< Samuu'Eel Labaad 8 >

1 Oo taas dabadeed ayaa Daa'uud reer Falastiin laayay, oo jebiyey, oo Daa'uudna wuxuu gacantii reer Falastiin ka qaaday magaalada la yidhaahdo Meteg Ammaah.
Mançile qiyğa Davud Filiştinaaşile ğamxha, manbı cus vukkanəxüb vuk'lek vukkeeka. Manbışde xılençe Meteg-Ammahıb g'ooşena.
2 Oo wuxuu kaloo laayay reer Moo'aab, oo intuu dhulka jiifiyey ayuu xadhig ku qiyaasay, oo markaasuu laba xadhig wuxuu u qiyaasay in la dilo, xadhig buuxana wuu la hadhay iyagoo nool. Oo reer Moo'aabna addoommay Daa'uud u noqdeen, oo baad bay u keeneen.
Qiyğa Davud Moavbışiler ğamexhena. Mang'vee manbı ç'iyelqa g'alyapk'as alivku, baağıka ulyoopku, manbı xhebne desteeqa bit'al ha'a. Xhebne desteyna q'öble deste mang'vee gyabat'anbı. Sa destemee mang'vee g'ookana. Moavbı Davudus nukarar vooxhe, mang'us nalok'bı qele giviyğal.
3 Daa'uudna wuxuu kaloo dilay boqorkii Soobaah, oo ahaa Hadadceser ina Rexob, intuu ku socday inuu dowladnimadiisii ku soo ceshado Webiga agtiisa.
Tsovayna paççah eyxhena Rexovna dix Hadadezer, Fərat eyhene damayne hiqiy-alladın ciga meed cune xılyaqa alğahasva arayle. Maa'ar Davud mang'ule ğamexhena.
4 Oo Daa'uud wuxuu isagii ka qabsaday kun iyo toddoba boqol oo fardooley ah, iyo labaatan kun oo nin oo lug ah; oo Daa'uudna wuxuu boqno jaray fardihii gaadhiyada waday oo dhan, laakiinse iyagii boqol gaadhifaras buu uga reebay.
Davudee Hadadezerna aazıriy yighıd vəş balkanılyna, g'ad aazırır hoyhar arına esker aqqaqqa. Mang'une balkanaaşina vəş Davudee cus avqu, axuyne daşk'ayk qı'iyne balkanaaşinıd g'elin damarbı gyatxas ilekka.
5 Oo reer Suuriyihii Dimishaqna markay u yimaadeen inay u hiiliyaan boqorkii Soobaah oo ahaa Hadadceser, Daa'uud wuxuu reer Suuriya ka laayay laba iyo labaatan kun oo nin.
Damask vooxhen Arambı Tsovayne paççahıs Hadadezerıs kumagıs abımee, Davudee manbışda g'ayeq'vəd aazır insan gek'a.
6 Daa'uudna wuxuu reer Dimishaq oo Suuriya jooga dhex dhigay rugo askareed, oo reer Suuriyana Daa'uud bay addoommo u noqdeen oo baad u keeneen. Oo Rabbiguna Daa'uud guul buu siiyey meel kastoo uu tegeyba.
Davudee Damask vooxhene Arambışde ölkee cun g'oşunbı ulyozar ha'a. Mang'vee manbışike nukarar haa'a, manbışe Davudus nalok'bı qele giviyğal. Davud nyaqa hark'ıneeyir, Rəbbee mana ğama'ananiy.
7 Markaasaa Daa'uud soo qaaday gaashaammadii dahabka ahaa oo ay wateen addoommadii Hadadceser, wuxuuna keenay Yeruusaalem.
Mang'vee Hadadezerıne insanaaşin k'ınəəğəken g'alxanbı alyaat'u, İyerusalimqa qadayle.
8 Oo magaalooyinkii Hadadceser oo ahaa Betax, iyo Beerootay Boqor Daa'uud wuxuu ka soo qaaday naxaas aad iyo aad u badan.
Paççah Davudee, Hadadezerne Betaxiy Berotay donane şaharbışeençe geed yez adayle.
9 Oo Tocii oo ahaa boqorkii Xamaad markuu maqlay in Daa'uud laayay ciidankii Hadadceser oo dhan,
Xamatne paççahık'le Toik'le Davud Hadadezerne gırgıne g'oşunulecar ğamxhava g'iyxhe.
