< Solomona 28 >
1 HOOHEE wale ka mea hewa, aohe mea e hahai ana; O ka poe pono hoi, wiwo ole lakou me he liona la.
Kuwa sharka lahu waxay cararaan iyadoo aan ciduna eryanayn, Laakiinse kuwa xaqa ahu waxay u dhiirran yihiin sida libaax oo kale.
2 No ka hewa o ka aina, nui no kolaila poe alii; A ma ke kanaka noonoo a ike hoi e paa loihi ana no ia.
Waddan xadgudubkiisa aawadiis amiirradu way badan yihiin, Laakiinse ninkii waxgarasho iyo aqoon leh dowladdiisu way sii raagtaa.
3 O ke kanaka ilihune e hookaumaha ana i ka poe ilihune, Oia ka ua e hoopau ana i ka ai a pau.
Miskiin masaakiinta dulmaa Waa sida roob dhulka xaadha oo aan cunto ka tegin.
4 O ka poe haalele i ke kanawai, hoomaikai no lakou i ka mea hewa: O ka poe malama hoi i ke kanawai, ku e aku no i ua poe la.
Kuwa sharciga ka tagaa waxay ammaanaan kuwa sharka leh, Laakiinse kuwa sharciga dhawra ayaa iyaga la dirira.
5 Aole i ike ka poe aia i ka hoopono; A o ka poe imi ia Iehova, ike no i na mea a pau.
Nimanka sharka lahu garsooridda ma gartaan, Laakiinse kuwa Rabbiga doondoonaa wax walbay gartaan.
6 E aho ka mea ilihune ke hele oia ma ka pololei, I ka mea waiwai i hookekee i kona aoao.
Kii jidad qalloocan ku socda, in kastoo uu taajir yahay, Waxaa ka roon miskiinka daacadnimadiisa ku socda.
7 O ka mea malama i ke kanawai, he keiki naauao ia; O ka hoa no ka poe hookai wale, oia ka i hoohilahila i kona makuakane.
Ku alla kii sharciga dhawraa waa wiil caqli leh, Laakiinse kii raaca kuwa cirta weyn, aabbihiisuu ceebeeyaa.
8 O ka mea hoonui i kona waiwai ma ka uku kuala a me ke kaili wale, E hooiliili oia ia mea na ka mea e aloha aku i ka poe ilihune.
Kii korsaar iyo ribo maalkiisa ku korodhsadaa, Wuxuu u ururin doonaa mid masaakiinta u naxariista.
9 O ka mea haliu aku i kona pepeiao aole hoolono i ke kanawai, E hoopailuaia kana pule.
Kii dhegtiisa ka leexiya inuu sharciga maqlo, Xataa baryootankiisu waa karaahiyo.
10 O ka mea kai hewa aku i ka poe pololei ma ka aoao hewa, Ma kona lua iho oia e haule ai; A o ka poe pololei hoi, e ili mai ka maikai no lakou.
Ku alla kii kuwa xaqa ah jid shar ah ku ambiyaa, Isagaa ku dhici doona godkiisa, Laakiinse kuwa qummanu wax wanaagsan bay dhaxli doonaan.
11 Ua naauao no ke kanaka waiwai i kona manao iho; Aka, o ka mea ilihune a naauao hoi, oia ka i ike aku ia ia.
Taajirku waa isla caqli weyn yahay, Laakiinse miskiinka waxgarashada leh ayaa isaga kashifa.
12 I ka hauoli ana o ka poe pono, nui ka hanohano; A i ke ku ana'e o ka poe hewa, ua hunaia ke kanaka.
Kuwa xaqa ahu markay guulaystaan, waxaa jirta ammaan weyn, Laakiinse markii kuwa sharka lahu sara kacaan dadku waa dhuuntaa.
13 O ka mea huna i kona hewa iho, aole oia e pomaikai; Aka, o ka mea hooia a haalele hoi, e alohaia mai oia,
Kii xadgudubyadiisa qariyaa ma liibaani doono, Laakiinse kii qirta oo haddana ka tagaa, naxariis buu heli doonaa.
14 Pomaikai ke kanaka ke mau aku kona makau; O ka mea hoopaakiki i kona naau, e haule oia i ka popilikia.
Ninkii mar kasta cabsadaa waa barakaysan yahay, Laakiinse kii qalbigiisa sii adkeeyaa masiibuu ku dhici doonaa.
