< Samuu'Eel Kowaad 19 >

1 Markaasaa Saa'uul la hadlay wiilkiisii Yoonaataan iyo addoommadiisii oo dhan, oo wuxuu ku amray inay Daa'uud dilaan.
Şaulee cune duxayk'le Yonatanık'leyiy cune hiqiy-allanbışik'le Davud gik'eva eyhe. Yonatanısmee, Davud geer ıkkan ıxha.
2 Laakiinse Saa'uul wiilkiisii Yoonaataan ahaa Daa'uud aad buu ugu farxay. Markaasaa Yoonaataan wuxuu Daa'uud u sheegay oo ku yidhi, Aabbahay Saa'uul wuxuu doonayaa inuu ku dilo. Haddaba waan ku baryayaaye, subaxdii digtoonow, oo intaad meel qarsoon gashid dhuumo;
Yonatanee Davudulqa xabar g'uxoole: – Yizde dekkıs Şaulus ğu gik'asır ıkkan. Həşdiyle, hucoon ixhes, ğucar ğu g'iyqa miç'eer havace. Sa ciga t'abal hı'ı, çolee dyugulyxhe.
3 oo anigu waan tegayaa, oo beerta aad ku jirto dhexdeeda ayaan aabbahay ag istaagayaa, oo xaggaagaan aabbahay kala hadlayaa, oo hadday wax jiraanna waan kuu soo sheegayaa.
Zınar dekkıkasana çoleeqa, ğu dyugulyxhayne cigaysqa, ayres. Mang'uka yiğne hək'ee yuşan ha'as, mang'vee hucooyiy uvhu zı valqa hixhar ha'asın.
4 Oo Yoonaataanna wax wanaagsan ayuu aabbihiis Saa'uul uga sheegay Daa'uud, oo ku yidhi, Addoonkaaga Daa'uud ha ku dembaabin, maxaa yeelay, isagu kuguma uu dembaabin, oo shuqulladiisuna xaggaaga aad bay ugu wanaagsanaayeen,
Yonatanee dekkıs Şaulus, Davudne hək'ee yugun karbı yuşan hı'ı, eyhen: – Paççahee, cune nukarıs Davudus pisvalla hımaa'acen. Mang'vee vas mısacab pisvalla hav'u deş. Mang'vee hı'iyn gırgın işbıd, yiğne yugvalinemee ıxha.
5 waayo, intuu isku biimeeyey ayuu kii reer Falastiin dilay, oo Rabbiguna guul weyn buu u sameeyey reer binu Israa'iil oo dhan. Waad aragtay, waanad ku faraxday, haddaba maxaad dhiig aan xaq qabin ugu dembaabaysaa inaad sababla'aan Daa'uud u disho?
Mang'vee, qik'uyle qı'dərq'ı'n Filiştinğançena Golyat gik'u, Rəbbeeyib İzrail g'attivxhan hav'u. Ğunar man g'acu, şadxhana. Nya'a ğu nişilycar-alla taxsir deşda Davud gik'u, q'ərane cigeeqa eb k'yaavak'an hav'u, vasda bınah haa'as?
6 Markaasaa Saa'uul maqlay codkii Yoonaataan, oo wuxuu ku dhaartay nolosha Rabbiga inaan Daa'uud la dilayn.
Şaulee Yonatanne cuvabıl k'ırı alixhxhı, «Zı mana gik'as deşva» uvhu, Vorne Rəbbine hək'ee k'ın g'iysar.
7 Dabadeedna Yoonaataan Daa'uud buu u yeedhay, oo u sheegay waxyaalahan oo dhan. Markaasaa Yoonaataan Daa'uud u keenay Saa'uul, oo uu hor joogay sidii waagii hore.
Yonatanee Davud qort'ul, co yuşan hı'iyn gırgın mang'us yuşan ha'a. Qiyğar, Davud Şaulusqa ıkkekka. Davudur şenkiyn xhinne, Şaulusnee axva.
8 Oo haddana mar kale waxaa dhacay dagaal. Markaasaa Daa'uud baxay oo la diriray reer Falastiin, oo intuu aad u laayay ayay ka hor carareen.