10 ayaa Tocii wiilkiisii Yooraam u soo diray inuu soo salaamo Boqor Daa'uud oo uu u soo duceeyo, maxaa yeelay, wuxuu la diriray oo dilay Hadadceser; waayo, Hadadceser wuxuu la diriri jiray Tocii. Oo Yooraamna wuxuu keenay weelal lacag ah, iyo weelal dahab ah iyo weelal naxaas ah,
Hadadezeree hammaşee Toika dəv'ə haa'a vuxha. Hadadezerıle ğamxhava Davud nəxüriyva qiyghanas, sayir mana tabrik ha'asva paççah Toiyee dix Yoram mang'une k'anyaqa g'ıxele. Yoramee Davudus k'ınəəğəyn, nuk'rayn, yezan karbı adayle.
11 oo kuwaasna Boqor Daa'uud wuxuu quduus uga dhigay Rabbiga, oo wuxuu ku daray lacagtii iyo dahabkii uu quduuska ka dhigay oo uu ka soo dhacay quruumihii uu jebiyey oo dhan;
Paççah Davudee in cus adıyn k'ınəəğəyken, nuk'rayken, yezaken, vucee menne milletbışike g'ayşuyn karbı Rəbbis g'iysar.
12 kuwaas oo ahaa reer Suuriya, iyo reer Moo'aab, iyo reer Cammoon, iyo reer Falastiin, iyo reer Camaaleq, iyo dhicii uu boqorkii Soobaah oo ahaa Hadadceser ina Rexob ka helay.
Mang'vee Edombışike, Moavbışike, Ammonbışike, Filiştinaaşike, Amalekbışike g'ayşuyn karbı Rəbbis g'iysar. Davudee Tsovayne paççahısse Rexovna dix eyxhene Hadadezerıssed g'ayşuyn karbıd Rəbbis g'iysar.
13 Oo Daa'uudna magac buu isu yeelay markuu ka soo noqday layntii uu reer Suuriya Dooxadii Cusbada kaga laayay siddeed iyo tobanka kun oo nin.
Davudee Q'evane q'aadalil Edombışda yits'ımoled aazır insan oot'al-ooxal hı'ı siyk'almee, mana gırgıng'uk'le ats'axhxhena.
14 Oo wuxuu Edom dhex dhigay rugo askareed; oo Edom oo dhanna wuxuu dhex dhigay rugo askareed, oo reer Edom oo dhammuna Daa'uud bay addoommo u noqdeen. Oo Rabbiguna Daa'uud guul buu siiyey meel kastoo uu tegeyba.
Edomne gırgıne suralqa mang'vee cun g'oşunbı ulyoozar hı'iyle qiyğa, Edombı mang'un g'ular vooxhe. Davud nyaqa hark'ıneeyir Rəbbee mana ğama'ananiy.
15 Oo Daa'uudna reer binu Israa'iil oo dhan buu u taliyey; oo Daa'uud wuxuu dadkiisii oo dhan ugu gar qaybshay xukun iyo caddaalad.
Davud İzrailynacar paççah eyxhe. Mang'vee millet qotkuda vuk'lek ıkkekka, gırgıngunemeeyir mana qorkura ıxha.
16 Oo waxaa ciidanka u sarrayn jiray Yoo'aab oo ay Seruuyaah dhashay; oo taariikhdana waxaa qori jiray Yehooshaafaad ina Axiiluud,
Tseruya donane zəiyfayna dix Yoav g'oşunna xərna ıxha. Axiludna dix Yehoşafat taarix oyk'anna ıxha.
17 oo wadaaddona waxaa ahaa Saadooq ina Axiituub, iyo Axiimeleg ina Aabyaataar, oo Seraayaahna wuxuu ahaa karraani;
Axituvna dix Tsadokiy Evyatarna dix Aximelek kaahinar vuxha. Seraya mirza ıxha.
18 Benaayaah ina Yehooyaadaacna wuxuu u taliyey reer Kereetiim iyo reer Feleetii, oo Daa'uud wiilashiisuna waxay ahaayeen wasiiro.
Yehoyadayna dix Benaya Keretbışdayiy Peletbışda xərna ıxha. Davudun dixbı kaahinar vuxha.

< Samuu'Eel Labaad 8 >