< 1 Yooxanaa 2 >

1 Carruurtaydiiyey, waxaan waxyaalahan idiinku soo qorayaa si aydnaan u dembaabin; oo qof uun hadduu dembaabo, waxaynu xagga Aabbaha ku leennahay Dhexdhexaadiye, waana Ciise Masiix kan xaqa ah.
Vahwile, ni mi ñolela izi zintu kwenu nji kuti kanji mu chiti chivi. Kono heva zumwi na chita zivi, twina mu zimanini ni Tayo, Jesu Kirisite, yenke yo lukite.
2 Oo isaguna wuxuu dembiyadeenna u yahay kafaaraggudka; oo kuweenna oo keliya uma aha ee weliba wuxuu u yahay dembiyada dunida oo dhan.
Mu sunguli wa zivi zetu, mi isiñi zetu bulyo, kono ze nkanda yonse.
3 Oo taas ayaynu ku garanaynaa inaynu naqaan isaga, haddaynu qaynuunnadiisa adkayno.
Kechi twizi kuti tu mwizi: heva ni tu vika intaelo zakwe.
4 Kan yidhaahda, Waan aqaan isaga, oo aan qaynuunnadiisa adkayn, waa beenaaleh, oo runtu kuma jirto isaga.
Zuna yo wamba,” Ni izi Ireza,” kono ka viki milao yakwe, u chenga, mi initi kaina mwali.
5 Laakiin kan ereygiisa adkeeya, runtii, Ilaah jacaylkiisu wuu ku dhan yahay isaga. Taas aynu ku garanaynaa inaynu isaga ku jirno.
Kono yense yo vika inzwi lya kwe, cha vuniti vwi zwile, nji mo zuna muntu kuti i lato lya Ireza li va chitwa tota. Kechi twizi kuti twina mwali.
6 Kan yidhaahda, Isagaan ku jiraa, waa inuu u socdaa siduu isagu u socday.
Iye yo wamba kuti u shala mwa Ireza u swanela naye ku yenda uvu Jesu Krisite mwa vayendeli.
7 Gacaliyayaalow, qaynuun cusub idiin soo qori maayo, laakiin waxaan idiin soo qorayaa qaynuun hore oo aad tan iyo bilowgii haysateen. Qaynuunkii hore waa hadalkii aad bilowgii maqasheen.
Basakiwa, Kani ñoli mulao muhya kwenu, kono wa kale mulao umu vena nao ku matangilo. I ntaelo ya kale i nzwi i muva zuwi.
8 Oo weliba qaynuun cusub ayaan idiin soo qorayaa, kaas oo isaga iyo idinkaba run idinku dhex ah, maxaa yeelay, gudcurku waa dhammaanayaa, oo nuurka runta ahuna imminkuu iftiimayaa.
Imi ni ñola mulao muhya kwenu, ili initi mwa Kiresite ni mwenu, kakuti chinzime cha mana, mi iseli lye niti chili venyete kale.
9 Kan yidhaahda, Nuurkaan ku jiraa, oo walaalkiis neceb, wuxuu ku jiraa gudcurka ilaa imminkada.
Iye yo wamba kuti wina mwi seli mi kasaki mwakwe wina mu chi nzime ku sikila hanu.
10 Kan walaalkii jecel, nuurkuu ku jiraa, oo wax lagu xumaado kuma jiro isaga.
Iye yo saka mwakwe u shala mwi seli mi kakwina chi mwi mwali chiwola kumu letela chunchula.
11 Laakiin kan walaalkii neceb, gudcurkuu ku jiraa, oo gudcurkuu ku socdaa, oo garan maayo meeshuu marayo, waayo, gudcurkaa indhihiisa tiray.
Kono Iye ya sasaki mwakwe wina mu chinzime mi uyenda mu chinzime; kezi kwa kaya, kakuti chinzime cha mu cita vuhofu ha menso akwe.
12 Wax baan idiin soo qorayaa, carruurtiiyey, maxaa yeelay, dembiyadiinnii waa laydinka cafiyey magiciisa aawadiis.
Ni mi ñolela, bahwile ba sakahala, kakuti zivi zenu zi kwatilwe che vaka lyezina lyakwe.
13 Aabbayaashow, wax baan idiin soo qorayaa, maxaa yeelay, waad garanaysaan kan tan iyo bilowgii jira. Ragga dhallinyarada ahow, wax baan idiin soo qorayaa, maxaa yeelay, idinku kan sharka ah ayaad ka adkaateen. Carruurtaydiiyey, wax baan idiin soo qoray, maxaa yeelay, Aabbaha waad garanaysaan.
Ni ñola kwenu va zazi, kakuti mwizi iye ku zwa kuma tangilo. Ni ñola kwenu, mi lombwana, kakuti mu va komi mu vilala. Ni vami ñoleli va hwile va nini, kakuti mwizi Itayo. Ni va mi ñoleli va zazi, kakuti mwizi iye yo zwa kuma tangilo.
14 Aabbayaashow, wax baan idiin soo qoray, maxaa yeelay, waad garanaysaan kan tan iyo bilowgii jira. Ragga dhallinyarada ahow, wax baan idiin soo qoray, maxaa yeelay, waad xoog weyn tihiin, oo ereyga Ilaah baa idinku jira, oo kan sharka ah ayaad ka adkaateen.
Ni va ñoli kwenu mu va lombwana, ka kuti mukolete, mi inzwi lya Ireza li shala mwenu, mi muva komi muvilala.
15 Dunida iyo waxyaalaha dunida ku jira toona ha jeclaanina. Qof uun hadduu dunida jeclaado, jacaylka Aabbuhu kuma jiro isaga.
