< Nehemiya 7 >

1 Bayan an sāke gina katangar na kuma sa ƙofofi a wurarensu, sai aka naɗa masu tsaro, da mawaƙa, da Lawiyawa.
Haddaba markii derbigii la dhisay, oo aan taagay albaabbadii, oo irid-dhawryadii iyo kuwii gabayaaga ahaa iyo kuwii reer Laawi la doortay,
2 Na sa ɗan’uwana Hanani tare da Hananiya shugaban fada aikin riƙon Urushalima, domin shi Hananiya mutum mai mutunci ne, mai tsoron Allah fiye da yawancin mutane.
ayaan Yeruusaalem madax uga dhigay walaalkay Xanaanii, iyo Xananyaah oo ahaa taliyihii qalcadda, waayo, wuxuu ahaa nin aamin ah, oo cabsida Ilaahna dad badan buu kaga horreeyey.
3 Na ce musu, “Kada a buɗe ƙofofin Urushalima da sassafe sai rana ta fito sosai. Yayinda matsaran ƙofofi suna aiki, a kulle ƙofofin a sa musu sakata kafin matsaran su tashi, wajen fāɗuwar rana. Ku kuma naɗa mazaunan Urushalima a matsayin masu tsaro, waɗansunsu a wuraren aiki, waɗansun kuma kusa da gidajensu.”
Oo waxaan iyagii ku idhi, Jeer ay qorraxdu kululaato yaan la furin irdaha Yeruusaalem, oo intay waardiyayaashu taagan yihiin albaabbada ha la xidho, oo idinku qataara, dadka Yeruusaalem degganna waardiyayaal ka doorta, oo mid waluba ha dhawro meel gurigiisa ka soo hor jeedda.
4 Birnin Urushalima kuwa tana da fāɗi da girma, amma mutanen da suke zama a cikinta kaɗan ne, ba a kuma gina gidaje da yawa ba tukuna.
Haddaba magaaladu way ballaadhnayd, wayna weynayd, laakiinse dadku way ku yaraayeen, oo guryihiina ma ay dhisnayn.
5 Sai Allahna ya sa a zuciyata in tara manyan gari, shugabanni da talakawa don a rubuta su bisa ga iyalansu. Na sami littafin asali na waɗanda suka fara dawowa. Ga abin da na tarar an rubuta a ciki.
Markaasaa Rabbigu wuxuu qalbigayga geliyey inaan soo wada ururiyo kuwii gobta ahaa, iyo taliyayaashii, iyo dadkii oo dhanba in abtiriskooda la tiriyo. Oo waxaan helay buuggii uu ku qornaa abtiriskii kuwii markii hore yimid, oo waxaan ka helay oo gudihiisa ku qornaa:
6 Waɗannan su ne mutanen yankin da suka dawo daga zaman bautar da Nebukadnezzar sarkin Babilon ya kame (sun dawo Urushalima da Yahuda, kowanne zuwa garinsa.
Haddaba kuwanu waa dadkii gobolka ee ka soo noqday maxaabiisnimadii, oo ku jiray kuwii la kaxaystay, oo Nebukadnesar oo ahaa boqorkii Baabuloon uu u kaxaystay Baabuloon, oo ku soo noqday Yeruusaalem iyo dalkii Yahuudah, mid waluba magaaladiisii,
7 Sun dawo tare da Zerubbabel, da Yeshuwa, da Nehemiya, da Azariya, da Ra’amiya, da Nahamani, da Mordekai, da Bilshan, da Misfar, da Bigwai, da Nehum da kuma Ba’ana). Ga jerin mutanen Isra’ila.