Meeb dəv'ə giviyğal. Davudur oza qıxha ayk'anna Filiştinaaşika saç'ikkvas. Davud manbı ootal-ooxhal hav'u, ğamexhena, manbı Davudne ögiyle heebaxanbı.
9 Oo haddana ruux xun oo xagga Rabbiga ka yimid ayaa ku soo degay Saa'uul isagoo gurigiisa dhex fadhiya oo warankiisii gacanta ugu jiro; markaasaa Daa'uud gacanta ku dhuftay kataaraddii.
Yiğbışde sa yiğıl Şaul xaa'ar xıle nizeyka gyu'uringa, mang'ulqa Rəbbee g'axuvuyn pisın rı'hı'd qadı gexa. Davudee mane gahıl lira ı'lyviyxə vooxhe.
10 Oo Saa'uulna wuxuu damcay inuu Daa'uud wareemo oo uu derbiga ku qodbo; laakiinse wuu ka cararay Saa'uul hortiisii oo Saa'uul wuxuu warankii ka taagay derbigii. Daa'uudna wuu cararay, oo habeenkaasuu baxsaday.
Şaulus Davud nizeyka barugus at'iq'an ha'as ıkkiykan. Davud mang'une ögiyle hexvana, mang'vee avhuyn nized qadı barugeeqa k'exa. Mane xəmde Davud hixu g'ittiyxhanna.
11 Markaasaa Saa'uul rag u diray Daa'uud gurigiisii, oo wuxuu ku yidhi, Dhawra oo subaxdii isaga dila. Markaasaa Miikaal oo Daa'uud naagtiisii ahayd ayaa warkii u sheegtay, oo ku tidhi, Haddaadan caawa naftaada la baxsan, berri waa lagu dilayaa.
Şaulee Davudne xaaqa insanar g'ıxoole, mana nyaariyva ats'axhxha, miç'eer g'ik'ecenva. Davudne xhunaşşee Mikalee, mang'us xabar huvu eyhen: – G'iyna xəmde vasse, hixu dyugulyxhes dəxeene, g'iyqa miç'eer ğu g'ik'asda.
12 Haddaba Miikaal waxay Daa'uud ka dejisay daaqaddii; oo isna intuu tegey ayuu cararay, waana baxsaday.
Qiyğa Mikalee Davud g'uleençe gyaqqa, manar hixu g'ittiyxhanna.
13 Markaasaa Miikaal waxay soo qaadday sanam oo sariirtay saartay, oo waxay madaxa u dhigtay barkin dhogor riyood ah, waxayna ku dedday dhar.
Mikalee xaana byuty alyapt'ı tyuleeqa giviyxhe, vuk'lelqad ç'ərnan ts'e'ın g'ekva qali'ı, ooqad tanalinbı adaççe.
14 Oo markii Saa'uul rag u soo diray inay Daa'uud soo kexeeyaan ayay ku tidhi, Wuu bukaa.
Şaulee, Davud aqqasva g'axuvuyn insanar abımee, Mikalee «Mana ık'ar vorva» eyhe.
15 Markaasaa Saa'uul raggii soo diray inay Daa'uud soo arkaan, oo wuxuu ku yidhi, Isagoo sariirta ku jiifa ii keena aan dilee.
Şaulee mebın insanar g'axuvu, eyhen: – Mana tyulyunukacar zasqa ayre, zı mana gik'as.
16 Oo raggiina markay gurigiisii soo galeen ayay arkeen sanamkii oo sariirta saaran oo barkin dhogor riyood ahu madaxa u taal.
Man insanar aqa ikkeepç'ımee g'ecen, tyuleeqa, vuk'lelqa ts'e'ın g'ekva qali'ıyn byutud hotku.
17 Kolkaasaa Saa'uul wuxuu Miikaal ku yidhi, Naa maxaad saas iigu khiyaanaysay oo cadowgayga u sii daysay inuu baxsado? Miikaalna waxay Saa'uul ugu jawaabtay, Wuxuu igu yidhi, I sii daa, yaanan ku diline.
Şaulee Mikalık'le eyhen: – Nya'a zas horbı hı'ı? Yizda duşman g'aykkı, manar hixu g'attirxhınna. Mikalee Şaulus alidghıniy qele: – Davudee zak'le uvhuyn, g'aykke zı əlyhəəs! Deşxheene, zı ğu giyk'as!
