< Samuu'Eel Kowaad 1 >

1 Waxaa jiray nin reer Raamaatayim Soofiim ahaa oo degganaa dalkii buuraha lahaa ee reer Efrayim, magiciisana waxaa la odhan jiray Elqaanaah, oo wuxuu ahaa ina Yeroxaam, ina Eliihuu, ina Toohuu, ina Suuf, wuxuuna ahaa reer Efraad;
Efrayimne suvabınane cigee, Rama eyhene şaharee Elkanava adamiy eyxhe ıxha. Mana İyeroxamna dix ıxha. İyeroxamur Elihuyna dix ıxha, Elihur Toxuyna dix ıxha, Toxur Tsufayna dix ıxha. Tsufiy cuke g'abıynbı Efrayimne nasılıne cigabışee aaxva vuxha.
2 oo wuxuu lahaa laba naagood, middood magaceeda waxaa la odhan jiray Xannaah, tan kale magaceeduna wuxuu ahaa Feninnaah. Feninnaah carruur bay lahayd, laakiinse Xannaah carruur ma lahayn.
Elkanıka Xannayiy Peninna donan q'öyre xhunaşşer vuxha. Peninnayka uşaxar vobunbıniy, Xannaysme uşaxar vooxhe deşdiy.
3 Oo ninkaasu sannad ka sannad wuxuu ka bixi jiray magaaladiisa, oo wuxuu u tegi jiray inuu Rabbiga Ciidammada Shiiloh ku caabudo oo allabari u bixiyo. Oo Ceelii labadiisii wiil oo ahaa Hofnii iyo Fiinexaas, ee Rabbiga wadaaddo u ahaana halkaasay joogeen.
Seniys mana insan cune şahareençe qığeç'u, hayk'an ıxhana Şilo eyhene şahareeqa Xəəne G'oşunbışde Rəbbis ı'bəədat hı'ı, q'urbanbı alylya'asva. Mane gahıl Xofniyiy Pinxas Rəbbin kaahinarniy vob. Manbı Eliyn dixbı vuxha.
4 Oo Elqaanaah maalintii uu allabariga bixiyey ayuu qayb siiyey naagtiisii Feninnaah iyo wiilasheedii iyo gabdhaheedii oo dhan,
Elkanee q'urban ablyaa'ane yiğıl cune xhunaşşeys Peninnays, məng'ı'ne dixbışdeyiy yişbışde gırgıng'us q'urbanna pay hoolenaniy.
5 laakiinse Xannaah wuxuu siiyey qayb labanlaab ah; maxaa yeelay, Xannaah wuu jeclaa, laakiinse Rabbigaa maxalkeedii xidhay.
Xannaysme mang'vee q'öble pay hoole vuxha. Rəbbee məng'ı's uşax hidele ıxheeyid, Elkanays mana geerniyxhe yikkiykanna.
6 Tii dhibi jirtay ayaa aad uga cadhaysiisay, si ay uga xanaajiso, maxaa yeelay, Rabbigaa maxalkeedii xidhay.
Xannayne q'əyeeme, Rəbbee məng'ı's uşax hideleva məng'ı'lqa cuvabbı ayhe, demalqa giyxhe yixha.
7 Oo intuu saas yeelayay sannad ka sannad, markii ay gurigii Rabbiga tagtay, ayay ka xanaajisay iyadii, taas daraaddeed way ooyday, oo waxba ma ay cunin.
Senbı inəxüd ı'lğəə ıxha. Xanna, mısa Rəbbine xaaqa hark'ınee, məng'ı'ne q'əyee məng'ı'lqa cuvabbı ayhe ıxha. Xanna man eyhenbı g'ayxhı, geeşe yixha, karıd məng'ee otxhan ıxha deş.
8 Markaasaa ninkeedii Elqaanaah wuxuu iyadii ku yidhi, Xannaah, maxaad u ooyaysaa? Oo maxaad wax u cuni weyday? Oo maxaa qalbigaagu u xumaaday? Miyaanan anigu toban wiil kaaga wanaagsanayn?
Məng'ı'ne adamee, Elkanee, məng'ı'k'le eyhe ıxha: – Xanna, nya'a geeşe? Nya'a kar udyotxhan? Nya'a yiğın yik' gyotxhan? Nya'a, zı yiğnemee yits'ne duxayle hexxana dişde vor?
9 Saas aawadeed Xannaah way kacday markii ay Shiiloh wax ku cuneen oo ay wax cabbeen dabadeed. Haddaba wadaadkii Ceelii ahaa wuxuu ku fadhiistay kursigiisii oo ag yiil macbudka Ilaah tiirkiisa.