oo waxay la yimaadeen Serubaabel, Yeeshuuca, Nexemyaah, Casaryaah, Racamyaah, Naxamaanii, Mordekay, Bilshaan, Misfered, Bigway, Nexuum, iyo Bacanaah. Haddaba waa tan tiradii dadkii reer binu Israa'iil:
8 Zuriyar Farosh mutum 2,172
Reer Farcosh waxaa ka soo noqday laba kun iyo boqol iyo laba iyo toddobaatan,
9 ta Shefatiya 372
reer Shefatyaahna saddex boqol iyo laba iyo toddobaatan,
10 ta Ara 652
reer Aaraxna lix boqol iyo laba iyo konton,
11 ta Fahat-Mowab (ta wurin Yeshuwa da Yowab) 2,818
reer Fahad Moo'aab oo ahaa reer Yeeshuuca iyo reer Yoo'aabna laba kun iyo siddeed boqol iyo siddeed iyo toban,
12 ta Elam 1,254
reer Ceelaamna kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,
13 ta Zattu 845
reer Satuuna siddeed boqol iyo shan iyo afartan,
14 ta Zakkai 760
reer Sakayna toddoba boqol iyo lixdan,
15 ta Binnuyi 648
reer Binnuwiina lix boqol iyo siddeed iyo afartan,
16 ta Bebai 628
reer Beebayna lix boqol iyo siddeed iyo labaatan,
17 ta Azgad 2,322
reer Casgaadna laba kun iyo saddex boqol iyo laba iyo labaatan,
18 ta Adonikam 667
reer Adoniiqaamna lix boqol iyo toddoba iyo lixdan,
19 ta Bigwai 2,067
reer Bigwayna laba kun iyo toddoba iyo lixdan,
20 ta Adin 655
reer Caadiinna lix boqol iyo shan iyo konton,
21 ta Ater (ta wurin Hezekiya) 98
reer Aateer oo ahaa reer Xisqiyaahna siddeed iyo sagaashan,
22 ta Hashum 328
reer Xaashumna saddex boqol iyo siddeed iyo labaatan,
23 ta Bezai 324
reer Beesayna saddex boqol iyo afar iyo labaatan,
24 ta Harif 112
reer Xaariifna boqol iyo laba iyo toban,
25 ta Gibeyon 95.
reer Gibecoonna shan iyo sagaashan,
26 Mutanen Betlehem da na Netofa 188
raggii reer Beytlaxam iyo reer Netofaahna boqol iyo siddeed iyo siddeetan,
27 na Anatot 128
raggii reer Canaatoodna boqol iyo siddeed iyo labaatan,
28 na Bet-Azmawet 42
raggii reer Beytasmaawedna laba iyo afartan,
29 na Kiriyat Yeyarim, Kefira da na Beyerot 743
raggii reer Qiryad Yecaariim, iyo reer Kefiiraah, iyo reer Bi'iroodna toddoba boqol iyo saddex iyo afartan,
30 na Rama da na Geba 621
raggii reer Raamaah iyo reer Gebacna lix boqol iyo kow iyo labaatan,
31 na Mikmash 122
raggii reer Mikmaasna boqol iyo laba iyo labaatan,
32 na Betel da na Ai 123
raggii reer Beytel iyo reer Aaciina boqol iyo saddex iyo labaatan,
33 na ɗayan Nebo 52
raggii reer Nebona laba iyo konton,
34 na ɗayan Elam 1,254
reerkii Ceelaamtii kalena kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,
35 na Harim 2 320
reer Haarimna saddex boqol iyo labaatan,
36 na Yeriko 345
reer Yerixoona saddex boqol iyo shan iyo afartan,
37 na Lod, da na Hadid, da na Ono 721
reer Lod, iyo reer Xaadiid, iyo reer Oonoona toddoba boqol iyo kow iyo labaatan,
38 na Sena’a 3,930.
reer Senaacaahna saddex kun iyo sagaal boqol iyo soddon.
39 Ga zuriyar Firistoci. Zuriyar Yedahiya (ta wurin iyalin Yeshuwa) 973
Oo wadaaddadiina waxay ahaayeen reer Yedacyaah oo ahaa reer Yeeshuuca oo ahaa sagaal boqol iyo saddex iyo toddobaatan,
40 ta Immer 1,052
reer Immeerna kun iyo laba iyo konton,
41 ta Fashhur 1,247
reer Fashxuurna kun iyo laba boqol iyo toddoba iyo afartan,
42 ta Harim 1,017.
reer Haarimna kun iyo toddoba iyo toban.
43 Ga zuriyar Lawiyawa. Zuriyar Yeshuwa da Kadmiyel (ta wurin Hodeba) 74.
Kuwii reer Laawina waxay ahaayeen reer Yeeshuuca kii reer Qadmii'eel oo ahaa reer Xoodawyaah afar iyo toddobaatan.
