ay maqlin.
Nikabhajobhela muenga, kujha manabii bhamehele ni bhafalme bhanogheleghe kulola mambo gha mkaghabhona, na bhaghabhwene lepi ni mkaghap'eleka na bhaghap'eliki lepi.”
25 Mid sharciga yaqaan ayaa istaagay oo jirrabay, isagoo leh, Macallimow, maxaan sameeyaa si aan ku dhaxlo nolosha weligeed ah? (aiōnios )
Langayi, mwalimu fulani ghwa sheria jha kiyahudi ajhemili ni kun'jaribu, akajobha, “Mwalimu, niketa kiki ili niurithi uzima bhwa milele?” (aiōnios )
26 Wuxuu ku yidhi, Maxaa sharciga ku qoran? Sidee baad u akhridaa?
Yesu akan'jobhela, “Kilembibhu kiki mu sheria? Ukaisoma bhuli?”
27 Isagaa u jawaabay oo ku yidhi, Waa inaad Rabbiga Ilaahaaga ah ka jeclaataa qalbigaaga oo dhan, iyo naftaada oo dhan, iyo xooggaaga oo dhan, iyo caqligaaga oo dhan, deriskaagana waa inaad u jeclaataa sida naftaada.
Akajibu akajobha, “Wibetakun'gana Bwana K'yara ghwa jhobhi kwa muoyo bhwa jhobhi bhuoha, kwa roho jha jhobhi jhioha, kwa nghofu sya jhobhi syoha, ni kwa luhala lwa jhobhi lwoha ni jirani jhakhu kama nafsi jha jhobhi ghwe muene.”
28 Wuxuu ku yidhi, Si hagaagsan ayaad u jawaabtay. Sidaas yeel oo waad noolaan doontaa.
Yesu akajobha, “Ujibili kwa usahihi. Ketayi mebhu na wibeta kuishi.”
29 Laakiin isagoo doonaya inuu iscaddeeyo inuu xaq yahay, ayuu Ciise ku yidhi, Yaa deriskayga ah?
Lakini Mwalimu, akalonda kwibhalangila haki muene, akan'jobhela Yesu, “Ni jirani jhangu niani?”
30 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Nin baa Yeruusaalem ka soo degayay oo Yerixoo ku socday; wuxuuna ku dhex dhacay tuugag, oo intay dharka ka furteen oo garaaceen ayay ka tageen oo daayeen isagoo bestiis ah.
Yesu ajibili akajobha, “Munu fulani akajha iselela kuhoma Yerusalemu kulota Yeriko. Akabina pagati pa bhanyang'anyi, bhabhanyakili mali sya muene, ni kun'tobha ni kundeka karibu ajhe nusu kufwa.
31 Waxay noqotay in wadaad jidkaas ku soo degayay, oo markuu arkay ayuu dhinaca kale maray.
Kwa bahati kuhani fulani akajha iselela mu njela ejhu, bho ambwene akapeta lubhafu l'ongi.
32 Sidaas oo kalena nin reer Laawi ah goortuu meeshaas yimid oo arkay, ayuu dhinaca kale maray.
Mebhwa ni mlawi kabhele, bho afikili mahali pala ni kumbona, akap'eta lubhafu l'ongi.
33 Laakiin nin reer Samaariya ah intuu socday ayuu meeshiisa yimid, oo markuu arkay ayuu u naxariistay.
Lakini Msamaria mmonga, bho asafiri, ap'etili pala pajhele munu ojhu. ambwene asukumibhu ni huruma.
34 Wuuna u dhowaaday, oo nabrihiisii ka duudduubay, oo saliid iyo khamri ku shubay, markaasuu saaray neefkiisii, oo hudheel geeyey, waana u dadaalay.
An'hegeriri ni kun'konga filonda fya muene, akajhitisya mafuta ni divai panani pa muene. Akan'kwesya panani pa mnyama bhwa muene ni kump'eleka mu nyumba jha bhahesya ni kun'hudumila.
35 Maalintii dambe wuxuu soo bixiyey laba dinaar, oo siiyey ninkii hudheelkii lahaa, oo ku yidhi, U dadaal, oo wixii dambe oo kaaga baxa, soo noqodkayga ayaan kuu celin doonaa.
Ligono lya lyafwatili atolili dinari sibhele, ni kumpela mmiliki ghwa nyumba jha bhahesya ni kun'jobhela, 'N'hudumilayi ni kyokyoha kya ziada kya wibeta kutumila, nibekulepa panibekukerebhuka.'
36 Saddexdaas kee bay kula tahay inuu deris u ahaa kii tuugagga ku dhex dhacay?
Jholekhu kati jha abha bhadatu, wifikiri, ajhele jirani kwa muene jha abinili mwa bhanyang'anyi?”
37 Wuxuu ku yidhi, Kii u naxariistay. Markaasaa Ciise ku yidhi, Tag oo sidaas oo kale yeel.
Mwalimu akajobha, “Ni jhola jha alasili huruma kwa muene.” Yesu akan'jobhela, “Lotayi na ukakhetayi mebhu”
38 Intay socdeen wuxuu galay tuulo. Markaasaa qof dumar ah oo Maarta la odhan jiray ayaa gurigeeda gelisay.
Henu bho bhisafiri, bhajhingili mu kijiji fulani, ni n'dala mmonga lihina lya muene Martha an'karibisi kunyumba jha muene.
39 Waxayna lahayd walaal Maryan la odhan jiray, oo iyaduna waxay ag fadhiisatay cagihii Sayidka oo ereygiisa maqashay.
Ajhele ni dada jha akutibhweghe Mariamu, jhaatamili pa magolo gha Bwana ni kup'elekesya lilobhi lya muene.
40 Laakiin Maarta waxaa jiidanaysay hawl badan, oo intay u timid ayay ku tidhi, Sayidow, miyaanay waxba kula ahayn in walaashay i daysay inaan keligay adeego? Haddaba la hadal inay ila qabato.
Lakini Martha akipelili shughuli simehele sya kuandala mlo. Alotili kwa Yesu, ni kujobha, “Bwana, wijalilepi dada jhangu anilekili nihudumilayi ne jhoni? Hivyo basi n'jobhilayi anitangayi.”
41 Laakiin Sayidku waa u jawaabay oo ku yidhi, Maarta, Maartay, wax badan ayaad ka welwelaysaa oo isku dhibaysaa.
Lakini Bwana an'jibili ni kun'jobhela, “Martha, wisumbuka juu jha mambo ghamehele,
42 Laakiin mid baa loo baahan yahay, Maryanna waxay dooratay intii roonayd oo aan laga qaadi doonin.
lakini ni khenu kimonga tu kya muhimu. Mariamu ahaguili kyakijhele kinofu, ambakyo kibetalepi kubhosibhwa kuhoma kwa muene.”