Manbışe Şilo eyhene şaharee otxhun-ulyodğuyle qiyğa, Xanna g'elilqa sığeetsa. Kaahin Eliyir, Rəbbine xaane akkabışisne gyu'ur eyxhe.
10 Iyadu aad bay u murugootay, oo intay ooyday ayay Rabbiga bariday.
Yik' gyotxhan-gyotxhan Xannee Rəbbis hülöörəxə düə haa'a vuxha.
11 Markaasay nidar nidartay, oo waxay tidhi, Rabbiga Ciidammadow, haddaad fiirisid dhibta aan anoo addoontaada ah qabo, oo aad i soo xusuusatid, ee aadan i illoobin anoo addoontaada ah, laakiinse aad i siiso wiil, de markaas cimrigiisa oo dhan waan ku siinayaa, Rabbiyow, oo madaxiisana mandiil lama marin doono.
Məng'ee Rəbbis miz k'yav'u, inəxüd cuvab hele: – Xəəna G'oşunbışda Rəbb, Vak'lecab Yiğne bendelqa abına ver g'oocena. Vasse, zı Yiğna bende yik'el hidirxınee, zas sa dix huvee, zınar mana gırgıne gahbışis Vas heles. Mana Rəbbis g'assırva, mang'una vuk'ul mısacab gyapxhas deş.
12 Oo intii ay Rabbiga hortiisa ku baryootamaysay ayuu Ceelii fiiriyey afkeedii.
Xannee Rəbbis xıliyna düə haa'a vuxha, Eliyir gyu'ur məng'ı'ne ghalika ilyakka ıxha.
13 Haddaba Xannaah waxay ka hadlaysay qalbigeeda, oo bushimaheeda keliya ayaa dhaqdhaqaaqayay, laakiinse codkeedii lama maqlin; sidaas daraaddeed Ceelii wuxuu mooday inay sakhraantay.
Xannee yik'eençe düə haa'ava, məng'ı'n saccu ghalycad ı'ğiykar eyxhe, ses g'iyxhe eyxhe deş. Eliysqa məxı'd qayle, məng'ee ulyodğuniyxan vod.
14 Markaasaa Ceelii wuxuu iyadii ku yidhi, Ilaa gormaad sakhraamaysaa? Khamrigaaga iska fogee.
Mançil-allad mang'vee eyhen: – Ğu mısılqameene ulyoğas? Mançıkana g'alepçe, valqa qeera!
15 Markaasaa Xannaah u jawaabtay oo ku tidhi, Maya, sayidkaygiiyow, ee waxaan ahay naag ruuxeedu murugaysan yahay, oo ma aanan cabbin khamri iyo wax lagu sakhraamo toona, laakiinse naftaydaan Rabbiga ku baryayaa.
Xannee eyhen: – Yizda xərna, yizın yik' gyotxhan ıxhayke, zı Rəbbis yizın yik' q'əra qa'a. Zı çaxıriy p'iyva deş ulyodğu.
16 Anoo addoontaada ah ha igu tirin gabadh xun; waayo, welwelkayga iyo xanaaqayga batay aawadood ayaan ilaa haatan u hadlayay.
Vasqa məxüd qımaylecen, zı abır deşda zəiyfaniyxan. Zalqa xəbna ver abıva, yizın yik' gyotxhanva, zı düə məxı'b hav'u.
17 Markaasaa Ceelii u jawaabay oo yidhi, Nabad ku tag, oo Ilaaha reer binu Israa'iil ha ku siiyo baryadaadii aad weyddiisatay.
Eliyee alidghıniy qele: – Yugna yəq vuxhena. İzrailyne Allahee, ğu heqqiyn vas helesın.
18 Markaasay tidhi, Anoo addoontaada ah naxariis aan kaa helo. Sidaas daraaddeed naagtii way iska tagtay, oo wax bay cuntay, oo wejigeeduna mar dambe ma murugsanayn.
Xannee: «Ğu zaqa, yiğne bendeyqa, yugra eyxheva» uvhu, sark'ıl cene yəqqı'n ark'ın kar oyxhan. Mançile qiyğa məng'ee aq'va qa'a deş.
19 Markaasay aroor hore kaceen, oo Rabbiga caabudeen, dabadeedna way noqdeen, oo yimaadeen gurigoodii Raamaah ku yiil; markaasaa Elqaanaah u tegey naagtiisii Xannaah; oo Rabbiguna iyadii wuu xusuustay.
