< Yacquub 2 >
1 Walaalahayow, iimaanka Rabbigeenna Ciise Masiix kan ammaanta leh eexasho ha ku haysanina.
Yizın çocar, nureene I'sa Masixhılqa, yişde Xərıng'ulqa şu iman ha'axhee, şu, sa insan mansang'ule ooqa aqqas ıkkan deş.
2 Haddii nin kaatun dahab ah iyo dhar quruxsan qabaa shirkiinna soo galo, oo haddana haddii nin kale oo miskiin ah oo dhar uskag leh qabaa soo galo,
Şu sabıyne cigeeqa, hiib-qiib q'öyre insan ikeepç'eene, manbışde sang'ul gıranın tanalinbıyiy t'ubelib k'ınəəğəyna t'ucva vuxheene, q'ör'es ikkeç'unar kar deşda, yisseyne tanalinçee ixheene.
3 oo aad fiirisaan ka dharka quruxdasan qaba oo aad ku tidhaahdaan, Adigu kaalay oo halkan wanaagsan fadhiiso, oo aad ku tidhaahdaan ka miskiinka ah, Adigu xaggaas istaag ama halkan cagahayga ag fadhiiso,
Şu gıranın tanalinbı ali'ıyng'uqa ilyaakı: «Qora, ina yugna ciga vob, inyaa gyu'reva», kardeşing'uk'led «Ğu maa'acar ulyozreva», «De'eş, ğu qarı, yizde g'elybışeecar gyu'reva» uvheene,
4 miyeydnaan kala qaybsamin oo miyeydnaan noqonin kuwa fikirrada sharka leh wax ku xukuma?
şu məxür sa mansag'ule ooqa aqqaqqa, karaı'dəən fıkırnan haakimar xhinne qeebaxhe.
5 I dhegaysta, walaalahayga aan jeclahayow. Miyaan Ilaah u dooran kuwa ah masaakiinta xagga dunida inay ahaadaan kuwa hodan ku ah rumaysadka oo dhaxla boqortooyaduu u ballanqaaday kuwa isaga jecel?
Zas vukkanan çocar, həşde şu zal yugda k'ırı alixhxhe. Allahee ine dyunyel kar deşinbı g'əvxü, manbışis geed iman huvu. Mang'vee cuvabniy huvu, Cuna Paççahiyvalla Vuc ıkkanne gırgıng'us hevlesva. Məxüd Mang'vee kar deşinbışis ha'as.
6 Laakiin idinku waad maamuus jebiseen miskiinkii. Taajiriintu miyaanay idin dulmin oo miyaanay idiin jiidin maxkamadda?
Şumee kar deşda uleke alişşu. Nya'a, şu karnanbışe dişde hooç'an-g'ooç'an, məhkamabışeeqa ts'ıts'aa'a?
7 Miyaanay caayin magaca wanaagsan oo laydiinku yeedhay?
Nya'a, manbışe dişde, vuşde Xərıng'un I'sa Masixhın do g'eliqqa hele?
8 Haddaba haddaad oofisaan sharciga boqornimada siduu Qorniinku leeyahay, Waa inaad deriskaaga u jeclaataa sida naftaada, si wanaagsan baad yeeshaan.
Allahne Paççahivaline Q'aanunee otk'un vod: «Vas k'anena, vas ğu nəxüriy ıkkan həməxür ıkkiykne». Şu man eyhen ha'axhee, yugda vod ha'a.
9 Laakiin haddaad dadka u kala eexataan waad dembaabtaan, oo sharcigu wuu idinku caddeeyey inaad tihiin kuwa xadgudbay.
Şu sa insan mansang'ule ooqa aqqaqqaxhee, şu Q'aanunun eyhen ha'a deş, bınah haa'a.
10 Ku alla kii sharciga oo dhan xajiya oo qaynuun keliya ku gafa, kulli wuu ku eedaysan yahay.
Şavaayiy Q'aanunee eyhe-eyhen ha'a, mançeedın sa karxheeyid hidya'a, gırgına mansançina bınah mang'us vob.
11 Waayo, kii yidhi, Ha sinaysan; wuxuu kaloo yidhi, Cidna ha dilin. Haddaanad sinaysanin laakiin aad dad disho, waxaad noqotay ku sharciga ku xadgudbay.
«Zina hıma'ava» Uvhuyng'ee «Gimek'avad» uvhuynniy. Ğu zina hidyı'ı, insan gik'veene, meer Q'aanunun eyhen hidya'ana xhinnecar eyxhe.
12 Sidii kuwo sharciga xorriyadda lagu xukumi doono, u hadla oo u yeela.
Allahee insanar g'attivxhan haa'ane Q'aanunus sik'ı şu məhkameeqa ts'ıts'a'as. Mançil-allad ghalençe qı'ğəənçilqab, şu ha'ançilqab yugba fıkır hevle.
13 Xukunku naxariis uma leh kii aan dadka u naxariisan; naxariistu way ka faantaa xukunka.
Rəhı'm hidyaa'ang'uka rəhmıka vuxhes deş. Ğu rəhmıkaxhee, Rəbbeeyid vas rəhmıkan məhkama alğahas.