18 Haddaba Daa'uud wuu cararay oo wuu baxsaday, oo wuxuu Samuu'eel ugu yimid Raamaah, oo u sheegay kulli wixii Saa'uul ku sameeyey oo dhan. Markaasaa isaga iyo Samuu'eel waxay tageen oo degeen Naayood.
Davud hixu g'attirxhınmee, Ramayeeqa Şamuelyne k'anyaqa qarı, Şaulee cuk hı'iyn gırgın mang'us yuşan ha'an. Mançile qiyğa mana Şamuelika sacigee Nayot eyhene şahareeqa ark'ın, maa aaxva.
19 Saa'uulna waa loo soo sheegay, oo lagu yidhi, Daa'uud wuxuu joogaa Naayood oo Raamaah ku taal.
Şaulus «Davud Ramayeene Nayoturva» xabar qabayle.
20 Markaasaa Saa'uul rag u soo diray inay Daa'uud soo qabtaan; oo iyana markay arkeen guutadii nebiyada ahayd oo wax sheegaya, iyo Samuu'eel oo dhex taagan oo madax u ah ayaa ruuxii Rabbigu ku soo degay raggii Saa'uul soo diray, oo iyana wax bay sii sheegeen.
Şaulee mana aqqasva, maqa insanar g'ıxoole. İnsanaaşik'le, Şamuel q'oma ulyorzulyne peyğambaraaşine desteyn peyğambariyvalla haa'a g'ooce. Man g'acumee, Şaulee g'axuvuyne insanaaşilqad Allahın Rı'h geç'e. Manbışeb peyğambariyvalla haa'a giviyğal.
21 Oo taas markii Saa'uul loo sheegay ayuu haddana soo diray rag kale, oo iyana wax bay sii sheegeen. Oo haddana mar saddexaad ayaa Saa'uul rag kale soo diray, oo iyana wax bay sii sheegeen.
Man ıxhaynbı Şaululqa hixhar hı'ımee, mang'vee mebın insanar g'ıxoole. Manbışeb peyğambariyvalla haa'a. Şaulee, xhebe'es insanar g'uxoole, manbışeb peyğambariyvalla haa'a.
22 Markaasaa isagiina Raamaah tegey, oo wuxuu yimid ceelka weyn oo ku yaal Sekuu, dabadeedna dadkii buu wax weyddiiyey oo ku yidhi, Samuu'eel iyo Daa'uud xaggee bay joogaan? Oo waxaa lagu yidhi, Waxay joogaan Naayood oo Raamaah ku taal.
Nekke qiyğa vuccar Ramayeeqa arı, Seku eyhene cigayne k'anene, xənne kahrızısqa qarı, maane insanaaşike qiyghanan: – Şamueliy Davud nyaane vob? Maane neng'veemee, «İnyaa'ab, Ramayeene Nayotee vobva» eyhe.
23 Markaasuu wuxuu tegey Naayood oo Raamaah ku taal; markaasaa isagiina waxaa ku soo degay ruuxii Ilaah, oo wuu sii socday, oo sidii nebi buu wax u sheegay tan iyo ilaa uu yimid Naayood oo Raamaah ku taal.
Şaul Ramayeene Nayotqa əlyhəəmee, mana Allahne Rı'hı'n aqqaqqa. Qıyğar insanaaşe Şaul Ramayeene Nayotulqa qıkkeka. Mang'veeyib peyğambariyvalla haa'a vuxha.
24 Oo isna dharkii buu iska siibay, oo Samuu'eel hortiisuu wax ku sii sheegay, oo halkaasuu jiifay isagoo qaawan maalintii oo dhan iyo habeenkii oo dhan. Oo sidaas daraaddeed waxay yidhaahdaan, Saa'uulna ma nebiyaduu ka mid yahay?
Qiyğa mang'vee tanalinbı qakki'ı, Şamuelyne ögil peyğambariyvalla haa'a. Mana bıkırne yiğnayiy xəmna ts'eler qukyork'ul axva. Mançil-alla insanaaşe eyhe: «Şaulıkerne peyğambar ıxha?»

< Samuu'Eel Kowaad 19 >