15 O ka liona uwo a me ka bea holoholo, Oia ke alii hewa maluna o na kanaka ilihune.
Taliyihii shar lahu wuxuu dadka masaakiintaa ku yahay Sida libaax ciyaya iyo sida orso weerar ah oo kale.
16 O ke alii naauao ole, nui kona hookaumaha ana; O ka mea hoowahawaha i ka makee waiwai, e loihi no kona mau la.
Amiirkii garaaddaranu waa nin dulun weyn, Laakiinse kii neceb faa'iidada xaqdarrada ah cimrigiisuu dheerayn doonaa.
17 O ke kanaka hewa i ke koko o kekahi, E holo oia i ka lua; mai keakea kekahi ia ia.
Ninkii nin dhiiggiis qabaa Wuxuu u carari doonaa godka, oo ninna yaanu ka joojin.
18 O ka mea hele pololei e ola oia; O ka mea hookekee i kona aoao, e haule koke no ia.
Ku alla kii si qumman u socda waa la samatabbixin doonaa, Laakiinse kii si qalloocan laba jid ugu socdaa haddiiba wuu dhici doonaa.
19 O ka mea mahi i ka aina e maona oia i ka ai; O ka mea hoopili mea ai mahope o ka poe lapuwale e piha oia i ka ilihune.
Kii dhulkiisa beertaa, cunto badan buu ka dhergi doonaa, Laakiinse kii waxmatarayaal raacaa wuxuu ka dhergi doonaa caydhnimo.
20 O ke kanaka hooiaio, nui wale kona mau mea e pomaikai ai; O ka mea holo kiki mahope o ka waiwai, aole e ole kona hala.
Ninkii aamin ahu aad buu u barakoobi doonaa, Laakiinse kii taajirnimo ku degdegaa ma taqsiir la'aan doono.
21 O ka manao ana i ko ke kanaka kino, aole ia he maikai; No kahi apana ai e lawehala no ua kanaka la.
Ma wanaagsana in dadka loo kala eexdo, Iyo inuu nin xabbad kibis ah u xadgudbo toona.
22 O ka mea hooikaika ma ka waiwai, he maka ino kona, Aole oia e ike o ka ilihune kana mea e loaa ai.
Kii taajirnimo ku degdegaa waa qumay, Mana oga inuu caydhoobi doono.
23 O ka mea ao aku i ke kanaka, mahope iho e loaa ia ia ka lokomaikaiia mai, Mamua o ka mea malimali me kona alelo.
Kii nin canaantaa wuxuu marka dambe heli doonaa Raallinimo ka badan kan carrabka ku faaniya.
24 O ke mea kaili wale i ka kona makuakane a me ka kona makuwahine, Me ka i ana ae, Aole ia he hewa, Oia ka hoa no ka pepehi kanaka.
Kii aabbihiis ama hooyadiis wax ka dhaca oo haddana yidhaahda, Taasu xadgudub ma aha, Wuxuu saaxiib la yahay kii wax dumiya.
25 O ka mea i haaheo ka naau, oia ka i hookonokono i ka hakaka; O ka mea paulele ia Iehova e lako loa oia.
Kii hunguri weynu muran buu kiciyaa, Laakiinse kii Rabbiga isku halleeya waa la barwaaqaysiin doonaa.
26 O ka mea paulele i kona naau iho, oia ka mea naaupo: O ka mea hele ma ka naauao, e hoopakeleia oia.
Kii qalbigiisa isku halleeyaa waa nacas, Laakiinse ku alla kii si caqli ah u socda waa la samatabbixin doonaa.
27 O ka mea haawi wale na ka mea ilihune, aole oia e nele; A o ka mea i uhi ae i kona mau maka, e nui kona hoinoia mai.
Kii miskiinka wax siiyaa ma baahan doono, Laakiinse kii indhaha ka qarsada aad baa loo habaari doonaa.
28 I ke ku ana o ka poe hewa, ua huna ke kanaka ia ia iho; A make lakou, alaila mahuahua ka poe pono.
Markii kuwa sharka lahu kacaan dadku waa dhuuntaa, Laakiinse markay halligmaan, kuwa xaqa ahu way sii kordhaan.