< Ayuba 26 >
Markaasaa Ayuub u jawaabay oo wuxuu ku yidhi,
2 “Yadda ka taimaki marar ƙarfi! Yadda ka ceci marar ƙarfi!
Sidee baad u caawisay midka aan itaalka lahayn! Oo kan ayan gacantiisu xoogga lahayn sidee baad u badbaadisay!
3 Ka ba marar hikima shawara! Ka nuna kana da ilimi sosai.
Sidee baad ula talisay kan aan xigmadda lahayn! Oo aad u muujisay aqoon wanaagsan!
4 Wane ne ya taimake ka ka yi waɗannan maganganu? Kuma ruhun wane ne ya yi magana ta bakinka?
Yaad erayo kula hadashay? Oo yaa ruuxiisu xaggaaga ka soo baxay?
5 “Matattu suna cikin azaba, waɗanda suke ƙarƙashin ruwaye da dukan mazauna cikin ruwaye.
Kuwii dhintayna way ku hoos gariiraan Biyaha iyo waxyaalaha dhex deggan.
6 Mutuwa tsirara take a gaban Allah; haka kuma hallaka take a buɗe. (Sheol )
She'ool hortiisuu yaal isagoo qaawan, Oo Halligaadduna dabool ma leh. (Sheol )
7 Ya shimfiɗa arewancin sararin sama a sarari; ya rataye duniya ba a jikin wani abu ba.
Isagu woqooyiga wuxuu ku kala bixiyaa meel madhan, Oo dhulkana wuxuu ka laalaadshaa wax aan waxba ahayn.
8 Ya naɗe ruwaye a cikin gizagizansa, duk da haka girgijen bai yage saboda nauyi ba.
Biyaha wuxuu ku xidhaa daruurihiisa qarada waaweyn; Oo daruurtuna hoostooda kama dillaacdo.
9 Ya rufe fuskar wata, ya shimfiɗa gizagizai a kan shi,
Wuxuu xidhaa wejiga carshigiisa, Oo daruurtiisana wuu ku kala bixiyaa.
10 ya zāna iyakar fuskar ruwa a kan iyakar da take tsakanin duhu da haske.
Biyaha dushooda wuxuu ku wareejiyey soohdin Kala xidha nuurka iyo gudcurka.
11 Madogaran sama sun girgiza, saboda tsawatawarsa.
Tiirarka samadu way gariiraan, Oo waxay ka yaabaan canaantiisa.
12 Da ikonsa ya kwantar da teku; da hikimarsa ya hallaka dodon ruwan nan Rahab.
Badda ayuu xooggiisa ku aamusiiyaa, Oo kibirkana waxgarashadiisuu ku dhuftaa.
13 Da numfashinsa ya sa sararin sama ya yi kyau da hannunsa ya soke macijin nan mai gudu.
Samooyinka waxaa lagu sharraxay Ruuxiisa, Gacantiisuna waxay mudday abeesada dheeraysa.
14 Waɗannan kaɗan ke nan daga cikin ayyukansa masu yawa. Kaɗan kawai muke ji game da shi! Wane ne kuwa yake iya gane tsawar ikonsa?”
Bal eeg, waxanu waa darafyadii jidadkiisa uun; Oo inta isaga laga maqlaana yaraan badanaa! Laakiinse bal yaa onkodka xooggiisa garan kara?