< 1 Yooxanaa 4 >
1 Gacaliyayaalow, ha rumaysanina ruux walba, laakiin ruuxyada tijaabiya si aad u hubsataan inay kuwa Ilaah yihiin; waayo, nebiyo badan oo been ah ayaa u soo baxay dunida.
Omwasunika, kamutashomanga muntu uliyense lambangeti ukute mushimu wa Lesa, nsombi mwelela kubelesha kwambeti mubone na nicakubinga eti bakute mushimu weshikufuma kuli Lesa. Mwelela kwinseco pakwinga bashinshimi bandemishibili balamwaiki kuli konse.
2 Taasaad ku garanaysaan Ruuxa Ilaah; ruux walba oo qirta in Ciise Masiix jidh ku yimid, waa ku Ilaah.
Ngamwinshiba mushimu wa Lesa munshila iyi; Uliyense lasumininga kwambeti Yesu Klistu walesa mubuntu, wopeloyo elafumunga kuli Lesa.
3 Oo ruux walba oo aan qiran Ciise Masiix ku Ilaah ma aha; oo kanuna waa ruuxa kan Masiixa ka geesta ah oo aad maqasheen inuu imanayo, imminkana duniduu ku jiraa.
Nsombi uliyense lakananga Yesu, wopeloyo nkakute kufuma kuli Lesa. mwalanyumfweti lakesanga, neco mwali kendi mucishi.
4 Carruurtiiyey, kuwa Ilaah baad tihiin, oo iyagaad ka adkaateen; maxaa yeelay, Ka idinku jira ayaa ka weyn ka dunida ku jira.
Nsombi amwe mobana bame mulabakomo kendi bashinshimi bandemi shibili kayi mobana ba Lesa. Pakwinga mushimu uli mulinjamwe ukute ngofu kupita uyo uli muli abo basuni bya pacishi capanshi.
5 Iyagu waa kuwa dunida; oo taas aawadeed waxay ka hadlaan waxa dunida, oo duniduna way maqashaa.
Bashinshimi bandemi shibili bakute kwamba bintu byapacishi capanshi, naco cishi cikute kubanyumfwila, pakwinga nibapacishi capanshi
6 Innaguna kuwa Ilaah baynu nahay; ka Ilaah yaqaan waa ina maqlaa; oo ka aan kan Ilaah ahaynna inama maqlo. Taasaynu ku garanaynaa ruuxa runta ah iyo ruuxa qaladka ah.
Nsombi afwe tobantu bakendi Lesa, neco uliyense wabula kuba wa Lesa nkela kutukutikila sobwe. Encotukute kwishiba mushimu walulama ne mushimu waipa.
7 Gacaliyayaalow, aynu isjeclaanno; waayo, Ilaah baa leh jacaylka; oo mid walba oo jecel, wuxuu ka dhashay Ilaah, Ilaah buuna yaqaan.
Omwasunika, katusunananga pakwinga lusuno lukute kufuma kuli Lesa. Uliyense uyo ukute lusuno, nimwana mwana wa Lesa, kayi umwinshi Lesa.
8 Oo ka aan jeclaynina Ilaah ma yaqaan; waayo, Ilaah waa jacayl.
Uliyense wabula lusuno nkamwinshipo Lesa, pakwinga Lesa ni lusuno.
9 Ilaah baa Wiilkiisa keliya oo dhashay dunida u soo diray si aynu ugu noolaanno isaga, oo taasaa jacaylka Ilaah laynoogu muujiyey.
Pakwinga Lesa walalesha lusuno lwakendi palinjafwe mpwalatuma mwanendi kwisa mucishi capanshi kwambeti tube ne buyumi kupitila muli endiye.
10 Oo taas jacayl baa ku jira, mana aha inaynu Ilaah jeclayn, laakiinse isagaa ina jeclaaday, oo wuxuu Wiilkiisa u soo diray si uu kafaaraggudka dembiyadeenna u noqdo.
Lino lusuno lwine lwine ni ulu, nsombi Lesa ewalatusuna afwe, kayi walatuma mwanendi kwambeti abe cipo cakulekelela kwa bwipishi bwetu.
