< Bilowgii 22 >
1 Oo waxaa dhacay waxyaalahaas ka dib, in Ilaah tijaabiyey Ibraahim, oo uu ku yidhi, Ibraahimow. Isna wuxuu yidhi, Waa i kan.
Sabara gahıle Allahee İbrahim siliys ı'xı'yxə. Mang'vee «İbrahimva!» ona'an. İbrahimee «Hooyva!» eyhe.
2 Markaasuu ku yidhi, Hadda kaxee wiilkaaga keligiis ah, kan aad jeceshahay, oo ah Isxaaq, oo u kac dalka Moriyaah; oo halkaas isaga sida allabari la gubo ku dul bixi buuraha middood oo aan kuu sheegi doono.
Allahee mang'uk'le eyhen: – Vas ıkkanna, vorna-deşda yiğna dix I'saq'ır alyart'u Moriya eyhene cigeeqa hoora. Zı vak'le haagvasdee suval, dix gyoxhxhane'e, q'urbanna alle'e.
3 Oo aroortii horaa Ibraahim kacay, oo wuxuu kooraystay dameerkiisii, oo wuxuu kaxaystay laba ka mid ah dhallinyaradiisii, iyo wiilkiisii Isxaaq; qoryihiina allabariga la gubo wuu u jeexjeexay, wuuna kacay, oo wuxuu tegey meeshii Ilaah u sheegay.
İbrahimee çakra miç'eeqana suğots'u cune əməleys palanbı ı'xı'yxə. Mang'vee cukasana q'öyre mek'vna, sayir dix I'saq' ıkkekka. Mang'vee q'urban gyooxhan ha'asın osbıd qaxı, yəq avqaaqana Allahee uvhuyne cigeeqa.
4 Maalintii saddexaad ayuu Ibraahim indhihiisa kor u taagay, markaasuu meeshii oo ka fog arkay.
Man ciga İbrahimık'le xhebıd'esde yiğıl, vuk'ul ooqa qav'uyng'a, əq'ənançe g'ece.
5 Ibraahimna wuxuu raggiisii dhallinyarada ahaa ku yidhi, Idinku halkan dameerka la jooga, aniga iyo wiilkuna halkoo baannu tegaynaa oo Ilaah ku soo caabudaynaa, dabadeedna waannu idinku soo noqonaynaa.
Mang'vee mek'vunbısik'le eyhen: – Şu əməleyka inyaa aaxve, zı duxayka şaqa üqqəs. I'bəədat ha'u, şosqa savk'alas.
6 Ibraahimna wuxuu qaaday qoryihii allabariga la gubo, oo wuxuu saaray wiilkiisii Isxaaq, isna wuxuu gacantiisa ku qaaday dabkii iyo mindidii; markaasay labadoodiiba israaceen.
Q'urban gyooxhan ha'as qaxıyn osbı İbrahimee cune duxayne I'saq'ne mıgalqa hele. Ts'ayiy ç'ikad vucee alyaat'a. Cona q'öyre maqa əlyhəng'ə,
7 Isxaaqna waa la hadlay aabbihiis Ibraahim, oo yidhi, Aabbow. Isna wuxuu yidhi, Waa i kan, wiilkaygiiyow. Markaasuu ku yidhi, Bal eeg, waa kuwan dabkii iyo qoryihii, laakiinse meeh wankii allabariga la gubo loo bixin lahaa?
I'saq'ee dekkık'le İbrahimık'le eyhen: – Dek! Mang'vee alidghıniy qelen: – Dix, yizın k'ırı val vod. I'saq'ee qiyghanan: – Ts'ayiy osbı vodunbu, saccu q'urbanna beder nençene vuxhes?
8 Ibraahimna wuxuu yidhi, Ilaah qudhiisaa keeni doona wankii allabariga la gubo loo bixin lahaa, wiilkaygiiyow; saas daraaddeed labadoodiiba way israaceen.
İbrahimee eyhen: – Dix, q'urbanna beder Allahee Vucee haagvasda. İnbı sacigee avayk'ananbı.
9 Oo waxay yimaadeen meeshii Ilaah isaga u sheegay; Ibraahimna meeshaasuu ka dhisay meeshii allabariga, qoryihiina wuu hagaajiyey, markaasuu xidhay wiilkiisii Isxaaq, oo meeshii allabariga saaray qoryihii dushooda.
Manbı qavaylenbı Allahee mang'uk'le uvhuyne cigeeqa. İbrahimee maa'ad q'urbanbı allya'an ciga ali'ı, çilqad osbı giyk'an. Qiyğar I'saq' ayt'ıl mane q'urbanbı allya'ane cigalyne osbışilqa g'alya'a.
10 Ibraahimna gacantiisii buu fidiyey, oo mindidii buu u qaaday inuu wiilkiisii dilo.
İbrahimee dix gik'asva xıl hotku ç'ika alyat'a.