Kanji mu saki inkanda kamba zintu zina mwi inkanda, heva kwina yo saka inkanda, i lato lya Itayo kalina mwali.
16 Maxaa yeelay, waxaa dunida ku jira oo dhan oo ah damaca jidhka, iyo damaca indhaha, iyo faanka nolosha, xagga Aabbaha kama yimaadaan ee waxay ka yimaadaan xagga dunida.
Linu zonse zina mwi inkanda -ku lakamina kwe nyama, ku la kamina kwa menso, ni ku li tundumwina vuhalo- ka ku zwi kwa Itayo kono kuzwa mwi inkanda.
17 Oo duniduna way idlaanaysaa, iyo damaceeduba; laakiin kan doonista Ilaah yeelaa wuu jirayaa weligiis. (aiōn g165)
Inkanda ni ntakazo yateni zi hita. Kono yense yo chita ku suna kwa Ireza mwaveko kuya ukoo. (aiōn g165)
18 Carruurtiiyey, waa saacaddii u dambaysay, oo sidaad maqasheen inuu kan Masiixa ka geesta ahi imanayo, weliba imminka kuwa badan oo Masiixa ka gees ah ayaa kacay, taa aawadeed ayaynu ku garanaynaa inay saacaddii u dambaysay tahay.
Bahwile vanini, inako ya mamani mani. Sina mu mu va zuwili kuti vu kani vwa Kirisite u kezite, hanu vangi vakana Kerisite vavezi. Kechi twizi kuti cheli inako ya ma mani mani.
19 Way inaga baxeen, laakiin kuweennii ma ay ahayn; hadday kuweennii ahaayeen, way inala joogi lahaayeen; laakiin way inaga baxeen oo taasaa caddaynaysa inaanay kulligood inaga mid ahayn.
Vava yendi kuzwa kwetu, kono kena vavali kuzwa kwetu. Mukuti kambe vavali kuzwa kwetu ni vava shali naswe. Kono hava yenda kuzwa, ku va tondezi kena vavali kuzwa kwetu.
20 Laakiin idinku waxaad leedihiin subkid ka timid Kan Quduuska ah, oo wax walba waad taqaaniin.
Kono wina i ntozo ku zwa kuyo Jolola, mi mwense mwizi vuniti.
21 Wixii aan idiin soo qoray uma aan soo qorin aqoonla'aantiinna xagga runta aawadeed, laakiin waxaan u soo qoray aqoonta aad runta taqaaniin iyo inaanay beenina runta ka iman aawadood.
Kena na ñola kwenu ka kuti ka mwizi vuniti, kono kakuti mu vwizi mi kakuti ka kwina mapa azwa mu vuniti.
22 Waa kuma beenaaluhu, kan dafira inuu Ciise yahay Masiixa mooyaane? Isagu waa kan Masiixa ka geesta ah, waana kan dafira Aabbaha iyo Wiilkaba.
Muchengi njeni kwande yo zuna yo sampula kuti Jesu nji ye Kirisite? Zuna muntu njo lwisa Kirisite, kakuti u sampula Itayo ni mwana.
23 Ku alla kii Wiilka inkiraa, ma leh Aabbaha; laakiin kan Wiilka qirtaa Aabbuhuu leeyahay.
Kakwina yo sampula mwana wina Itayo. Iye mwine ulemuha mwana naye wina Itayo.
24 Haddaba idinku waxaad tan iyo bilowgii maqlayseen ha idinku sii jiro. Haddii wixii aad tan iyo bilowgii maqlayseen idinku sii jiro, idinkuna waxaad ku sii jiri doontaan Wiilka iyo Aabbaha.
Kuya chenu, musiye zi muva zuwi ku ma tangilo zi shale mwenu. Heva zimuva zuwi ku matangilo zi shala mwenu, ka mu shale nanwe mu Mwana ni mwe Tayo.
25 Oo kanu waa ballankii uu inoogu ballanqaaday oo ah nolosha weligeed ah. (aiōnios g166)
Mi iyi insepiso ya va hi kwetu: vuhalo vusa mani. (aiōnios g166)
26 Waxaan idiin soo qoray waxyaalahan ku saabsan kuwa idin khiyaanaynaya.
Nami ñolela izi zintu cha kuya chavo vete ni vavami zwisi mwi nzila.
27 Subkidda aad ka hesheen isaga way idinku sii jirtaa; oo uma baahnidin in cidina wax idin barto; laakiin sida subkiddiisu wax walba idiin barto, oo ay run u tahay, beenna aanay u ahayn, waa inaad siday wax idiin bartay ugu sii jirtaan.
Kuya chenu, i ntozo i muva tambuli kuzwa kwali i shala mwenu, mi kamu saki umwi ku mi luta. Kono sina intozo yakwe imi luta zintu zonse mi initi mi kahena kuchenga, mi sina ka mumu va ilutilwa, mushale mwali.
28 Oo imminka, carruurtiiyey, ku sii jira isaga; in kolkuu muuqdo aynu kalsoonaan doonno oo aynaan wakhtiga imaatinkiisa ka xishoonin inaynu hor tagno.
Mi linu, va hwile va sakahala, mu shale mwali, nji kuta kuti chavoneka, mutuve ni vundume mi kete tu swave havusu vwa kwiza kwakwe.
29 Haddaad og tihiin inuu xaq yahay, waxaad weliba ogaataan in mid walba oo xaqnimo falaa uu isaga ka dhashay.
Heva mwizi kuti ulukite, mwizi kuti zumwi ni zumwi yo panga chi lukite ava zalwa kwali.

< 1 Yooxanaa 2 >