< 1 Tarihi 8 >

1 Benyamin shi ne mahaifin, Bela ɗansa na fari, Ashbel ɗansa na biyu, Ahara na uku,
Oo Benyaamiinna wuxuu dhalay Belac oo ahaa curadkiisii, iyo Ashbeel oo ahaa kii labaad, iyo Axrax oo ahaa kii saddexaad,
2 Noha na huɗu da Rafa na biyar.
iyo Nooxaah oo ahaa kii afraad, iyo Rafaa oo ahaa kii shanaad.
3 ’Ya’yan Bela maza su ne, Addar, Gera, Abihud
Oo Belacna wiilal buu lahaa, oo waxay ahaayeen Addaar, iyo Geeraa, iyo Abiihuud,
4 Abishuwa, Na’aman, Ahowa,
iyo Abiishuuca, iyo Nacaman, iyo Axoo'ax,
5 Gera, Shefufan da Huram.
iyo Geeraa, iyo Shefuufaan, iyo Xuuraam.
6 Waɗannan su ne zuriyar Ehud, waɗanda suke kawunan iyalan waɗanda suke zama a Geba waɗanda aka kuma kwasa zuwa Manahat.
Kuwanuna waa wiilashii Eehuud, oo waxay ahaayeen madaxdii reerahooda oo ahaa dadkii Gebac degganaa, oo iyaga maxaabiis ahaan waa loogu kaxaystay Maanahad.
7 Na’aman, da Ahiya, da Gera. Gera ne shugabansu lokacin da aka kai su bauta, shi ne ya haifi Uzza da Ahilud.
Oo weliba wuxuu maxaabiis ahaan u kaxaystay Nacaman, iyo Axiiyaah, iyo Geeraa, oo wuxuu dhalay Cuusaah iyo Axiixud.
8 An haifa’ya’ya maza wa Shaharayim a Mowab bayan ya saki matansa Hushim da Ba’ara.
Oo Shaxarayimna wuxuu carruur ku dhalay dalkii Moo'aab markuu iska diray naagihiisii ahaa Xushiim iyo Bacaraa dabadeed.
9 Ya haifi Yobab, Zibiya, Hodesh, Malkam,
Oo naagtiisii Xodeshna wuxuu ka dhalay Yoobaab, iyo Sibyaa, iyo Meeshaa, iyo Malkaam,
10 Yewuz, Sakiya da Mirma ta wurin Hodesh matarsa. Waɗannan su ne’ya’yansa, kawunan iyalai.
iyo Yecuus, iyo Shaakyaah, iyo Mirmaah. Intaasu waa wiilashiisii oo waxay ahaayeen madaxdii reerahooda.
11 Ya haifi Abitub da Efa’al ta wurin Hushim.
Oo Xushiimna wuxuu ka dhalay Abiituub iyo Elfacal.
12 ’Ya’yan Efa’al maza su ne, Eber, Misham, Shemed (wanda ya gina Ono da Lod tare da ƙauyukan kewayensu),
Wiilashii Elfacalna waxay ahaayeen Ceeber iyo Mishcaam iyo Shemed oo ahaa kii dhisay Oonoo iyo Lod iyo magaalooyinkooda oo dhan,
13 da Beriya da Shema, waɗanda suke kawunan iyalan waɗanda suke zama a Aiyalon waɗanda kuma suka kori mazaunan Gat.
iyo Beriicaah, iyo Shemac, oo ahaa madaxdii reeraha dadkii Ayaaloon degganaa oo ahaa kuwii eryay dadkii Gad degganaa,
14 Ahiyo, Shashak, Yeremot
iyo Axiyoo, iyo Shaashaq, iyo Yereemood,
15 Zebadiya, Arad, Eder,
iyo Sebadyaah, iyo Caraad, iyo Ceeder,
16 Mika’ilu, Isfa da Yoha su ne’ya’yan Beriya maza.
iyo Miikaa'eel, iyo Yishfaah, iyo Yooxaa, oo ahaa wiilashii Beriicaah,
17 Zebadiya, Meshullam, Hizki, Heber,
iyo Sebadyaah, iyo Meshullaam, iyo Xisqii, iyo Xeber,
18 Ishmerai, Izliya da Yobab su ne’ya’yan Efa’al maza.
iyo Yishmeray, iyo Isliyaah, iyo Yoobaab, oo ahaa wiilashii Elfacal,
19 Yakim, Zikri, Zabdi,
iyo Yaaqiim, iyo Sikrii, iyo Sabdii,
20 Eliyenai, Zilletai, Eliyel,
iyo Eliiceenay, iyo Silletay, iyo Elii'eel,
21 Adahiya, Berahiya da Shimra su ne’ya’yan Shimeyi maza.
iyo Cadaayaah, iyo Beraayaah, iyo Shimraad, oo wada ahaa wiilashii Shimcii,
22 Ishfan, Eber, Eliyel,
iyo Yishfaan, iyo Ceeber, iyo Elii'eel,
23 Abdon, Zikri, Hanan,
iyo Cabdoon, iyo Sikrii iyo Xaanaan,
24 Hananiya, Elam, Antotiya,
iyo Xananyaah, iyo Ceelaam, iyo Cantotiyaah,
25 Ifdehiya da Fenuwel su ne’ya’yan Shashak maza.
iyo Yifdeyaah, iyo Fenuu'eel, oo wada ahaa wiilashii Shaashaq,
26 Shamsherai, Shehariya, Ataliya,
iyo Shamsheray, iyo Shexaryaah, iyo Catalyaah,
27 Ya’areshiya, Iliya da Zikri su ne’ya’yan Yeroham maza.
iyo Yacareshyaah, iyo Eliiyaah, iyo Sikrii, oo wada ahaa wiilashii Yeroxaam.