44 Mawaƙa. Zuriyar Asaf mutum 148.
Oo nimankii gabayaaga ahaa oo reer Aasaaf ahaana waxay ahaayeen boqol iyo siddeed iyo afartan.
45 Ga zuriyar Matsaran Ƙofofi. Zuriyar Shallum, Ater, Talmon, Akkub, Hatita da Shobai 138.
Oo kuwii irdaha dhawri jiray oo ahaa reer Shalluum, iyo reer Aateer, iyo reer Talmon, iyo reer Caquub, iyo reer Xatiitaa, iyo reer Shobay waxay isku ahaayeen boqol iyo siddeed iyo soddon.
46 Ma’aikatan haikali. Zuriyar Ziha, Hasufa, Tabbawot,
Oo reer Netiiniimna waxay ahaayeen reer Siixaa, iyo reer Xasufaa, iyo reer Tabbaacood,
47 da ta Keros, da ta Siya, da ta Fadon,
iyo reer Qeeros, iyo reer Siicaa, iyo reer Faadoon,
48 da ta Lebana, da ta Hagaba, da ta Shalmai,
iyo reer Lebaanaa, iyo reer Xagaabaah, iyo reer Shalmay,
49 da ta Hanan, da ta Giddel, da ta Gahar,
iyo reer Xaanaan, iyo reer Giddeel, iyo reer Gaxar,
50 da ta Reyahiya, da ta Rezin, da ta Nekoda,
iyo reer Re'aayaah, iyo reer Resiin, iyo reer Neqoodaa,
51 da ta Gazzam, da ta Uzza, da ta Faseya,
iyo reer Gasaam, iyo reer Cuusaa, iyo reer Faasee'ax,
52 da ta Besai, da ta Meyunawa, da ta Nefussiyawa,
iyo reer Beesay, iyo reer Mecuuniim, iyo reer Nefiishesiim,
53 da ta Bakbuk, da ta Hakufa, da ta Harhur,
iyo reer Baquuq, iyo reer Xaquufaa, iyo reer Xarxuur,
54 da ta Bazlit, da ta Mehida, da ta Harsha,
iyo reer Basliid, iyo reer Mexiidaa, iyo reer Xarshaa,
55 da ta Barkos, da ta Sisera, da ta Tema,
iyo reer Barqoos, iyo reer Siiseraa, iyo reer Temax,
56 da ta Neziya, da kuma ta Hatifa.
iyo reer Nesiyax, iyo reer Xatiifaa.
57 Ga zuriyar bayin Solomon. Zuriyar Sotai, da ta Soferet, da ta Ferida,
Oo ilmihii addoommadii Sulaymaanna waxay ahaayeen reer Sotay, iyo reer Sofered, iyo reer Feriidaa,
58 da ta Ya’ala, da ta Darkon, da ta Giddel,
iyo reer Yacalaa, iyo reer Darqoon, iyo reer Giddeel,
59 Shefatiya, Hattil, Fokeret-Hazzebayim, da Amon.
iyo reer Shefatyaah, iyo reer Xatiil, iyo reer Fokered Hasebaayiim, iyo reer Aamoon.
60 Zuriyar ma’aikatan haikali da ta bayin Solomon su 392.
Oo reer Netiiniim oo dhan iyo ilmihii addoommadii Sulaymaan waxay isku ahaayeen saddex boqol iyo laba iyo sagaashan.
61 Waɗansu sun hauro daga garuruwan Tel-Mela, Tel-Harsha, Kerub, Addon da Immer, amma ba su iya nuna cewa iyalansu su zuriyar Isra’ila ce ba,
Oo kuwanuna waxay ahaayeen kuwii ka tegey Teel Melax, iyo Teel Xarshaa, iyo Keruub, iyo Addoon, iyo Immeer, laakiinse iyagu ma ay sheegi karin qabiilkoodii ama jilibkoodii, iyo inay reer binu Israa'iil ahaayeen iyo in kale toona,
62 zuriyar Delahiya, Tobiya, da Nekoda 642.
oo reer Delaayaah, iyo reer Toobiyaah, iyo reer Neqoodaa waxay isku ahaayeen lix boqol iyo laba iyo afartan.
63 Na wajen firistoci kuwa su ne, Zuriyar Hobahiya, da ta Hakkoz, da ta Barzillai (wani mutumin da ya auri’yar Barzillai mutumin Gileyad, aka kuma kira shi da wannan suna).