Qinne yiğıl manbı miç'eeb çakba oza qeepxha, Rəbbis ı'bəədat hı'ı Ramayeene, cone xaaqa, siviyk'al. Elkana cune xhunaşşeyka Xannayka g'ılexha, Rəbbeeyid məng'ıs ıkkanan ha'an.
20 Oo markii wakhtigii la gaadhay ayay Xannaah uuraysatay, oo ay wiil dhashay; oo magiciisiina waxay u bixisay Samuu'eel, oo waxay tidhi, Maxaa yeelay, isagaan Rabbiga weyddiistay.
Sabara gah ılğevç'uyle qiyğa Xanna vuxhne ayxu sa dix uxooxa. Məng'ee «Mana Rəbbike heqqıva» uvhu, mang'un do Şamuel (Allahık'le g'ayxhı) giyxhe.
21 Markaasaa ninkii Elqaanaah ahaa, iyo reerkiisii oo dhammuba waxay u tageen inay Rabbiga u bixiyaan allabarigii sannad walba joogtada u ahaa iyo nidarkiisii.
Elkanayiy cuna xizan, Rəbbis senıs ablyaa'ana q'urban ablyaa'asvayiy Rəbbis huvuyn cuvab aqqasva, Şiloyeeqa havayk'an.
22 Laakiinse Xannaah ma ay tegin, waayo, waxay ninkeedii ku tidhi, Anigu tegi maayo ilaa wiilka naaska laga gudhiyo, dabadeedna waan keeni doonaa inuu Rabbiga hortiisa ka muuqdo, oo uu halkaas joogo weligiisba.
Xannamee mang'uka hiyeek'an deş. Məng'ee adamiyk'le eyhen: – Nebeluğ gyarğılıyle qiyğa, zı mana Şiloyeeqa Rəbbis heles ıkkees. Mana gırgıne gahbışis maa axvas.
23 Markaasaa ninkeedii Elqaanaah ku yidhi, Wixii kula wanaagsan yeel; oo iska joog ilaa aad naaska ka gudhisid, laakiinse Rabbigu eraygiisa ha adkeeyo. Sidaas aawadeed naagtii way iska joogtay oo wiilkii bay nuujisay ilaa ay naaskii ka gudhisay.
Elkaneeyid eyhen: – Vas ıkkanəxüd he'e, mana gyarğıl ç'əvxhesmee xaa giyre. Hasre Rəbbeeyid Vuce huvuyn cuvab aqqecen. Mana, dix gyarğıl ç'əvxhesmee, cuka xaa eexva.
24 Oo markay isagii naaska ka gudhisay ayay qaadatay oo la tagtay isagii, iyo saddex dibi, iyo eefaah bur ah, iyo qarbed khamri ah, oo waxay isagii keentay gurigii Rabbiga ee Shiiloh ku yiil, oo wiilkuna wuu yaraa.
Uşax gyarğılmee, Xannee xhebne seniyna conga, sa urvanna maşuk', sa tuluğud çaxıren alyaat'u, Rəbbine Şiloyeene xaaqa hiyeek'an. Mane gahıl uşax k'ılda ıxha.
25 Markaasay dibi qaleen, oo wiilkiina waxay u keeneen Ceelii.
Conga gyuvk'iyle qiyğa, Xannee uşaxıd alyaat'u Eliysqa arı,
26 Kolkaasay tidhi, Sayidkaygiiyow, waxaan ku dhaaranayaa naftaada nool, Sayidkaygiiyow, waxaan ahay naagtii halkan ku soo ag istaagtay, iyadoo Rabbiga baryaysa.
mang'uk'le eyhen: – Yizda xərna, yiğne canalqan k'ın ixhen, inyaa, yiğne k'ane ulyorzul Rəbbis düə haa'ana şena zəiyfa, zıniy vor.
27 Waxaan ka baryay wiilkan, oo Rabbigu waa i siiyey baryadaydii aan weyddiistay isaga,
Zı ine uşaxnemeeniy düə haa'a, Rəbbee zı heqqıyn, zas huvuyn.
28 sidaas daraaddeed waxaan isaga siiyey Rabbiga, oo intuu nool yahay oo dhan waxaa leh oo la siiyey Rabbiga. Oo isna halkaasuu Rabbiga ku caabuday.
Həşde zı mana Rəbbis hele. I'mı'rvollete mana Rəbbina ixheskan. Manbışe maa'ad Rəbbis ı'bəədat ha'a.

< Samuu'Eel Kowaad 1 >