14 Maxay tartaa, walaalahayow, haddii nin yidhaahdo, Rumaysad baan leeyahay, laakiin aanu shuqullo lahayn? Rumaysadku ma badbaadin karaa isaga?
Yizın çocar, şavaameecad «Zaqa iman vodva» eyhemee, çis sik'ınıd işbı hidya'amee, nya'a, mançike hucoone ixhes? Məxdıne imanısse mana g'attixhan ha'as əxəyee?
15 Walaal wiil ah ama walaal gabadh ah hadday arradan yihiin oo cuntadii maalinta u baahan yihiin,
İlyaake, vuşde çocuqayee, yiçuyqayee tanalqa alya'aniy otxhanan kar deşxhee,
16 oo midkiin ku yidhaahdo iyaga, Nabad gala, diirsada oo dherga, oo weliba aydnaan siin waxa jidhku u baahan yahay, maxay tartaa?
şunad manbışis ıkkanne karbışin nencad hidevu, manbışik'le «Nişinacab hımaa'a, g'ümə apk've, kar oxhneva» uvhuva, nya'a, mançike manbışis hucoona hiyxhar?
17 Haddaba sidaas oo kale rumaysadku haddaanu shuqullo lahayn keli ahaantiisu waa meyd.
İmanıd həməxüdud vod, şoqa mançis sik'ıyn işbı deşxhee, man qik'uyn xhinne eyxhe.
18 Laakiin waxaa la odhan doonaa, Adigu waxaad leedahay rumaysad, anna waxaan leeyahay shuqullo. I tus rumaysadkaaga aan shuqullada lahayn, anna rumaysadkayga shuqulladaydaan kugu tusi doonaa.
Vuşde şavussemecad eyhes əxə: «Vaqa iman vod, zaqad mançis sik'ıyn işbı». Vasse yiğın iman mançis sik'ıyn işbı dena hagvas əxəsınne? Yizın imanıd yizde işbıdcad hagvas.
19 Waad rumaysan tahay in Ilaah yahay mid keliya. Taas waad ku wanaagsan tahay. Xataa jinniyaduna sidaas way rumaysan yihiin, wayna gariiraan.
Ğu Allah sa vornava inyam ha'axhee, manıd yugda vod. Vak'le ats'an, mançilqa cinaaşed inyam ha'an, Mang'ule qətq'ı'n, mançisıb zeze ooxhana.
20 Doqonow, ma doonaysaa inaad garatid in rumaysadka aan shuqullada lahaynu aanu waxba tarin?
Ək'el deşda insan, vak'le mançis sik'ıyn işbı denan iman nişiscad karaı'dəəva ats'anne?
21 Miyaan awowgeen Ibraahim shuqullo lagu caddaynin inuu xaq yahay goortuu wiilkiisii Isxaaq meeshii allabariga ku bixiyey?
Yişda dek eyxheene İbrıhımee, cuna dix I'saq' q'urbanbı allya'ane cigalqa gixhxhımee dişdiy, Allahee mana qorkunava uvhu?
22 Waad garanaysaa in rumaysadku shuqulladiisii la shaqeeyey, oo rumaysadku kaamil ku noqday shuqullada.
Vak'le g'ecen, mang'un işbıyiy iman sana-sançike cureedaxhxhe deş. Mang'une işbışe, mang'un iman hək'en ıxhay hagu.
23 Waxaa rumoobay Qorniinka leh, Ibraahimna Ilaah buu rumaystay, oo waxaa isaga loogu tiriyey xaqnimo, oo waxaa loogu yeedhay saaxiibkii Ilaah.
Məxüd Muq'addasne Otk'unee otk'unin eyxhe: «İbrıhımee Allahee uvhuynçilqa inyam ha'a, mançil-alla Rəbbeyir mana qorkuna insan xhinne hı'sab ha'a». İbrıhımık'led Allahna hambazva eyhe.
24 Waxaad garanaysaan in nin shuqullo lagu caddeeyo inuu xaq yahay oo aan lagu caddayn rumaysadka oo keliya.
Şok'lecad g'ecen, insan saccu imanıkacar deş, hı'iyne işbışikar çikana qorkuna eyxhe.
25 Sidaas oo kale miyaan dhilladii Raxab ahayd shuqullo lagu caddayn inay xaq tahay kolkay soo dhowaysay basaasyadii oo ay jid kale u dirtay?
Yəqqı'le qığeyç'una Raxav yik'el qiyelee'e. Məng'ee izrailybışe g'axuvuynbışis aaxvasda ciga huvu, manbı mennecab yəqqı'n yı'q'əlqa savaak'al hav'u. Nya'a mana, mane yice hav'uyne işil-alla dişdiy qorkuna hı'sab hey'ı?
26 Sida jidhkii aan ruux lahaynu meyd u yahay, sidaas oo kaluu rumaysadkii aan shuqullo lahaynuna meyd u yahay.
Nəxdiy can nafas dena qek'a, həməxüdıd iman çis sik'ıyn işbı dena qek'a.