11 Markaasay malaa'igtii Rabbigu samada uga yeedhay isaga, oo waxay ku tidhi, Ibraahimow, Ibraahimow. Kolkaasuu yidhi, Waa i kan.
Mane gahıl Rəbbine malaaikee xəybışeençe mang'ulqa ona'an: – İbrahim, İbrahim! Mang'vee eyhen: – Zı inyaa vor!
12 Markaasay ku tidhi, Gacantaada ha saarin wiilka, waxbana ha ku samaynin: waayo, hadda waan garanayaa inaad Ilaah ka cabsatid, maxaa yeelay, igama aadan lexejeclaysan wiilkaaga, kaas oo ahaa wiilkaaga keligiis ah.
Malaaikee eyhen: – Gadeyk simet'a! Mang'uk vuççud hıma'a! Həşde zak'le ats'axhxhayn, ğu Allahıle qəyq'ən vor, vaqa vornacar hamana sa dix, vucur ğu Cule qiykkın deş.
13 Markaasaa Ibraahim indhihiisii kor u taagay, oo wax fiiriyey, oo wuxuu dabadiisa ku arkay wan geesaha kayn kula jira. Markaasaa Ibraahim tegey oo wankii soo kaxeeyey, oo wuxuu u bixiyey allabari guban meeshii wiilkiisa.
İbrahimee vuk'ul ooqa qav'umee, ğı'ç'ee gaçbı açatxırna sa g'arg g'ooce. İbrahimee hark'ın mana g'arg qabı, duxayne cigee q'urbanna ablyaa'a.
14 Ibraahimna meeshaas wuxuu u bixiyey Yehowah Yireh; xataa ilaa maanta waxaa la yidhaahdaa, Buurta Rabbiga ayaa lagu arki doonaa.
İbrahimee mane cigayn do Yahve-İre (Rəbbee hagvasın) giyxhe. Mançil-allad həşdilqamee insanaaşe məxüd eyhe: «Vucee Rəbbee suval hagvasın».
15 Kolkaasaa mar labaad malaa'igtii Rabbigu Ibraahim samada uga yeedhay,
Rəbbine malaaikee xəybışeençe İbrahimılqa onu'u meed eyhen:
16 oo waxay ku tidhi, Rabbigu wuxuu yidhi, Waxan aad samaysay aawadood, iyo wiilkaaga aadan iga lexejeclaysan, kaas oo ah wiilkaaga keligiis ah aawadiis ayaan nafsaddayda ku dhaartay
– Rəbbee inəxüdud eyhe: «Ğu ina iş hav'uva, vornacar sa dix qidiykınva, Zı Yizde doyulen k'ın g'iysar:
17 inaan barako ku barakayn doono, oo aan farcankaaga u tarmin doono sida xiddigaha cirka, iyo sida cammuudda taal badda xeebteeda; oo uu farcankaaguna hantiyi doono cadaawayaashiisa iriddooda;
Zı vas hək'ebab xayir-düə hevles, yiğna nasıl xəədın xənebımee, deryahne hiqiy-allana g'um xhinne hexxaa'asda. Duşmanaaşin şaharbıd yiğne nasılınbı ixhes.
18 oo ay quruumaha dunida oo dhammu ku barakoobi doonaan farcankaaga, maxaa yeelay, codkaygaad addeecday.
Ğu Yizde cuvabıl k'ırı alixhxhiyl-alla, dyunyeyne gırgıne milletbışe yiğne nasılılek'e xayir-düə alyapt'as».
19 Haddaba Ibraahim wuxuu ku noqday raggiisii dhallinyarada ahaa, markaasay kaceen oo waxay wada tageen Bi'ir Shebac, Ibraahimna wuxuu iska degay Bi'ir Shebac.
İbrahim siyk'alna cuka abıyne mek'vunbışisqa. Mançe manbı sacigee siviyk'alanbı Beer-Şeveeqa. İbrahim Beer-Şevee axva.
20 Oo waxaa dhacay waxyaalahaas dabadood, in Ibraahim loo sheegay, oo lagu yidhi, Bal eeg, Milkah carruur bay u dhashay walaalkaa Naaxoor.
21 Waxay yihiin Cuus oo ah curadkiisa, iyo Buus oo ah walaalkiis, iyo Qemuu'el oo ah Araam aabbihiis;
22 iyo Kesed, iyo Haso, iyo Fildash, iyo Yidlaf iyo Betuu'el.
23 Betuu'elna wuxuu dhalay Rebeqah. Siddeeddan bay Milkah u dhashay Naaxoor, oo ahaa Ibraahim walaalkiis.
24 Addoontiisii la odhan jiray Re'uumah waxay iyana u dhashay Tebah, iyo Gaham, iyo Tahash, iyo Macakah.