11 Gacaliyayaalow, haddii Ilaah sidaa inoo jeclaaday, waa inaynu isjeclaanno.
Omwasunika na Lesa walatusuna, nenjafwe twelela kusunana.
12 Cidina Ilaah ma arkin marnaba. Haddii aynu isjeclaanno, Ilaah wuu inagu jiraa, oo jacaylkiisu wuu inagu dhan yahay.
Kuliyawa walamubona Lesa, nsombi afwe twasunananga Lesa ukute kwikala muli njafwe, kayi lusuno lwakendi lulashimpi mulinjafwe.
13 Ruuxiisuu ina siiyey oo taasaynu ku garanaynaa inaynu ku sii jirno isaga, isaguna inagu sii jiro.
Tucinshi kwambeti tukute kwikala muli Lesa kayi nendi ukute kwikala muli njafwe pakwinga walatupa Mushimu Uswepa.
14 Innagu waynu aragnay oo waxaynu markhaati u furaynaa in Aabbuhu Wiilka soo diray si uu Badbaadiyaha dunida u noqdo.
Afwe tulabono kayi tobakamboni ba makani akwambeti Bata balatuma Mwana wakendi kwambeti abe mupulushi wa bantu ba pacishi capanshi conse.
15 Ku alla kii qirta inuu Ciise yahay Wiilka Ilaah, Ilaah baa ku sii jira isaga, isaguna wuu ku sii jiraa Ilaah.
Uliyense lasuminga kwambeti Yesu ni Mwana Lesa, ukute kwikala muli Lesa kayi Lesa ukute kwikala muli endiye.
16 Oo innaguna waan garanaynaa oo waan rumaysan nahay jacaylka Ilaah inoo qabo. Ilaah waa jacayl; oo kii ku sii jiraa jacaylka, Ilaah buu ku sii jiraa, Ilaahna isaguu ku sii jiraa.
Neco afwe tucinshi kayi twashoma kwambeti Lesa utusuni. Lesa elusuno kayi muntu ukute buyumi bwa lusuno uli muli Lesa, Kayi Lesa ukute kwikala muli endiye.
17 Taasaa jacaylku kaamil inoogu noqday si aynu kalsoonaan u lahaanno maalinta xisaabta; maxaa yeelay, siduu isagu yahay ayaynu innaguna dunidan ku nahay.
Lusuno lulakulu mulinjafwe kayi buyumi bwetu mucishi capanshi bulyeti bwa Klistu, kayi myoyo ilayumu kwambeti ngatukumana ne busuba bwakombolosha.
18 Jacaylku baqdin ma leh, laakiin jacaylka kaamilka ahi baqdinta dibadduu u saaraa, waayo, baqdintu ciqaab bay leedahay. Oo kii baqaana kaamil kuma noqdo jacaylka.
Muntu ukute lusuno liyawa buyowa, pakwinga lusuno lwashimpa lukute kupwisha buyowa. Neco lusuno nkalwashimpa mu muntu uliyense ukute buyowa, latininga cisubulo.
19 Waynu jecel nahay isaga, waayo, isagaa hore inoo jeclaaday.
Tukute kusuna Lesa pakwinga ewalatanguna kutusuna.
20 Haddii qof yidhaahdo, Ilaah waan jeclahay, oo uu walaalkiis neceb yahay, waa beenaaleh, maxaa yeelay, kan aan jeclayn walaalkii uu arko sidee buu u jeclaan karaa Ilaaha uusan arag?
Na muntu wambeti ndimusuni Lesa nsombi nkatasuni mukwabo ekwambeti labepenga, pakwinga muntu utasuni mukwabo ngwalabononga nkela kusuna Lesa uyo ngwatana abonapo.
21 Oo waxaynu isaga ka haysannaa qaynuunkan, kaas oo ah, Kii Ilaah jecel, walaalkiina ha jeclaado.
Mulawo ngwalatupa niwakwambeti layandanga kusuna Lesa asune mukwabo.