< 1 Yooxanaa 5 >
1 Ku alla kii rumaysta inuu Ciise yahay Masiixa, Ilaah buu ka dhashay; oo ku alla kii jecel kan dhalay, kan isaga ka dhashayna wuu jecel yahay.
Yense yozumina kuti Jesu nji Kiresite u pepwetwe ku zwilila kwa Ireeza. Mi yense yosaka isi muntu usaka mwana yo pepwetwe ku zwa kwali.
2 Taasaynu ku garanaynaa inaynu carruurta Ilaah jecel nahay, goortaynu Ilaah jeclaanno oo qaynuunnadiisa xajinno.
Chobuti twizi kuti tusaka bana ba Ireeza: hatu saka Ireeza niku panga intaelo zakwe.
3 Waa kan jacaylka Ilaah, kaasoo ah inaynu qaynuunnadiisa xajinno; oo qaynuunnadiisuna ma cusla.
Mokuti ili njilato lya Ireeza: kuti tubike intaelo zakwe. Mi intaelo zakwe kazilemi.
4 Ku alla kii ka dhashay Ilaah, wuxuu ka adkaadaa dunida, oo waxaa libta ka adkaata dunida ah rumaysadkeenna.
Mukuti yense yopepetwe kuzwilila kwa Ireeza u koma inkanda. Mi ichi njikuwina kukoma inkanda: intumelo yetu.
5 Waa ayo kan dunida ka adkaadaa, kan rumaystaa inuu Ciise yahay Wiilka Ilaah mooyaane?
Njeni yozo yokoma inkanda? Iye yozumina kuti Jesu Mwana wa Ireeza.
6 Kanu waa kii biyo iyo dhiig ku yimid, oo ah Ciise Masiix; biyo keliya kuma iman, laakiin wuxuu ku yimid biyo iyo dhiig.
Uzu njiyena yabakezi cha menzi ni malaha: Jesu Kiresite. Kanabezi bulyo chamenzi, kono chamenzi ni malaha.
7 Oo waa Ruuxa kan maragga furaa, waayo, Ruuxa waa runta.
Mukuti kwina botatwe bena bupaki:
8 Waxaa jira saddex marag fura; waana Ruuxa iyo biyaha iyo dhiigga, oo saddexdaasuna waa isku mid.
Luhuho, menzi, ni malaha. Izi zotatwe zina mwintumelelano.
9 Haddii aynu maragfurka dadka aqbali lahayn, maragfurka Ilaah baa ka weyn, waayo, maragfurka Ilaah waa kan oo ah inuu Wiilkiisa ka marag furay.
Heva tuwana vupaki vwa vantu, vupaki vwa Ireeza vukando. Vushupi vwa Ireeza njovu, chava hi vupaki ku amana za mwana kwe.
10 Ka Wiilka Ilaah rumaystaa maragguu ku haystaa nafsaddiisa, kii aan Ilaah rumaysanna, wuxuu isaga ka dhigay beenaaleh; maxaa yeelay, wuxuusan rumaysan maraggii uu Ilaah ka marag furay Wiilkiisa.
Yense yo zumina mu Mwana Ireeza iye mwine wina vushupi mwali. Yense yasa zumini Ireeza chava mupangi kuti uchenga, kakuli ka zumine vupaki vwa hele Ireeza ku amana za Mwana kwe.
11 Maragguna waa kan, kaas oo ah in Ilaah ina siiyey nolosha weligeed ah, oo ay noloshanu Wiilkiisa ku jirto. (aiōnios )
Mi vupaki njovu: Ireeza ava tuhi vuhalo vusa mani, mi vuhalo uvu nji Mwana kwe. (aiōnios )
12 Kan Wiilka haystaa, noloshuu leeyahay. Kii aan Wiilka Ilaah haysanna nolosha ma leh.
Iye yo wina Mwana wina vuhalo. Iye ya sena Mwana Ireeza kena vuhalo.
13 Waxyaalahan waxaan idiinku soo qoray, idinka oo rumaystay magaca Wiilka Ilaah, si aad u ogaataan inaad nolosha weligeed ah leedihiin. (aiōnios )
Niva miñoleli izi zintu ku chitila kuti mwi zive kuti mwina vuhalo vusa mani - kwenu inywe muzumina mwi zina lya Mwana a Ireeza. (aiōnios )
14 Oo tanu waa kalsoonaanta aynu isaga u qabno, taasoo ah haddaynu wax uun doonistiisa ku barinno, isagu wuu ina maqlaa,
Mi hape, iyi nji nkutwisiso itwina nayo ha vusu vwakwe, kuti hatu kumbila chonse kuya ke ntato yakwe, utu zuwa.
15 oo haddaynu og nahay inuu inaga maqlo wax alla wixii aynu ka barinno, waxaynu og nahay inaynu leennahay waxyaalihii aynu isaga ka barinnay.
Mi hape, heva twizi kuti utu zuwa - chonse chi tumu kumbila - twizi kuti twina chonse chitu va kumbili kwali.
16 Haddii qof uun arko walaalkii oo samaynaya dembi aan xagga dhimashada ahayn, waa inuu Ilaah baryo; isaguna noloshuu siin doonaa kuwa samaynaya dembi aan xagga dhimashada ahayn. Waxaa jira dembi xagga dhimashada ah. Oo anigu odhan maayo, Kaas ha ka tukado.
Heva yense uvona mwake na panga chivi chisa leteli ifu, u swanela ku lapela, Mi Ireeza mwa muhe vuhalo. Nita kwavo zivi zavo kazi leteli ifu. Kwina chivi chi leteza ifu; kani ti kuti uswanela ku lapelela zezo.
17 Xaqdarrada oo dhammu waa dembi; oo waxaa jira dembi aan xagga dhimashada ahayn.
Vonse vufosi chivi, kono kwina zivi zisa leteli mafu.
18 Waan og nahay in ku alla kii Ilaah ka dhashay aanu dembaabin. Maxaa yeelay, kii ka dhashay Ilaah naftiisuu ilaaliyaa, oo ka sharka lihina ma taabto.
Twizi kuti yense yo pepwetwe kuzwa kwa Ireeza kena chivi. Kono iye ya va pepwa kuzwa kwa Ireeza umu vuluka ke ntokomelo. Mi iye muvilala ka woli kumu tenda vuvi.
19 Waxaynu og nahay inaynu kuwa Ilaah nahay, oo ay dunida oo dhammuna ku jirto gacanta ka sharka leh.
Twizi kuti tuzwa kwa Ireeza, Mi twizi kuti lyonse ifasi li wila kozo muvilala.
20 Waxaynu og nahay in Wiilka Ilaah yimid, oo wuxuu ina siiyey garasho si aynu ugu garanno kan runta ah; innaguna waa ku jirnaa kan runta ah, oo ah Wiilkiisa ee Ciise Masiix ah. Kanu waa Ilaaha runta ah iyo nolosha weligeed ah. (aiōnios )
Kono twizi kuti Mwana we Ireeza avezi mi ava tuhi inkutwisiso nji kuti twizive uzo we niti. Mi hape, twina mozo wa vuniti, mu mwana kwe Jesu Kirisite. Njiye Ireeza we niti ni vuhalo vusa mani. (aiōnios )
21 Carruurtiiyey, sanamyada iska ilaaliya.
Bana, muli zwise kuzi swaniso.