Oo kuwii wadaaddada ahaa waxay ahaayeen reer Xaabaayaah, iyo reer Xaqoos, iyo reer Barsillay oo naag ka guursaday gabdhaha Gilecaad oo iyaga lagu magacaabay.
64 Waɗannan ne aka nemi sunayensu a cikin tarihin asalin iyalai, amma ba a same su a ciki ba, saboda haka aka hana su shiga cikin firistoci, sun zama kamar marasa tsarki.
Kuwanu waxay magacyadoodii ka doondooneen buuggii abtiriska, laakiinse lagama helin, sidaas aawadeed wadaadnimadii waa laga saaray sidii iyagoo nijaas ah.
65 Sai gwamna ya umarce su kada su ci wani abinci mafi tsarki, sai akwai firist da zai nemi nufin Ubangiji ta wurin Urim da Tummim.
Oo taliyihii baa iyagii ku amray inayan waxyaalaha ugu quduusan wax ka cunin jeer wadaad Uuriim iyo Tummiim leh kaco.
66 Yawan jama’ar duka ya kai mutum 42,360,
Oo ururka oo dhammu wuxuu giddigiis isku ahaa laba iyo afartan kun iyo saddex boqol iyo lixdan,
67 ban da bayinsu maza da mata 7,337. Suna kuma da mawaƙa maza da mata 245.
oo intaas waxaa gooni ka ahaa raggii addoommadooda ahaa iyo naagihii addoommahooda ahaa, oo iyana waxay ahaayeen toddoba kun iyo saddex boqol iyo toddoba iyo soddon, oo waxay lahaayeen laba boqol iyo shan iyo afartan oo ah rag iyo naago gabya.
68 Akwai dawakai 736, alfadarai 245
Fardahoodu waxay ahaayeen toddoba boqol iyo lix iyo soddon, baqlahooduna laba boqol iyo shan iyo afartan,
69 raƙuma 435, da kuma jakuna 6,720.
geelooduna afar boqol iyo shan iyo soddon, dameerahooduna lix kun iyo toddoba boqol iyo labaatan.
70 Waɗansu shugabannin iyalai suka ba da kyautai domin taimakon aiki. Gwamna ya ba da darik 1,000 na zinariya, kwanoni 50, da riguna 530 don firistoci.
Oo madaxdii qabiilooyinka qaarkood ayaa shuqulkii wax u bixiyey. Taliyuhu wuxuu khasnadda siiyey kun dirham oo dahab ah, iyo konton maddiibadood, iyo shan boqol iyo soddon khamiis oo ah dhar wadaadood.
71 Waɗansu shugabannin iyalai sun ba da darik 20,000 na zinariya da mina 2,200 na azurfa don aiki.
Oo madaxdii qabiilooyinka qaarkood ayaa khasnaddii shuqulka geliyey labaatan kun oo dirham oo dahab ah, iyo laba kun iyo laba boqol oo mina oo lacag ah.
72 Jimillar da sauran mutane suka bayar ta kai darik 20,000 na zinariya, minas 2,000 na azurfa, da riguna sittin da bakwai don firistoci.
Oo dadka intiisii kale wixii ay bixiyeen waxay ahaayeen labaatan kun oo dirham oo dahab ah, iyo laba kun oo mina oo lacag ah, iyo toddoba iyo lixdan khamiis oo ah dhar wadaadood.
73 Firistoci, da Lawiyawa, da matsaran ƙofofi, da mawaƙa, da ma’aikatan haikali tare da waɗansu mutane da kuma sauran mutanen Isra’ila, suka zauna a garuruwansu. Da wata na bakwai ya zo, Isra’ilawa kuwa sun riga sun zauna a garuruwansu,
Haddaba wadaaddadii, iyo kuwii reer Laawi, iyo irid-dhawryadii, iyo nimankii gabayaaga ahaa, iyo dadkii qaarkiis, iyo reer Netiiniim, iyo reer binu Israa'iil oo dhammu waxay degeen magaalooyinkoodii. Oo markii bishii toddobaad la gaadhay reer binu Israa'iil waxay joogeen magaalooyinkoodii.

< Nehemiya 7 >