28 Dukan waɗannan su ne kawunan iyalai, manya kamar yadda aka lissafta a cikin zuriyarsu, suka zauna a Urushalima.
Oo kuwaasu qarniyadoodii oo dhan waxay ahaayeen madaxdii reerahooda, oo waxay degganaayeen Yeruusaalem.
29 Yehiyel na Gibeyon ya zauna a Gibeyon. Sunan matarsa Ma’aka,
Oo Gibecoonna waxaa degganaa Gibecoon aabbihiis Yecii'eel, oo naagtiisa magaceedana waxaa la odhan jiray Macakaah,
30 ɗansa na fari kuwa shi ne Abdon, sai Zur, Kish, Ba’al, Ner, Nadab,
iyo curadkiisii Cabdoon ahaa, iyo Suur, iyo Qiish, iyo Bacal,
31 Gedor, Ahiyo, Zeker
iyo Naadaab, iyo Gedoor, iyo Axiyoo, iyo Seker.
32 da Miklot, wanda ya zama mahaifin Shimeya. Su ma sun zauna kusa da danginsu a Urushalima.
Miqloodna wuxuu dhalay Shime'aah. Iyana walaalahood ayay la degganaayeen Yeruusaalem meel walaalahood ka soo hor jeedda.
33 Ner shi ne mahaifin Kish, Kish mahaifin Shawulu, kuma Shawulu ne mahaifin Yonatan, Malki-Shuwa, Abinadab da Esh-Ba’al.
Neerna wuxuu dhalay Qiish, Qiishna wuxuu dhalay Saa'uul, Saa'uulna wuxuu dhalay Yoonaataan, iyo Melkiishuuca, iyo Abiinaadaab, iyo Eshbacal.
34 Ɗan Yonatan shi ne, Merib-Ba’al wanda ya zama mahaifin Mika.
Wiilkii Yoonaataanna wuxuu ahaa Meriibacal, Meriibacalna wuxuu dhalay Miikaah.
35 ’Ya’yan Mika maza su ne, Fiton, Melek, Tereya da Ahaz.
Wiilashii Miikaahna waxay ahaayeen Fiitoon, iyo Meleg, iyo Tareeca, iyo Aaxaas.
36 Ahaz shi ne mahaifin Yehowadda, Yehowadda shi ne mahaifin Alemet, Azmawet da Zimri, Zimri kuwa shi ne mahaifin Moza.
Aaxaasna wuxuu dhalay Yehoocaddaah, Yehoocaddaahna wuxuu dhalay Calemed, iyo Casmaawed, iyo Simrii, Simriina wuxuu dhalay Moosaa.
37 Moza shi ne mahaifin Bineya; Rafa, Eleyasa da kuma Azel.
Moosaana wuxuu dhalay Bincaa, oo wiilkiisiina wuxuu ahaa Rafaah, oo dhalay Elecaasaah, oo isna dhalay Aaseel.
38 Azel yana da’ya’ya maza shida, kuma ga sunayensu. Azrikam, Bokeru, Ishmayel, Sheyariya, Obadiya da Hanan. Dukan waɗannan’ya’yan Azel maza ne.
Aaseelna wuxuu lahaa lix wiil, oo magacyadoodiina waa kuwan: Casriiqaam, iyo Bokeruu, iyo Ismaaciil, iyo Shecaryaah, iyo Cobadyaah, iyo Xaanaan. Oo kulli intaas oo dhammu waxay ahaayeen wiilashii Aaseel.
39 ’Ya’yan ɗan’uwansa Eshek su ne, Ulam ɗan farinsa, Yewush ɗansa na biyu da Elifelet na uku.
Ceesheq oo ahaa walaalkiis wiilashiisiina waa kuwan, Uulaam oo curadkiisii ahaa, iyo Yecuush oo ahaa kii labaad, iyo Eliifeled oo ahaa kii saddexaad.
40 ’Ya’yan Ulam maza jarumawa ne sosai waɗanda suke iya riƙe baka. Suna da’ya’ya maza masu yawa da jikoki, 150 gaba ɗaya. Dukan waɗannan zuriyar Benyamin ne.
Wiilashii Uulaamna waxay ahaayeen rag xoog badan, iyo qaansoley, oo waxay lahaayeen wiilal badan iyo wiilal ay wiilashoodu sii dhaleen, oo isku ah boqol iyo konton nin. Oo intaas oo dhammuna waxay ka yimaadeen wiilashii Benyaamiin.

< 1 Tarihi 8 >